Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si adag kaga hadashay geerida ku dhawaad 10 kamid ah ciidamadeeda oo ku geeriyooday qarax saakay ka dhacay inta udhaxaysa Gal-Gala iyo Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Maxamed Ceydiid Dirir oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in weerarkaas ay ka danbeeyeen Al-Shabaab-ka kusugan deegaanada PUNTLAND.
Waxaa uu sheegay in markii qaraxaas uu dhacay ay qaadeen ciidamadu weerar xoogan ayna dileen Shabaab baadn. iyadoo lagu soo bandhigay gudaha magaalada Boosaaso shan ruux oo Shabaab lagu sheegay.
Wasiirka uhadlay Puntland ayaa sheegay in ay qaadi doonaan weeraro kale oo lagu bartilmaameedsanayo Al-Shabaab uu sheegay in ay dhibaato ka wadaan buuraha gal-gala iyo qeybo kale oo gobolka Bari katirsan.
Ciidamada Puntland kaga geeriyootay qaraxii maanta ayaa ah tii ugu darneyd ee waayadan danbe soo marta, waxaana wali soconaya dhaq dhaqaaqyo ay Puntland wado.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Asc guud ahan mulmta allhu akbar allhu abar alhu akba wal xamdu lilaahi waxaan ku araxsanahy murdadinta ku halaagsanty meeshaas waa allha fadligiisa alhu akbar allhu akabr mujahidnta buraleyda go als dadaalkiina laba jibaara allna waa garbkiina alhu albar waan isdin soo duceynenaahe aalhu akabr
Kkkkkkkkkkk viva alshabaab lkn muqdisho nooga daaya qaraxa
Waxaan layaabanaha cawaaqib xumada u dhici doonta ciyalka laga soo ururshay koonfur markay dhahaan daraawiishta ayaan ladagaalamayna(labo meeshaan kujoogana dagaal laabta ka ogsooni)
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
Walle sacad alshabaab ah
Hadda kahor lama arkin laakiin
Hadda wixii kadambeeya waan
Taagerayaa alshabaab alla
Faroole godkiisaa biya ugugaleen
Alshabaab meeshey tagaan wallee
Hormar iyo kibir afka lalataago
Majiraan muqdisho ayadoo dhan
Walba kahormartay ayeey dib
Udhigeen laakiin hadda cuqdadii
Burburkii muqdisho wey igabaxday
wallee waacadaalad garoowe
Burburiya bosaaso burburiya kadibna
10 sano haysta dakada bosaaso
Kutamash leeya dhaqaalaha kutaageera yeman iyo alqaacidada
Maali iyo negeriya