Rag Hubaysan ayaa galabta ku toogtay magaalada Muqdisho mid kamid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulay barlamaanka cusub ee dowlada Soomaaliya.
Allah ha unaxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Codey ayaa lagu toogtay gudaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir sida uu sheegay Mid kamid ah qarabaadiisa.
Marxuumkan ayaa waxaa lagu dilay meel aan ka dheereyn geerish uu ku lahaa Xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir, iyadoona kooxihii dilkaas gaystay ay baxsadeen.
‘Dilka waxaa ka danbeeyay sedex nin oo hubaysan, markii ay marxuumkan dileena waa fakadeen’ayuu yiri Mid kamid ah dadka ay qaraabada yihiin marxuumkan oo Warqaad.com lahadlay.
Hadalka dilka uu ka dhacay ayaa waxaa goordanbe gaaray ciidamada katirsan kuwa amaanka degmada oo wada howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii dilkaas ka danbeeyay.
Marar badan ayay odayaashii dhaqanka ee soo xulay barlamaanka Soomaaliya sheegeen in amaankooda ay ucabsanayaan, waxaana la weeraray qaar kamid ah odayaashaas.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Emjail:-Warqaad@hotmail.co.uk
subxaan alaw kuu naxariiso,war hawiye cawaan mailbaxaan waxay wadaniyada uyaqaanaan isbaaro dhac,iyo dil,jubbaland haladhiso dabadeed bay bakool iyo shabeelada hoose,markaas kadib cawaanta haloo kalatago
kuwaas ayaa dawlad lagasugayaa,war hawiye dawladnimo wuxuu kajecelyahay guryaha iyo beeraha xaaraanta ah,
inaaa lillaaaaaahu wa inaa ileeyhi raajicuun janatul fardowsa allaha geeyo aaaamiiiiiin
Midkaan samatar labaxa hawiye uun baad leedahay hadaad hadasho ayaydaa miyay kufsadeen rag hawiye katirsan
Bal wakase haka aqliyano dil,kufsi iyo dhac hal booli ah nirig xalal ah madhasho wayo hawiyaha oo dhan xaaraan ayuu ku dhashay marka lagama sugayo aqli
Hawiye afkaga haku labin e waa madaxweymaha.ga markasta Hostisa aya rabi ku dhigey warya kuwa wax dila wa dofaro ad so dirten
Allha u naxariisto
Kkkkk baarlamaanka ridada ah soo isaga masoo xulinoo midakale dastuur gaaleedka ragii waa ansixinay dhahay soo kuma jirin asaga kaligiis ma ahan 800 qof ayaa diiwaan gashan waana lacunaa
Sxb fadlan magacda beelaha nabad galiya waadoqonimo waxaas hadaad garaad dhama haysaan iniku bal magaca beesha iskadaaya
Waqtigiis ayaa inta ku e kaa nacas kaan samatar la baxay hawiye haduu san jiri laheyn walaashaa itoobiyaan ayaa wasi lahaa adna adoon cml ayaa laguu gumeysan lahaa wiilkasto hawiye hadaa aragto aabo mcn dheh jilbahana ka qabso
(Waq tigoo dunida kulahaa ayaa inta ku e kaa) nacas kaan samatar la baxay hawiye haduu san jiri laheyn walaashaa itoobiyaan ayaa wasi lahaa adna adoon cml ayaa laguu gumeysan lahaa wiilkasto hawiye hadaa aragto aabo mcn dheh jilbahana ka qabso
Nacas warkan uskumagacabay samatar wa xawayan hada dow bartay facebok oo an anshaxlahen kadaa afkaga huradaleh hawiye .hawiye haduu ehen marhore ayu cadaw kugabsanlaha ee ilahi ubari inuu sii bataa si wayo adi dabadaq gala ayad tahay wan kuogna in ay amxarad kuwasan oodna iskarebikarin
War hawiye iye taarod waa wallalo hana kalagaynina tankale oo dayga sooxulay barlamanka dawlada tabarta daran iyo inno badalay sasturkii alle soodajiyay kollay waa ku farxsanahay
hawiye dir raxanweyn wey wada dhasheen waana ilmo samaale iyagaana la dhahaa soomali dalkana ayagaaa iska leh daroodow meelaha sidii dawacadii ka qeyli xaduuda un baad joogeysaan weligiin hadii kale kaalaya kabaha noo sifeeya birtana noo tuma talo kale ma heysaan walee qurbaha waa lagu go,ay nolashii 21 iyo labaatanka sano ee siyaad bare waa la, iloobi la,yahay ceebey tacaal