Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in goordhow gurigiisa laga baxay Sargaal katirsan Hay’ada dhanka beeraha uqaabilsan QM ee FAO loo yaqaan.
Ciidamo la sheegay inuu hogaaminayo Taliyaha qeybta booliska ee magaalada Baydhabo ayuaa guriga kala baxay sargaalkan katirsan Hay’ada FAO oo ah Nin Soomaali ah.
Wariye kusugan Baydhabo ayaa Warqaad.com usheegay in Ninkan gurigiisa lagala baxay lagu magacaabo Idiris Cabdi Dogtor, waxaana la ogayn sababta ay ciidamadaas ula baxeen Sargaalkan .
Xariiro kala duwan oo ay Warqaad.com la samaysay magaalada Baydhabo gaar ahaan saraakiisha gobolka iyo kuwa maamulka magaalada ayaanan inoo suura gelin.
Marar badan ayaa guryahooda lagala baxay Saraakiil Hay’ado ushaqeynayay gudaha Baydhabo, waxana ugu danbeeyay Sargaal katirsan Hay’ada Miino Baarista Mine Action oo lagala baxay gurigiisa gudaha Baydhabo.
Faah Faah kale dib kala soco Warqaad.com Insha Alah
Asc wixi sharci ah o cadeyn buxdo lohayo wa lugu qaadi kara sarkalkan. lkn waxan la hubin masurta galeyso macqulna ma aha in lagula so dagdago sarkalka sharafta badan e somaliyed. hv anice night.
Allha ka soo daayo
Maxa waa la xiri kara hadii lagu arko wax is dabamarsin iyo qayano shcab way u bdan yhin shaqalaha unka laalab iyo isdabdamarsin
Marka horeba raxanweyn way takor nayeen xaga bini’adanimada waqtigi dagaalka sokeye uu darnaa dadka musmara ayey ku dhakabini jiren
Hadhamadan waixii gaala ushaqeynayo
Idiris allah haga so daayo wana ku so duceynaynaa. Askarta dowlada ay ku leyihin wax ka xun ma lahan kana dhib badan ma jiro. Anaga ka shaqaysani waynay handadaad iyo xabad la kugu furi wayna iga dhacday la ku dhihi markad dhimadid. Alloow dalkena dad diinta islamka raaco ino keen.amin allahayow.
Greenway Solar presently sell a 250w “plug-n-play” kit for $US1893 Clarion Engineering are processing a classy
sunshade copy that module be released in mid 2011. There are many people
and even companies that really don’t know much about them and because of that scholarship money is not being fully utilized to impart necessary training and certifications. Here’s a short list of approaches to remaining focused and staying far removed from problems.