Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaal uu halkaas ku dhexmaray Shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah.
Dagaalkan ayaa si gaar ah kaga dhacay meel aan ka dheereyn deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dadka deegaanka ay ka biyo diideen in ay bixinta xoolo ay dalbadeen Shabaab, kadibna ay Shababa isku dayeen in si qasab ah ay udhacaan dadkas.
Hase ahaatee dadka xoolo dhaqatada ah ayaa iska difaacay weerarka kaga yimid kooxda AL-Shabaab ee mucaaradsan dowlada Soomaaliya.
Ku dhawaad 3 ruux ayaa la sheegay in ay dhinteen ilaa shan kalana dhaawacyo kala duwan uu kasoo gaaray dagalakaas Shabaab iyo shacabk ku dhexmaray Sh/Hoose.
Marar badan ayay Al-Shabaab iyo shacabka ku dagaalameen deegaanada ay gacanta ku hayaan tas oo ka dhalatay diidmo Shabaab uga timid shacabka.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.k
Halawaso shabaabka wa tuugo hubeysan
laaya oo dila dadka diidan sakada waa amar alle walahi suma walaahi haday xariga xoolaha lagu wado diidan dhiigooda waa banaanyahay somali sako ma ongalo waa qoom masar kunolaa waxay diiden sakada waa lasoo eryay halkaan yimaadeen
Alshabaab wa shaydan caadaystay shacabka dhiigooda iyo maalkooda ee hala iskadhiciyo yaan lagabaqin qofwalbo jirkiisa midida way kartaaye iskadhacsha shaydaanka
waa amar alle in la laayo oo lawada gowraco maanicu sakaat waa cibaado layntooda alla loogu dhawaanayo soo duceeya alle inuu jabiyo halna kareebin maanicu sakaat mujaahidiinta kor maanica hos
maxaa ka galay sako maxaa salaad ka galay maxaa jihaad ka galay maxa soon ka galay aniga amison iyo yahuuda taakeersanahay iyo kenya shabaabna all jabsho
shaabab jaba oo dhamaada yahuuda amisom ahlu suna kor iyo dhamaan inta diimuquriyada jecel
Shabaab naceeb midka ku qortay magaciisa sxb hadaad muslin aheeyd Diinta waadkabaxday ee toobad keen shahaadada dib ugu dhawaaq anigu ma ahi shabaab laakiin waan kunasteexeenaya waxaadna diinta uga baxdax inaad qiradtay inaad Yahuuda iyo Nasaaro aad jeceshay Islaamka kasakoow walaayada aad udhiibatay ALMAR U MACA MAN AXABA Qofka wuxuu jacelyahay uyuu lajirkiisa noqonayaa Aqiro
indho adakaa sako ku lahaa sakada qof xoolilhiisa iyo
maalkiisa ku tacab beelay ee fudeedkaas rabaan iney ku
cunaan kuwaan iyagoo nool laami kar karaayo ha lagu dilo
waa kansar meeshii lagu arko iyagoo weji duuban ha lagu
dilo
Alshabab wa yuhud dadka maskinta ah ayaa dhigod iyo dheftoot baneystaan markasto waxan lehay haleska dhacasho
Dimuqraadi beele kub alaha kuu keeno dulli yahuuda naarta alle hakula galiyo hadan shabaab u leexdo muslimiinta somaliyeed alle haka qabto shabab waa dhiig miirato waa magacoda dilaayaal xaqiriin war muslinimada dadka sogali lahaa ha nacsiinina wabilahi towfiiq
scw shabaab naceeb iyo baaba ilaahay waxaan idinkaga baryaa yahuud ama gaala madowda gacmahooda ku dhimataan intaad qof muslim walaalka hawareyiin yahuud waxay tahay wala ogyahay before two weeks waxay gaza kula kaceen waa arakteen ee idinka maham waa galka guriga iyo lacagta nisiiyay hadat alle usoo noqonweysaan gaalgacantiis ayad ku dhiman doontan insha allaah
saka saka kulaha qof ogol miya jira inu nin kale umamulo sakada waxa laguleyahay ninka xolaha iska leh alshab iska daya xolaha daded qofki jihad rabo gaza haado please somali jihad kama jira iskadaya masakinta
Aayada Quranka Karimka aya waxay naledahay MAAN QATALA NAASA KAANAMA QATALA NASA JAAMICAN WAANAN AXYAHAA KAANAMA AXYA NAASA JAMICAAN haal qof o islam dhikisa wa waxas kaqeymi badan yahay adonka o idil
Waxaan tagersanahay jabka shabaab waana inlawaso dhamaantood sida ay u dhan yihiin mada fucker shabaab waxaa lagaga dhigay dad aysan xabadu karin wan ognahay waxaad bulshada ku hesadaan waa sixir halkan aan ku noolahay oo qurba ah waxa ila joogo qof aad siiseen tah liishii sixirka oo sikasta looga dhaadhicinkarin in shababb qaldanyahay allaha nagakoriyo shabaab iyo sixirkooda ammiiiiii ammiiiiiiiiiinnnnnn idinkuna dhaha amiiiin amiiin
Waan ku faraxsanahay anaan maqlo bulsho weyntii soomaaliyed oo kahorjeeda shayadiinta
Ha iska celiyen dadka wa balayo dadka laynayso