Gudoomiyaha maamulka dowlada Soomaaliya ee degmada Boondheere ayaa ka hadlay weerar lagu soo qaaday xalay madaxtooyada magaalada Muqdisho.
Isagoo maanta lahadlayay Saxaafada ayaa Gudoomiyaha degmada Boondheere C/lahi Xirsi waxaa uu sheegay in weerarkaas lagu dhaawacay afar qof oo rayid ah.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay soo ogaadeen halka weerarkaas uu kaga yimaaday, isla mar ahaantaana ay ka danbeeyeen rag uu ku sheegay Shabaab si dhuumaalaysi ah degmadaas kusoo galay.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk