Wararka laga helaya xafiisyada socdaalka magalada0 Johannesburg ayaa sheegaya in haatan la bixinaya waraqadaha Go home-ka lana siinaya dadka soomaalida ah ee dalkooda hooyo dib ugu laabanaya madaamo in muda ah soomaali aysan ka dhoofin garoomada dalkan
Boqolaal Soomaali ah oo dooneysa inay dalkooda hooyo dib ugu laabtaan ayaa haatan buux dhaafiyay xarumaha lagu bixiyo waraqadaha Go homeka iyadoo saacadihii ugu danbeyay ay dad badan ka dhoofeen garoomada wadanka gaar ahaan magalada johannesburg inkastoo la sheegaya in qeymaha tikidka la qaliyey lagana dhigay 8500 RAND halka markii hore lagu bixi jiray lacag dhan 6500 Rand
Si Kastaba In dib loo ogolada waraqada Go Home-ka ayaa waxa dadaal u galay jaaliyadaha soomaalida dalkan iyo ganacsatada soomaalida oo ka xumaday xayiraada dhanka socdaalka soomaalida lagu soo rogay waxana arintan si weyn uso dhaweyay kumanaanka soomaalida ah ee dalkan ku nool oo qaarkood hami ka qaba in dalkooda hooyo oo ay muda ka maqanyihiin ku laabtaan si ay ehelkooda nolasha ula qeybsadaan
Wariye Omar Kiyow
cumar065@hotmail.com
George Wesren Cape
Masha lh waa wax lagu farxo hadiiba mar naloo ogalaaday inaa dib ehelno go howe maxaa yelay ma aha dal nabadena kashaqeYNAya waa xaasidiin wada cunsuruiyaaa dhulku hala go ee.
Masha lh waa wax lagu farxo hadiiba mar naloo ogalaaday inaa dib ehelno go howe maxaa yelay ma aha dal nabadena kashaqeYNAya waa xaasidiin wada cunsuriyaaa dhulku hala go ee.
asc walaal waan ku salamay salaan ka dib xageed ka soo xigatay hadalkaan ah in soomlida south africa ku nool dib loogu ogolaaday, yaase ka mid ah somali community+da sheegtay warkan?
raad raac ayaa lagaa rabaa wariye omar kiyow
hadalkaas ma ahan mid sax ah maxaa yeelay anaga ayaa ku nool johannesburg mana heyno wax ku saabsan in soomalidu ku bixi karto go home+kii hore, mana la diidin go home ee waxaa la diiday somali Passportigii cagaarnaay, hadana E Passport ayaa la ogolyahay ee dadka been ha u sheegin
war arag waa nin wayn oo sheganaay inuu yahay wariye hadana wuxuu soo qoraya hadal aan lahayn sal iyo raad midna markaad soo qoraysay hadalakan halkeed kasoo xigatay mise ogtahay xitaa waxa dadku ay ku baxaa awalsa maku bixi jiree waraaqo dadku mise baasaboor ayey ku bixi jireen taas makala ogtaahy wariyahagan ilaah ku abuurtay ka baq umadan been ha u sheegin ma jiraan wax la fasaxay awalna laguma bixi jirin waraaqo go home ah ee waxaa lagu bixi jiray baasaboorki cagaarna kaasna gabi ahaanba wa la joojiyaya kamana bixi karo south africa qof aan ahysan hada e baasaboorti marka laga reebo dad lagu diro waraaqa feeg ah iyo qaab mukhalsinimo walala dadaka ak daa hadalada aan salka lahayn
Walal aniga kunool dalka south africa mana arag wax go home ah e hadalkan intekakeentay