Gudoomiyaha barlamaanka dowlada Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha Pro Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa si adag kaga hadlay weerar xalay lagu qaaday Aqalka Madaxtooyada kaas oo waxyeelo gaystay.
Kadib markii uu soo dhamaaday kulan Madaxtooyada Muqdisho ku dhexmaray kusimaha Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo Taliyaasha ciidamada Amisom ayaa waxaa looga hadlay sababihii keenay weerarkaas.
Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa sheegay in weeraradaas ay ka danbeeyeen Shabaab ayna aad uga xun yihiin isagoo tilmaamay in la qaadi doono talaabo ka duwan sidii hore.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
hahahahah….waxay tirihdaa somalida edanka orgiga kaweyn awalba wala ogaa in hawiye dowlad usan rabin…mida kale ciyaal manahay markey leyihiin alshabab aya madafic kuwerartay madaxtoyada intey jogan watan ila gobalada lasii burinayo shit 4qol shit fuck somalia
Kkkkkk jawaari gafuur weyne bax raxaweyn tuug siga ka celi mee shaan booc kama goosid nabada aad sheegeeso anaga wey noo daran tahay
Kkkkkkkkk wale galada iyo munafaqiinta waraa haysta raxa kuma noola walwal ayaa kunool yahiin mujahidiinta gacantiina kor alaaaah u akbaaaaaar