Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Abaabulo kadhan ah Shabaab oo si xowli ah uga soconaya Gedo “Wararkii ugu danbeeyay”

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya, kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca oo garab ka helaya Militeriga Itoobiya iyo kuwa kenya ay duulaan ku yihiin magaalooyinka Bardheere iyo Buurdhuubo oo ay Shabaab ku xoogan yihiin.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga iyo Abaabulka dagaal.

Abdi Barre Cabdi oo kamid ah Saraakiisha sar sare ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay meel wanaagsna marinayaan qorshe dagaal oo waayadan ka soconayay guud ahaan gobolkaas.

Waxaa uu sheegay in ciidamadii qaadi lahaa duulaanka kadhanka ah Shabaab la diyaariyay ayna ku kala sugan yihiin meelo loo diyaariyay.

Hadalkan kasoo baxay Abdi Barre ayaa kusoo aadaya xili ciidamo badan tababar loogu soo dhameeyay degmada Dolow ee gobolka Gedo.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

3 Responses to DHAGAYSO: Abaabulo kadhan ah Shabaab oo si xowli ah uga soconaya Gedo “Wararkii ugu danbeeyay”

  1. Waa farxad ilaa kismayo ha yimadaan soo dhawada walalayaal

  2. Run sheg says:

    Nimanyahow masakinta mesha haku dhamaynina wax ad ka taraysin malahan waxna ka qadimaysan e bdelo iyo yanboyin hore u qata o maydkina ku asatan

  3. Horta dadka wa lagu qaldaya la dagalanka shabab dadka sugayo in laga ciribtirayo shab. Maxa yeley 3 sano aya lala dagalamaya wali gobolo bdan bey haystan wa u jeedin in unka 3 jer waqti ugu kordhinayo jogista amisom hada waxay ku egtahay febrayo 7da malayaba in hadane lo kor dhiyo maya maya dhaqalo an yarayn aya ku bxayo mid hala ogado waxa dirirsan dawlada iyo shabab ma.ahan wa dowlado waa wayn e hadane kuwada jro golaha amanka dhaqalo mjarki la siyo amism inta in la eg aya ayagane helayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII