Mid kamid ah xildhibaanada barlmaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ilbaxnimo iyo dimuquradiyad ay tahay in ay isguursadaan Ragga.
Xildhibaankan lagu magacaabo Daahir amiin Jeesow ayaa sheegay in mudo uu ku noola khurbaha ayna cadi tahay hadii ragga ay isguursadaan.
Hadalka Xildhibaankan mudanayaasha barlamaanka katirsan ayaa ah mid loo qaadan waayay, iyadoona dad badabn ay ad ula yaabeen.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Haaaa wa sax wana ficanyahay eee asaga in lawaso diyaar ma uyahay somalia ilbaxnimadeda ayan kor uqaadi lahene hadi in lawaso rabye wacal qaajon oo dinta kasi baxayo waye dalimka
Acuudu bilaah kan halaga saaro barlaman waa nin laso haleyay diin malaha kan, ee halaga biilaawo asiga hala guursado
Qaniiswaaye baastarka ee yowsan deenteena waxgaarsiin meel bukta eeba hageeyee inalilaahi wainaa ileyhi rajicuun.
Aacuudu billaah! kaas halaga saaro baarlamaanka dhaqan xun ayuu la rabaa dad sharafta badan ee somaliyed.
Subxa,nallaah ninkas diinta wu ka ridobey wa inladilaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Ina lillaahi wa ina ileyhi rajicuun. Subxaana llaah. Warqaad waad kasoo darteen hadda. Hadey run tahay ninkaa dil halagu xukumo. Hala dilo waayo wuxu halagaya dalka
“”
War hala xiro baqtiga wax ilahay xarantimeyay ayu xalal ku tilmamay imaka alla ka qad
ilaahay hadaan ka baqaayo waxa meesha ku qoran iyo waxa ninku ku hadlaayo is malaha, asaguna waxa uu ku qaldanyahay tusaalaha uu usoo qaatay oo waxa uu inoo cadeeyey dimuqraadiyadu xumaanta ay lee dahay iyo cawaaqib xumadeeda.
waashey dhaan hadley oo diintakabaxey
Kanu xildhibana waxba kama oga waa khaniis dowladuna way ku khadladan tahay in ay xil umagacowdo khaniskan okale diinta islamka ayuu meel uga dhacay ragga nimadi ragga ayuu mel uga dhacey ilaahay nartisa haku fogeeyo kan iyo wixii la fikir ahba
nu xildhibana waxba kama oga waa khaniis dowladuna way ku khadladan tahay in ay xil umagacowdo khaniskan okale diinta islamka ayuu meel uga dhacay ragga nimadi ragga ayuu mel uga dhacey ilaahay nartisa haku fogeeyo kan iyo wixii la fikir ahba
سبحان الله war gaal kaas muxu aha war adiga dhiibo dabada haday democracy tahay halagu fuuuuuuuuuuuuulee uf kaas uma qalmo inu xildhiban noqdo ama qurbaha ushegaayo horay logu fulay
Ar mala fiiriyay xildhibaanka inuu asigane khaniis yahay uuna rabo in dastuur gaaleedka lagu daro Homosexual-ka illeen dastuur gaal haddii motion (mooshin) keentid waa laga doodaa kadibne marki la helo rag u taagan waa lagu daraa,markaa asiga hala fiiriyo xaardhibaalka
Xilbdhan jesow adi nin lagu daro keenso lagcta aniga ayaa bixinaye dahb hata waa lagu xiraa ila waxad rbtao shego wayo waxa lagu daraya xasan sheq maxamud ilen asaga ayaa dimiquradiga somalia hogamiyee wale jesow ani wan ku qali laha manta hadad hadalkan agteyda ku dhihi lahayd
Subxanaalah ilahay ka magan galnay waxas lkn hadii hadalkisa sida aad shegaysan u dhahay ilahay aya ka abaal marin doona hadise aay tahay sida ku naqanay saxafada somalida hadal si lo dhahay si kale u turjuman buun buniyana waan ka amusnay niyadiisa ilahay ba dalacanaya
Sxbow qalow maxay tahay waxan ku samen laha ma shegayo wayo walayga xadaya
Yaahuu wa khaniis kaas ee haa ladilo
isagaa laguso qabi jiray qurbaha dina mahesto xolahahaa
war kan asigaa la cunaa ama alshabaab ayaa lacag siisay si uu dowladaaan sharafteeda u dhaawaco qabiilka keensaday kan waa kuma haloo celiyee nin bidaar leh oo la wasaayo maxaa foolxuma ah
Uf nacalatula caleyhi
qowmu luud waa kan balaya kugudacday daqan an leena maha waxas qurbaha nogakentay baalid aadta.
aad ayaad u xadgudubtayn ninkaasna dambi badan ayaad kaqadayn maxa yelaya lamahobo ani wan dhagaystay warka wan inyar lkn qalada aa lafasiray aan filaa dagdaga joojiya warqaad idinkana kena waraysiga o dhamaystiran shekada hakadhegana geel zako malaha dagdaga wa camalka shaydaan wa talo
People do you understand what democracy is? Democracy is the beginning of all Evil. That is why It is not compatible with our islamic and Somali values. Democracy is doing whatever Majority wants. whether it is Good or bad. So instead of criticising this moron Let us confront Western style Democracy. thank you.
Waryada kuwa commentiga bixinaayoow ninka aad sheegeysaan adinkaaba ka xun waayo caydiina qof muslima sidaas uma caytamo isaga haduu qalad galay waad kasii darteen adine.
Wax suurta gal ah maahan waxa meshaan lagusoo qoray
Warqaad waxaan jirin saxaafad ma noqdo
Mujahidinta shaqa ayaa u so baxday 1malyuun waa diyar
Wa in dag dag lo so xira marka horane asaga lawasa qaniiska lona daya xabsiga dhaxe e madaxtoyada
Nin ogol in aqof islaam ah 18 sano kuqaan gaaro muxuu kudiidayaa in raga lawaso muxuu kudiidayaa ilaa labadaba gaalada qabtee?
war hilka barlamanka xalaga dajiyo. Ninka waqanis diin tonu ayu haleyni raaba.NACALAT TULAAH CALEYKA. Qanis laboday. Maxaa imata Garissa NIN SHINOW LADAXO HAKUWASO AAD NAH ADWASTIT EE AMOW
Mujahidinta shapo waa diyaar 2malyan ayaa idintaala melkasta oo aad dalbatiin ayaa la idiin dhigi
Subxaana laaaaah
Marka hore wan idin salamay umada musliminta ah qasatan dadka somaliyed salankadib hadan fikir keyga kadhib ninka shegay in raga is gur sadan isaga diyar ma uyahay inlagursado hadi horay lasogur saday na ha shego ok
warqaad iimaanka alla idinka qaad afsomali xumaa mawaxaas ayaa meel lala soo istaagaa mida kale miskiinkaan afsomali mayaqaan wuxuuna kashekeynaya asida uudimuqoradi uyaqaan marnaba ma ka muuqato hadalkiisa waa banantahay in leesguurasdaa raga dhexdiisa arintaasi haduu dhoho waa gaal nimo waan adil lakin yaan laga been abuuranin ninku wuu noolyhaye haduu cadeysto waa murtad huduu lakin yiraahdo waxana kashekeynayay dimaqoradi e anigu arintaasi maqabo wuu kabaxsaday warqaad yaana eeda le iyo websot yad akale ala qaadka ruuxiisa af fiican kuma uusan hadlin walow ey sujuudu ka muuqato
AKHAYAARTA WAXA ILA HABOON NINKAAS SHEEKANAAYO INU YAHAY XILDHIBAAN SOMALIYEED IN LA QAARJIYO SIDA UGU DHAQSIYAHA BDAN WAXA UU KU HADLAYNA WAA WAX KA BAXSAN SHAREECADA ISLAMKA
Ok. Looma baahna xildhibaan in wixi ladoono la’iska dhaho adiga waa inaad bilawdaa. Ok marka 1aad. Marka 2ad waxan idinka sugayaa awlaad markaad halsanad wada joogtaan.
dowlad aan.ahay kulahaa dowlada inteyjogtaa hadiilarabo horumar waxaa lagugaarikaraa marka ale laraaligeliyo dida kale waxan kacodsanayaa ragan sheganayo iney metelayan dowlad somaliyed 2mado mada 1iney xilka kaqadaan qof aan naag ehen ragne eheeyn sida qaniskan okale 2 in aan loo.ogolaalin inuu fariisto gadaalkaga ragakujiro baarlamanka kujiro ilen waafadare qabilka ukasojeedane ninkale hakaradsadan qaniskan qaniiskudhalay
Yasinkow iyo tubarak kkkk kan nabadonkisa halo yero o kenay meshan fadlan kan halo celiyo meshi asaga lagu qbi jiray e qbilkisa mid kale o somali ah halaga so xulo maxa yeley kan somali ma.ahan warya mudane isku sheg somali dhaqan iyo cdo umalahan rag is waso iyo xolo o la fulo to. Madax golaha shacbka fadlan hala bdalo hadi an la bdalin u ka dhaxmuqda siyasada shacbka ma ogolandono kan somali ma.ahan e waa crabna kurasta wax mu ku leyahay war bax dheh futada suf aya ugu cuban rer galbedka a so wasen ka bx dheh wasaqa was qanka
Ikhwaanii Democracy ayuu ninkaan hadlay hadalkiisane idinka hadda ayuu idinku horeeyaa balse aniga mar hore ayaan dhageystay wareeysigiisa,aniga kaligiis ma ceeybeenaayi balse waxaan leeyahay dowlada dhan ayaa democracy qaadatay markaa qeyliya ama ha qeylinina kuwa diaspora la dhaho ee ku jira xaardhibaalka aad u taqaaniin baarlamaan ayaa mar dhaw soo wada wax aad la yaabtiin.
F.G. Haddii raggaan uu gacanta u galo dhulka soomaaliyeed arrin aad layaabtiin ayaa dhici doonto maxaayeelay raggan waa rag ay wataan reer galbeed wax walbane ka filo,in badane waa loo jiifjiifanaayay soomaaliya balse mar dhaw gacanta ayeey soo galeysaa balse alle subxaanah ayaa joogo inshallah,mujaahidiintane waxaan leeyahay dadaalkiina laba jibaara dhulkaan idinka ayuu idin sugayaa xureyntiisa.
sheekadii reer qowmu luud haduu keeno dhagax halagu dilo mufsidka
Aniga waxanba layaabanahay dadka layaaban ninkan murtadka ah iyo kuwo badan gobolada iyo caasimada joga wax alle wixi dimocratic ka shaqeynaya wa saas wa dad fasadsan gacmaha mujahidinta alaha kucadawo dhamantod
Kkk warqad idinka waxa onlf ah idinka hanjabeey wa waxas hada ka hor hishiiski alshabab iyo onlf ayad cabsateen hadane irayadan waxa lacagta idin siiyey wa garankara xildhibaan jesow waxas ma dhahayo wa nin wadad ah damajadid ah intaso sano jamacad islami dhiganay marka raaligilin hadadan ka bixin idinka iska arkidoona
Waxaan oran lahaa haduu ubaaxan yahay in dabada laga waso hatago wadamada gaalada meeshaasna xaka raadsado ninka dookhiisa ah hadii isagu ilbaxnimo latahay
Ilaah baan ka magan galnay wixi xun dadweynow xildhibanka waxa uu idin iftiimiyay tasturka qabyada ah waxa ku qoran sida ee ilatahay nin masul ah waxas ku madhawaaqayo
arintan waa in uu shabaabka wax ka qabto ileyn shabaab wax ay hortaag naayeen
Asc in waxaasi dhegahiina maqlaan waa waxaad galabsateen wax kaxunna way imaan doontaa xitaa haddii aysan jirin in tusaale loogu soo qaato dad muslim ah ayaa khalad ah
Nac-nac lama rabee ninka ma u haysaan nin asaga guursada, kolley waa laga dhex helayaa kuwa uu ka tirsan yahaye.kakakakakaka
Hadayba saa tahay oo nin barlamaanka ka mid ah ka dhawajiyay in raga somaaliyeed is guursan karo waxaan dhihi karnaa barlamaanka mesha isugu yimid waa wada khanisin dibadaha ka yimid ee alshabab wadanka haa lagu soo celiya tageera buuxdana halasiyo allahu akbar
Sax waa run tisa aniga markii madax weyne la iiga dhigayay waa lii wasay kuwa wasii radana waa la wasay si ay u gu cadato marekanka inan iyaga ka midnahay sawabtoo ah nama aa minayan hadiikale dhaman tena waa nala wasay somalida si das ha ogato
Subxaana ALLAH. Rabi ayan kamagangalnay arintan fosha xun o an lagafilankarin qof muslim ah.
Kakkakakakak whli waa yaab jareer awal faa ido ma leh qabri caboow ayuu yaqaanaa ha laga saaro xildhibaanka, xataa waxaa jira kuwo kale oo qaniisiin alla aniga waxaa u aleynaa in laga tubey jiray mother fucker dheh cundhigiisa xataa wuu wasaa illaahow naga qabo kaas
Wa ridobay waa wax Alle iyo rasulkisa ka sugnanin e hala dilo murtadka galka ah
Asc all aqyaarta horta marka hore haday jirto arintan wan ka xumahay wax walbana hala hubsado ilama ahan in nin masul ah waxas ka suurtoban
Waxan umalenaya isaga aya horey loo so qabi jiray hadi umuslim yahay maxa u ku kenay arintas
Aqashey ala halawaydiyo imisaa jeer aya lagu fuulay Baarlamaan
Hadalkan ka so yerey waa sir ale ka so bixiyey dawlada umadeda dhagartay lakin xildhibankan hadalkisa dad badan o dawlada tagersana aya mucarad noqotay xalay shabab werarka xalay ku qaday madaxtoyada rag hadalkan mudaha kor dawlada taabacsana ayey maqlen hadalkan markas ayey fududeyen in la weraro dawlada dawlada hadalkan wa in ay u farisata hadi kale magalo bdan o shlay shacabka in lagala warego shbab aya hadane lagala waregi dona dawlada
Waa arin gaalnimo ah waxaa lagayaawaa in ninkaan kaligiisa ahay rag kale oo fikirkan aaminsan ayaa laga helaa inta katimid qurbaha gaar ahaan baarlamaanka ayey ku dhax jiraan,nin fuuleyna ilbaxnimo ma ahan ee waa liwadh
xasbunulah war wa qanis kas e halaga saro brlamanka
dintena ayu ku ciyara kas
Allahum inii. Acuudu. Bika yaa. Xildhibaan.
Ayaa kudhalay ma,inlawasuu diyaar uyara w
Waa nooc kamida Waalida Somalida Heysta, Mid Wariye isku sheega oonaan laheyn Asluub kii Saxaafada & Duul kale oo Wixii xardhan ba aanan aqriyin aqrin dhameystiran iskana hubinin waxey yihiin( Been & Run) Bal Horta Dhageysta waxa uu kahadlayo Ina Jeesow Idinkoon Cidina Caayin !!
Waxa uu tusaaleynayaa Ina Jeesow Waxa qurmoonka ah ee Yurub-ta utaqaanno Dimuqraadiyad ee kama hadlayo inaan innaga dhaqan gelinno barnaamij kaa nacaladeysan!!
ALLA saxaafadey Yaa kusaxaafadeeya!!ALLA Wariye Marqaansanow oonan waligee kagudbin Primary level Yaa Dib kuu dhaqan celiya oo kubara ineysan saxaafadu aheyn Aflagaado)
Duf kubaxa illeen Waa Doqonta Noocooda!!!
Halayska jiro aydhiso ayaw qabaa geesi xir waye ninkii qabay ayaw ka soo fakaday
Wlh waa akhiru zamaan raga is guursada waa ilbxnimo hdeeba jogtpo arinta rag isku tagay waa waxa ugu xun xaga dintena islmka oo sharafta bdn marka ninkaan somali nimada sheganaya oo sidaan u hadlayo alow umada ka qawo kan eena soo hanuuni ayaan leyahay
Ani waxaan umaleynaa ragkale oo kunuuca ayaa meesha kulajira taasaana keentay inuu ku dhiirado inuu soobandhigto qaniisnimadiisa marka waxan dhihilahaa halla baaro oo dhamaantood hallasoo uruursho baarlmanka iyo wadanka oo dhanba
kan waa duli kan san umaley nayo walaso bikrajabiye in laso furaxumeyan umaleyni besha kensatay xayawan kan wxan kula talin lahaa in ey ceyriyan kadibna nin lodono somali wxey tiri,donfar haduu durdur iyo dabalgalo waligiis madahir
Subxaanallah xitaa kuma wanaagsana in tusaalo loo qaato waxa ka sii xun dadka keene mesha uhoreeyo odaygiisa dhaqanka marka xigta wuxu keeni doona in mooshin loo qaato arinta uu ka dhawaajiye qaniiska laso haleeye wax haleysan ayey kursiga siiyen
bisinka warkan xiliban ma matalo khaniska weli muqdisho ayu idhex fadhiya miya hadan diyarad ku imanaya dhagaxana kudilaya wacal ka ahu akbar hala dilo wacal ka
WAXAAN IDIN WEYDIIYAY NINKA DADKII WAREESANAYAY AAWAY CODKOODA?? WAREESIGA O KAAMIL AH BAL NOOKEENA.
waxa fican in la hubiyo hadalka lagu hadlay iyo micni hiisa o aad dhageysataan waayo waxad ka qadaney waya aragnimo mr jeeso waa ow kahadlay eedentan lojeedi waxa owna yiri waxa iso wacay wariye jogay mugdisho waxowna wax iga weydiyay in yugaandha an sixisay in raga is gursankaraan taana waxan ugu jawaabay ayow yiri anaga nama quseyan waayo waxan nahay muslim muslimkuna waa kaxaaran hadan waxa ow isu aalay ayow yiri sidee u aragtaa ciyaaraha ka bilaab maya yugaandha somaalina ay ka qeebgaley waxan uga jwaabay ayow yiri way wanaag santahay waana ilbax nimo iyo hormar ay gaaren dhalinta somaaliyed kadibna wariyaha waxa ow istim caalay wax is daba marin su aashi hore iyo jawaabti danbe ayow usku xerey kadibna waxa laga dhigay hada qufkuhadlay