Waxaa goor dhaw la iskugu yeeray xarunta madaxtooyada Villa Somaliya saxafiyiinta ka howlgala warbaahinta gudaha iyo mida dibada waxaana halkaasi ka socda kulan albaabada uxiran yihiin.
Wariye ka howlgala mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa isagoo kusugan Villa Somaliya Ayaa waxa uu sheegay in halkaasi kulan deg deg ah oo amaanka looga hadlayo ku dhexmarayaan saraakiil sar sare oo ciidamada Dawlada iyo kuwa amisom ah.
Waxaa daqiiqado kadib lagu wadaa inuu gaaro meesha kulanka ka socdo Wasiirka 1aad ee Xukuumada Somaliya Dr C/faarax Shirdoon iyo xubno xukuumadiisa katirsan iyadoo sidoo kalena uu kulanka ka qeyb gali doono Gudoomiye Jawaari.
Kulanka ayaa warar hor dhac ah oo Aan Ka hilnay waxay sheegayaan in looga hadlayo amaanka dalka iyo mida magaalada Muqdisho waxyaabaha laga yeelayo amni daro ku timaada sidii xalay Dhacday oo Kale madaafiic shabaabku ku garaaceen Villa Somaliya Meel U dhaw.
Dhib Kala Soco Wixii Kuso Kordha Warqaad.com
Xafiiska Muqdhisho-Somlia
Gudomiyaha logatagay wadanka maxkagalay wuafdheryahay
Aniga waxan aminsanahay in xukumada dr saacid ay fashilantay midda hore maysan somagacabin waziro shacbiyad leh midda kale ma mulka gobalka wa mamul qabil qabilna qaran ma noqdo caasimadda wa in la qarameya o shaqsi an qabil lo egin lo dhiba gudonka casimadda inta dorasho ay ka dhaceso