Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Askar aad ubadan oo Puntland kaga geriyootay qarax ka dhacay Wadada isku xirta Boosaaso iyo Galgala

Qarax xooggan ayaa ciidamada Puntland lagula eegtay deegaan udhaxeeya Magaalada Boosaaso iyo Buuraha Gal-gala ee ee gobolka Bari.

Wararka ina soo gaaraya ayaa sheegaya in qaraxaas uu ahaa bambo nooca dhulka lagu aaso ah oo la doonayay in ciidamadan lagu qarxiyo.

Ku dhawaad 10 kamid ah ciidamada Puntland ayaa lasoo sheegayaa in ay geeriyoodeen kuwa intaas ka badana dhaawac ahaan loo qaaday.

Sargaal katirsan ciidamada amaanka Puntland ayaa sheegay in qaraxan lala beegsaday ciidamada, ayna ka danbeeyeen rag nabad diid ah sida uu hadalka udhigay.

Halka qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa horey loo sheegay in ay uga dhici jiren falal aman xumo ah oo qaarkood lala beegsan jiray ciidamada amaanka Puntland.

Wararkii soo kordha dib kala soco Warqaad.com Insha Allah

7 Responses to Askar aad ubadan oo Puntland kaga geriyootay qarax ka dhacay Wadada isku xirta Boosaaso iyo Galgala

  1. Galmudug says:

    Maya mahan waa isku dir cadowga uu wado hada madaxweynuhu wuxuu turkiga u jooga in magaalada kismaayo ay tagaan shirkadii dhisilahaad magaalada

  2. Run sheg says:

    Farole mucaaradka muwadinka ah ha iska xaliyo shacabka rer butland cadalad ha u horseedo kibirka ha is ka dayo ayaga la shaqayn dona o boliska la shaqayn dona

  3. maxamud cali cumar says:

    Kibirka waa lagu kufaa ,lugana jaba ee waxaan kala talinayaa ciidamada loo aasay in wadaada qaar ay la dagaalamaan,qaarna ay miciinaan inay joojiyaan,haddii kale waxaan ka digaa tan iyo mid ka sii xun. Maamulka Puntland ee faroole ha joopjiya dadka reer koonfureedka uu guryaha kala baxiyo isagoo ku naaneesayo waa alshabaab si uu u xalaalaysto inuu dilo ama xero. Ciidamada Ps ee faroole ha ogaadeen inay u dhimanayaan faroole iyo qabiil, waana aduun iyo aakhiro khasaar ah sidoo kale waxan idiin sheegayaa marka hore waxaan ugaarsaneyseen reer baydhabo,bakool iwm,haddana waxaad bilowdeen inaad ugaarsataan qabiiladii idin la degay gaalkacyo weliba ku xadgubtaan dhulal aadan maamulin laakiin jwaabta aad hesheen waad og tihiin ,madaxdiina idiin ma sheegin marka hoosha ugaarsiga aad wadaan joojiya inta ayaadan god dheer gelin.

  4. SOAMLIALAND says:

    iygiibaa baqtigoodii iskaga tilaabsaday waanu soo dhweynenaa cadowga baa bay

  5. Wil absame says:

    Ha ala maxay dad xirxiren amxar ka gaten kuwas an nacy caku pumtland

  6. cabdulkadir Wadani. says:

    cadaaladu waa sinaan, waayo shereecadu waxay sintaa cid kasta xaquuqdeeda, puntiland maxaa diidaya inay arkaan wixii ku dhacay gobalada hawiye iyo raxanwayn, iwm maantaan ku qanacsanahay arimahaan, afka lagu wada qancii karo ah

  7. Darwiish says:

    Wallee isaaq iyo habar gidir cuqdad puntland ayay u dhimanayaan hadad rabtaa inad qaxdan xamar ayaan imaanayaaa sidii 2007

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII