Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Fanaan Caan ah oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Waxaa Goordhow oo caawa ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho mid kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee kusugnaa gudaha Soomaaliya.

Alla ha unaxariistee Fanaan Axmed Heybe Caraalle ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho,  waxaana kusoo booday xanuun deg deg ah.

“Aabahey waxaa uu ahaa qof caafimaad qaba hase ahaatee si deg deg ah ayaa loogu soo booday waana geeriyooday” ayuu sheegay C/risaaq Axmed Heybe oo ah Wiil uu dhalay Marxuumkan.

Waxaa uu Fanaankan kamid ahaa fanaaniintii qaranka Soomaaliya ee Waaberi, waxaana ka tacsiyeeyay qaar kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed.

WARQAAD.COM/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

2 Responses to Fanaan Caan ah oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

  1. Dalmar yare says:

    Fanaaniinta xanuun degdeg ah ayay badonood ku dhintaan waan carada ilaahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII