Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg Deg: Qarax Qasaaro gaystay oo goordhow ka dhacay Xaafada Islii ee magaalada Nairobi

War si deg deg ah inooga soo gaaraya xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qarax xoogan  uu goordhow ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka diyaaradaha ciidamada cirka dalka Kenya.

Qaraxan oo lasoo sheegayo in loo adeegsaday Bambooyin ayaa ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka oo kuyaal xaafada ay Soomaalida kubadan tahay ee Islii gaar ahaan Section Three.

Wariye Maaxiye oo katirsan Warqaad.com ayaa soo sheegaya in qasaaraha qaraxaas uusan ogaan karin, maadaama ay goobta isku soo gadaameen ciidamada kenya.

Hase ahaatee Wargayska Kenya kasoo baxa ee Nation ayaa dad goob joogayaal ah kasoo xigtay in qasaaraha la ogyahay uu yahay dhaawaca ilaa afar ruux.

Howlgalo balaaran ayaa ka soconaya xaafada Islii gaar ahaan Section Three oo qaraxan uu goordhow oo caawa ah uu ka dhacay.

Wararkii soo Kordha dib kala soco Warqaad.com Insha Allah

31 Responses to Deg Deg: Qarax Qasaaro gaystay oo goordhow ka dhacay Xaafada Islii ee magaalada Nairobi

  1. Wiil somali says:

    Aad iyo aad baan oga ximahay weerarka kadhacay naiqobi.ee aad iyo aad halobaro

  2. Nasru diin says:

    Gaalada hala layo way nagu gar darooden

  3. Ali ahmed says:

    Ad baan ugu xumahay qaraha ka dhacay xafada section 3

  4. ninka lamagac baxay wiil somali waa adiga leh aad ban ugaxumahay
    maxaad kaxuntahay jaahilkii ku dhalay wase doqon yahow waa adiga sanka dhuudhiga kenyanka unaxaayee maxaad somali ushegatay kenyanki kudhala wase no daa magaca somaliga no daa afkena somaliga sanka dhudhigaaga ku ekaa hooyadaa wase adonki ku dhalay was kenyan hadaa tahay kenyanimadaada ku ekaaw mother fucker

  5. honour says:

    1st learn hw to write da city name then comment

  6. Waxay un ku waregsanayan meelaha ay somalida dagto sida islii,garissa,wajer,mandhera iyo xaroyinka qaxotiga balaya Allaha haku ridee

  7. Abow nimow says:

    Wanku farax sanahay qaraxa islii galada hala ciribtiro hana lawado qaraxa

  8. guulwadde says:

    wanku faraxsanahay in lalaayo madowga adoonta ah viva qaraxa

  9. maxamed says:

    Doqon Doqon dhalay Adigaa lagu dilayaa oo dadka masaakiinta islii raba in ay barakacaan meel walbana dadka ka soo barikiciyey.
    Alshabaab iyo wixii taageera waa lala dagaalamayaa.
    sidaa ula soco wax ay tari karaana ma laha

  10. wiilka sanadka says:

    ninka labaxay wadani somaliyed…….hoyadabad wadani utahay wacelyo wecelku dhalay anaga masakin qaxoti ku ah islii ayan nahay nimankan kenyanka ah waynasodhaweyen marka qaraxa iyo dhibato nagama mudno waa waxan somaliaya ugu soo cararnay marka duliyahow waxay somaliaya kadagi ladahay wa adiga o kale anaga qarax marabno iyo dulmi alshabab dhibatadi ay somaliya ku hayen oo an ugu so tagnay ayey nala soo daba galen marka xage an u cararna alshabaab yahuda ayey ushaqeyan gacan gardarana maguleysato

  11. Babur says:

    Hoyadin wada wasa kan somali isu magacabaya iyo kan wadani isu maga cabayaba wacala aya thin al shab oo gala eh aya idin tire comen kabixiya somali ayada bes aya iska adag waxan meshan koment kasobixinaya wa wacaladi gabdaha somalida ay galada gadashay alshabab iyo wixi wax qarxiyo oo dan wa gal habartin wasa kuba kufaraxsa qaraxa somalida asagana somali ma aha ee hoyadi hawiydiyo ninki kadalay wadani hoyada wassssssssss

  12. ninka lamagac baxay ali ahmed maaxaad kaxuntahay gaala madow halaagantay adoo magac muslim wata misana afsmali kuhadlaya adonkii ku dhalay was awalba adoon afsomaliga bartay ayaad eheed adoon kenyan ah waaba tehee gaalnimadana sifiican ucadeeso wuxuushti kudhashay was anagaa somali neeskaga keen dhigee gaala madow baa tahay anigu koleyba waan ogahay inaadan somai aheyn adoonyahow gadaal iyo horaba laga maro sharmuuto

  13. youth.chairman jubbaland.stute says:

    ad ban uga xunahay qaraxa kadhacey isli hadi waxa kunotay dad somali ah ale haka boya dhayo ale ha cafiyo amin dadki qaraxa kadan bayayna wa la haya wana la garanya marka isdajiya dadka her isli dadla leh viva qaraxa wan garanana waxay yihan ma aha dad udhashay kenya ama gobalka wa qoyi bari marka fadlan isdajiya

  14. Iam asking wadani somaliyed my question why are u happy ? Again after happy what will happen our people? please think that. And if were you I would not say that. Do you think that you did good please don’t add any fire and Iam not fear any body only I fear my God just call me Iwill give you lesson 0715153820

  15. Sheik macruf says:

    Wa wax laga xumado lkn ciyartu wa gabo- gabo gelu mudo badan ayu qatanaye melu kacabo ayan arki dona. Cid walbo magaran donto.

  16. Wiil somali says:

    War waayaab niimankan kuwaregey sanaya mawaxay donayan in lalaayn somalida dadkas ma ahaa muslin laahay ciiqab xun hakurido shabaab ma ahaa muslin ee hala jahado

  17. jubaland says:

    anigaa lug kuso maray mesha wax buran majiran ee cabsida dadka ka daya.

  18. Asc wasiwacan naxdinta waxa u jilicsan gaalada iyo munafaqinta hasocdo qaraxu wakhti dheer galoy jab galoy jab GUUUUUUL ISLAMKANA

  19. Galada ma mesha somalida degto bese jogta?mad qarxisan bondo,siyaya iyo galada dhaxdoda od somalida la dhafo fuleya yahow

  20. Kenyan says:

    Aad ayan ogaxumahay guwa gadambeyo walxaha qarxaayo waxey donayaan ihey nabarakiciyaaan ilaahey narta idin gu fagey

  21. Kkkkkk waanku farax sanahay kun jeer jaahi liintaan dhahayo waan ka xunahay walaashiin mookibaaki ugeeya iyo hawasee

  22. Msh alh
    hasiisocoto
    jihaadka kaalada
    laguwado
    wxn kaxumahay
    dhawac bas inuu
    soogaro aan dhimasha laheen
    taas ayaan kaxumahay
    srry

  23. Kkkkkk waanku farax sanahay kun jeer jaahi liintaan dhahayo waan ka xunahay walaashiin mookibaaki ugeeya hawasee war qabiilkan ogaadeenka ayaaba dabadhilif u ah

  24. Wanagsane says:

    Abow iyo gulwade daba dhilif yuhuda ushaqeeyaa tihiin nacalaa hooyadinaa kuyaal iyo aabihinaba

  25. galadu markiladilo meshi lagu dili aytaxay melaxu ay somali ay dagto sida isli an hadertan anigu an kunol naxay. Galadu anaka ayey nagu kaceysa. Nosobarya alle inan iskarebno galada.markey naso weyraran

  26. Booran says:

    Qaraxa waxa kadanbeeya dad dana gaar ah leh
    Sida FARAH MA’ALIN. YOUSOF HAJI
    Kuwaso donayan in ladhibateyo somalida ku nool dalka kenya kuwaso hanti magooran ah ku haysta

  27. qadar says:

    waankaxumahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII