Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Haween Suuxsan oo laga soo saaray xarunta Amisom ee Xalane ee Muqdisho

Xarunta Xalane ayaa waxaa saldhig weyn ay utahay ciidamada Amisom ee kusugan Soomaaliya gaar ahaan kuwa magaalada Muqdisho, waxaana ganacsi ku dhex leh gabdho Soomaaliyed.

Hadaba Gabdhahaas oo 20-neeyo gaaraya ayaa waxaa banaanka loo soo bixiyay ilaa lix kamid ah oo suuxsan, sida ay sheegtay mid kamid ah haweenkaas oo ka warbixisay waxa ku dhacay.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga Gabadha.

Arintaas ayaa noqotay  mid ka yabisay bulshada Soomaaliyed ee ku nool magaalada Muqdisho, iyadoona taas ay dareen gooni ah dadka ku abuurtay.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

23 Responses to DHAGAYSO: Haween Suuxsan oo laga soo saaray xarunta Amisom ee Xalane ee Muqdisho

  1. Malab yarowga maalaga badiyay hee wlh waa yaab gabdhahaan weey daawey kareen lkn kuwa kale haku quus qaataan weeye dabcan ganacsiga ee hayeen ganacsi kale international ayaa ku qarsanaa k.k.k.k.k.k.

  2. Naagaha ayaga ayaa edebdaran maxaa kuxaree xero gaala joogto

  3. wadani says:

    wa wax laga xumado gabadh muslimad ah somalia ah manta sharaftedii cirdigedii nasabkedii halka marayo waxana masuliyada iska leh gurgurte

  4. Dal aqon says:

    Warqaad waxan idin shegeyna hadanu nahay aqristayasha warqaad mesha aad ledihin rix halkan si aad u dhageysato wareysiga midas masurta galeyso maxa yelay markan kudhufana wa nagula so cilina o waxa noso baxeyso kulabo boga hore marka waxan idinka codsaneyna inad naga haqab tirtan arintas bifadli kum

  5. Run sheg says:

    Kkkkkk mala soo faraxumeeyey ilayn waa gaalo madaw wa suragal

  6. Nasru diin says:

    Asc dhaman umada somaliyed intaas kadib ma aha wax lalayaabo midaas iyo midkaxun ayaa laga sugayaa gaalada taas waa hordhac wali mala idingaarin waxase dabaal ah doqona ninka gaalo kasugaya ficin qurxan dadka somaliyed waxay runmodaan waxa kuwa munafaqinta ah ay ushegayaan oo kamid ah waa walalin waa noosoo gurmaden cadawgii ayey nagaqaaden soomaaliyey isdabaqabo intey gooru goortahay afrikanka gaajadana iska kiciya intaan hubka la idinka dhigin sida falastiin afrikan xataa kafaa iidi meysid dhaqali aduun waxad kafaa iidaa waa gaalnimo iyo hiv walal kadigtownow gaalada kana toos hurdada ay naguridin kuwa diintoodi doolarka siistay mse diinmarabno oo sharaf marabno nolol marabno ogow hadadan diinlaheyn manolid kolhore ayaad dhimata somalida guryaha kuwada jirta alow yaa yiraha reer hebel ayaa lagudulayaa halqofa managaharen dhaqalo iyo nafba waa kubixin laheyn

  7. Mohamud says:

    Maxa kudhacey hadee gabdhaxa ma lafara xumeeyey ama

  8. Suleman says:

    Maxa kudhacay mala wasay naagaha

  9. Ahmd holland says:

    A.a.dhegeysiga mesha kujira ookuaadan haweenka lakufsadey lama maqlayo

  10. Ahmd holland says:

    Warka. Lama dhegeysiga lamaqli mayo

  11. C/raxman bulsho says:

    Ah waka xumahay gbdhaha in sas gaal madow bdn ugalo

  12. Maxamed cali says:

    Asc wawax iskacad waxalasiyey kinin ah darogo sidilarabana walagayelay laki way uqalman kuwani wakuwa alle kucasiyey xasan shekh maxamud ayaa ugu talagalay wana kawa dhalay gadhaha joga muqdisho wakuwa kufana in ayladagaman islamka iyo dadka ilahay jecelyahay foolxumona ayaga qaba shekh shirif iyo xasan gurgurte cadabtad gelayan

  13. Maxamed cali says:

    Wa wax laga xumaado arinta ka dhacday xamar sharaftii islamka dhaqankii somaliyeey gabdhaha lagu isticmaalayo daroogada iyo xooga waxana ka mas,uul ah xasan kh maxamud iyo kh shirif ninanka ka kireeya gabdhaha bari ayagaa ku xiga

  14. warqaad waxiina jaha wareer.fadlan warbixintiina ma dhamays tirna waayo waxba laga ma maqlo meesha dhageysiga ah.fadlan isa soo saxa!

  15. Ganacsiga la sheegayo wa wa jidhka gabdhaha maha wax kale ,waxaa se wax lala yaabo ah lala fajaco laga dhinto gaal balag leh xoolo ah ninka gabadhisa hooyadi walashi edadi habaryarti ka kiraynaya hadana loogu daray madaxa ii qabo goorma sida loo ba ,ay

  16. Ibnu shahid says:

    Waa laga filayay e u sheg sharif murtad haku waaro jahanaba insha allahu

  17. Inalilahi wa inalilahi rajucun wa wax qofki diinlaha darensana sharafta gaaladu tahay waxan kadhacay xamar. Islamka o laga hiiliyo galada o garab lasiyo waxay ledahay ciqab adun iyo cadab akhiro o daran madaxwenuhu wa murtad wasiradu wa murtadiin inta rarsan xukumada somaliya iyo inta tagertaba alle wa kafurten qofkasta o iimanleh waxa u banan jahadka xaqa ah ekajira gudaha somaliya kama hadlikaran wax munafaq ah arinka saaka kadhacay xamar !

  18. Da,udi kamas says:

    Inalilahi wa inalilahi rajucun wa wax qofki diinlaha darensana sharafta gaaladu tahay waxan kadhacay xamar. Islamka o laga hiiliyo galada o garab lasiyo waxay ledahay ciqab adun iyo cadab akhiro o daran madaxwenuhu wa murtad wasiradu wa murtadiin inta rarsan xukumada somaliya iyo inta tagertaba alle wa kafurten qofkasta o iimanleh waxa u banan jahadka xaqa ah ekajira gudaha somaliya kama hadlikaran wax munafaq ah arinka saaka kadhacay xamar !

  19. Da,udi kamas says:

    Iam sorry, the president of somalia is not a real politician, his daughter has lost her virginity to the army-som troops, will he allow his mother to undergo the same tommorow? Who should safegaurd the lives of the venurables like woman? Were we better to be under the colonialists’ rule becoze they did the way the liked? Our president change ur sweet words into actions and don,t forget to carry on the religious duties,

  20. Da,udi kamas says:

    They said who he feeds you may beat your mother in your presence. I mean if army-som is to maintain the security does it mean they should harrass the inocent people like women?

  21. Somaaliya oo qasa ciidamo nabad ilaalin u diraysa somaliya oo gargaar dhaqale ugu dheeqday maraykanka aljeziira oo warqaad war ka soo xigatay xasan kh maxamud aya magan galyo siyasadeed siyey obama falastiin oo ku baaqday inay mudo 5maalmood ay ku qabsanayso isra,il somaliya aya dib dajin sisay qaxoontiga maraykanka

  22. Rageeda says:

    K k k k k k k k
    bisibka war yugandhaysku gus weyna ina aaboy mey ku suuxiyen k k k k k k k k k k k k k k k gabdhahas ayaga khaldana maxaa dhax galiyay xero ciidan?! Marki horeba gus ayey raben ugandayskana wan ka galiyen lkn way ku suxiyen wax badso waxbeel ayey ledahay gus ayey rabtay ayadna waa lugu suxiyay ala xaasid sanaa naagti rabto ha aado ayadna waa la suuxina sidi lo wasayo

  23. Brisamad says:

    Lakin waxa wax lala yaabo ah waxan waa hawayn ragii qabay waxi la dhashay ragi la dhashay away o beri hadi wax garo so crari laha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII