Showgii Murugada Iyo Qasaaraha Ku dhamaaday ee taariikhda Mugdiga ah Ka galay Boga Fanka Soomaaliyeed Waa Showgii Lagu weeraray Nimco Dareen
Dad Tiro yar oo Fikir Xun Ka aamin san Ayaa Soo Weeraray Nimco Dareen Damacoodu waxa uu ahaa In ay Dilaan Balse Waxaa Ka Hortagay Taageerayaasheeda oo Hub ahaan u Adeegsaday Kuraastii ay Ku fadhiyeen
Nimco Dareen Qudheeda Gacmaha Kama Laaban Dagaalka Qayb Ayeey Ka gashay Waxaana Layaab Noqotay Markii ay kaamirada Qabatay Nimco Dareen oo Labo Wiil Cayrsanaysa..
Ninka warkan qoray ma aha suxufi. Ama wariye lakin wa mid ben badan ya qana ben aburka. Sxb waxa laqora wuxu Allah ogyahay. Nimco dareen iyo inta Aad fanka ku tilmantay. $ nag qalisa. Cadabka allah wa u diyar haysan tobad kenin
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk midka warkan qoray ma aha wariye. Wa kurud dhego la.a. Wax ma maqlo wan idinka rali galinayaaaaaa dhaman akhristayaaashaaaaa
Inlakufsada ayey ahied walibo macna malih wa nag aqlaaq aan lahin
H
Waa gabar hunguri wadee dadkedii maxaa loogu diri wayay in taan la dilin
Marka hore waxan lahadlaya midka qoralkan qoray waxan leyahay sxb marka hore sobaro qabka suxufiyinta ama wariyasha maxayelay hadalka aad ku hadleyso ma ahan hadal suxufi ama wariye higis aleylehe
in qoorta lagajara ayeey eheed sababtoo ah dadka ayeey ugu talagashay in ay fasaxadiso
sxb taas lamadhihikaro gabdh wayo gabadhi wati gurigoda jogta tasu waadhilowalan in nafta lagaqadimo ayaafiicnayd
Ader dhilo in san logali way habon tahay maxa qaawiyay miyaysan muslim ahayn?
Anigo ah wiil somaliyeed kuna nool dalka south africa gar ahan cape town Waxan halkan kasalamaya dhaman umada somaliyeed salan kadib Nimco dareen wa fananad somaliyeed mana ahan in la aflagadeeyo ama la ugarsado dhaman dhalinyarada somaliyeed waxan ugulatalilahay in e dhowran sharafta gabdhaha walalahowda war wamaxay daruufta nigu kaliftay in aad gabar walashiin aflagadeysan ama ugarsatan waa wax laga cishoodo miyanan damiir laheynin walalayaal
Waxan leyahay nimco dareen lama dhihi karo wa sharmuto lkn wa fananad fana inta badan wuxu ka shaqeyaa xumanta iyo wixi ale rebay marka ale ha so hanoniyo nimco daren iyo rux kasta o dhunsan ha ahado fanan ama mid kale dhaman teen wan u bahannahay hanuun
K k k k k war kan suxufi ma an
Allah cafimad hasiyo aniga shaqsi ahan wan jeclahay nimco daren hasaga ayku luqayso iyo muqalkedaba nimco daren abayo nolow i love u markale noguso labo nairobi ado nabada mcnto i l:*ve u nimco
kuligiina wax fiyoow maba ku jiro marka runta loo hadlo waana qaldan tihiin dhanka kale walaahi aad ayaan ugu xumahay dhabka loo qeestey fanaan nimco dareen dad wax magarato ah ayaaa u gafey waa dad lo sheegey iney somalida dhiigeda iska banaan tahay marka illah haso hanuuniyo dhalinta hadii hanuun allah uu larabin illah naga qabo oo balaayo aan laga kaceynin ku asiib iyaga iyo al shabaab
magaca iska badal wacal aaku dhaley magaca waddani ayaa sharafta igu dheeshey eeyo ayaa idin dhaley nacala iyo qawaarijta idin dhashey wasa
Yac tas wa nag hunguri ka dhumey o ay dadkoda lacag darded ey owga tagtey koley hadey sas ku dhimato narta madaxmadax ilahey ha u galiy ayado dhunsaned ayey dadki dhumineysa waxa ficned in meshas lagu kufsado lomana bahnen in la sogalsho warqadka waxa u ficned marki tan ay so galinayen qadka in ay sogaliyan chakorayasha ufeeeeeeeeeeeeeeeeeey ilaha imanka ka qadey
XAYAWAAN website sameystay run iyo been aan ukala baxsaneyn war webka iska xera oo cowska cunna.
Naag fasahaadin rabta bulshada ayaad kahadlaysana e habka suxufinimada baro doqonyahowna beenqaad.com weyana tan sxb waa la iskufahmayna
xalawasoo nimco daren
hhhhhhhhhhhhhhhh way ku macdahay naag walba isqaawisa oo heesaysa in saas loo galo…akhas surwaalka xun sidii gaaladii u labisatay
saxaafaddiiii iyo diblomaasiyaddiiba taksiile cali ameeriko iga dheh
wiilasha haday faaxishada meesha kajirtay suulinayeen wa dadaaleen. naag kastoo noocas ah waku fican tahy insidaa loo gallo kkkkkkkkkkkkk
Kkkk war soomalidi waa soo walatay hala dilo hala xiro o nagti is qawiso mala dilaa waxa san ugalay shabab ma.ahan wa ciyal la baxay (suqer pawar) o islii somalida habenki nafta u kenay o nago iyo dhalinyaro o ad modo surwalkoda inay bixin rban o xaar hayo o hos u jiido umada alaha ka pbto boliska wu qban wayey
Somalidu waxay ku mahmahda ceesanti arigeda kalunta orgi badi ah ya wasa. KkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkK mida kale midkan waxan qoray wa jaahil. Miyu san baranin xadiski NNK ha ahate. U yiri ruxii munkar arka gacantisa ha usuliyo. Haduu awodi wayo afkiisa hadu awoodi wayo. Qalbiga ha kanaco. Wa imanka ka ugu thacifsaneeeeee. Sxb wariye yad maqashe. Hada baro xadiska. Nabigena. NNK
Waxaa fican intaas iyo tukadaran lagusameeyo naak welba oo isqaawisa oo xeesta oo utimado si ay bulshadha ufasaadhiso Dadki kadanbeeyina illahey danbigooda dhaaf
Asc wl alle ha so hanuuniyo nimca dareen iyo kuwo kale o jirkooda banaanka keena walalayal waxa alle naga dhigi umad mislimiin ah ma ahan ina aina cowradeena banaanka keeeno
Asc aqyaarta marka horea aflagadada waa ceeb marka xigta nimco dareen ma’ahan naag fican waa naag xun 100/100 nimco daren ma’ahan naag lafalin karo ama loo hiilin karo waayo waxa ay wado ma’ahan wax (alle) uu rali ka yahay hada waxey noqotay fanaaninta naagta ugu xun, hadi aan ka hadlo arinta nin kan sida qaldan u hadlay qofka ibni aadamka ah wuu qaldami karaa hadi ayka tahay kas iyo maak iyo ulajeedo uu asaga ka wato wuu ku qaldan yahay waxan leyahay sxbow isa soosax raali galin ka bixi arintaas hadi aad tahay qof muwaadin ah, asc wrx mtlh wbrktu,
waxan leeyahay inta fanka neceb iyo inta tadka in ladilo jecel 2 ayan ukala saareena dadka waxuushta ah oo nimca dareen dilay waa dumar mahan rag ragana meelbeey uku dhaceen waxana leeyahay ubo waa urtay dumarka hadeey 50 qof ku dilayaan
Doqon kaste marko hadlo al_shabab ninan micnaha islamka an fahansaneyn aya wuxu sheganaya islam jirkeda iney qawiso dinta mel ey uga tal so sheg ayadaha ilahay inte indhaha ka geysatay rux jihad ku jiro aya waxa ledahay allaha naga qabto ninka san ilahay ha ulabto hadi kale ad is og meshad alle kaga dhuman laheyd
Maxay dhintay
hala dilo dulida
somalida galada ah ee masixiyinta ah ee inila nol, ee nayrobi jogta mada u xadistan. gabadha hanjabeysan nacalaa waxaa tihiin kuyale masaxiyin faqol masixiyin