Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki moon ayaa sheegay in dagaalyanahada Al-Qaa’idada dalka Mali ay caawinaad ka helaan shabaabka ka dagaalama Soomaaliya.
“Sababta ay u sii kordheyso qatarta ama awooda dagaalyahanada Al-Qaa’idada Mali waa helitaanka taageero kaga imaaneyso Al-Qaa’idada caalamka iyo kuwa Africa oo tusaalo loo soo qaadan karo Al-Shabaab”ayuu yiri. Banki Moon.
Waxa uuna hadalkiisa uu intaasi ku daray Banki moon xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay in Al-Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya ay yihiin kuwo wali awood ku leh gayiga Soomaaliya balse uu sheegay in inta badan laga saaray dalka Soomaaliya oo markaan ay beegsadeen dhulalka howdka.isagoona tibaaxay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab iyo ajaanib ay u talaabeen dalka Mali si ay kaga bar bar dagaalamaan dagaalyahanada dalka Mali oo uu sheegay in Qatar ba’an ay ku hayaan islamarkaana ay carqalad ku yihiin guud ahaan ammaanka dalka Maali sida uu sheegay.
Banki moon oo ka hadlayay xaalada dalka Maali ayaa waxa uu soo qaaday xiriirka ka dhaxeeya Al-Qa’ida Mali iyo kuwa Soomaaliya ee Al-Shabaab,waxa uuna hoosta ka xariiqay Mr Ban in Al-Shabaab ay dhankooda ay taageeraan dad ajaanib ah oo u kala dhashay wadamo badan oo reer galbeedka iyo Africaba ka tirsan oo ka bar bar dagaalama.
Ugu danbeyntii Banki moon oo inta badan hadalkiisa taabanayay dhinacyo badan ayaa ugu danbeyntii waxa uu beesha caalamka ugu baaqay in laga hortago qatarta Al-Shabaab, iyo dagaalyahanada dalka Maali oo wali ku sii fidiya qeybo ka mid ah dalka Maali.
Wargaal gaal bankin mon waxba kalma socdo xlda mujahidinta hadey tageran wa walalahod ayagaba waxey tageran kufarta madmadow murtadinta & mushrikinta ninka wabkan wax kuqoraya gaal ayad waxad ledahay Mr mad dhahdid dofara cun bank mon
Asc wa sax wa walalahen waxkasta aya nagadhaxeya wayo waxan hadaf jihadi ah waxana cadawgena ah galadan iyo murtadinta iyo dhawagida insha allah wana qabsanena dhaman wadanka
Culumada ku taqasustay cilmiga flaga e u dhashay masar aya shegay 2015 in ay gari karan ilaa urubta bari iyo brtamaha asia
Galki weyna baki moon wuxu raba inuu ku duulo dadka suliminta ah ee maali wuxu ku marmarsiyonayaa al qaacida ayaaa taktay mali wuxu raba inuu mali qabsado lkn walaha mujahidintu mel weliba ay jogan waxasi yelimayan walalahoda maali wey cabinayan galada kufarta ah wey ka dhiciyan alah akbar
Banki moon gaal gaal dhalay Marka aad ledahay al qaid somali waxay tagerta al qaida maali ma xa dhacey wa walahoda wayna taageerayan