Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa si adag kaga hadlay xaaladiisa siyaasadeed kadib markii dhawaan laga qaaday xilkii Xildhibaan ee uu ka helay Mudanayaasha barlamaanka Soomaaliy.
Isagoo kusugan Magaalada London, ayaa Duqa magaalada Muqdisho waxaa uu sheegay in dad badan ay daba socdeen xilkiisa ayna ku eedeynayeen inuusan Tarsan isla qaban karin gudoomiyaha gobolka iyo Xildhibaan katirsan barlamaanka.
Sidoo kale Waxaa uu kahadlay Inuu daacad uyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh Axmed oo siyasad ahaan uu tageersanaa.
Waxaa kale oo oo wax laga weydiiyay nooca uu noqon karo hadii laga badalo xilka gudoomiyaha qofka lagu badali doono, iyo sida loo soo dooran doono.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa dhanka kale sheegay in xitaa hadii xilkaas uu waayo ama laga qaado uu ku noolan doono gudaha Soomaaliya kana shaqeyn doono.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Gudoomiyaha waxan arkayna hadii an nahay dhalinta somaliyed nin an ahaynin dacad dalka iyo dadka toona waa tarsan waa qabyali xun wana nin aad xun wana kalo talinaya dowlada somaliyed in ay kaqado xilka uu haya f
Urbadne adoon afweyn maxuu xaqa masaakiinta cunay xiligii abaarta kulul ay jirtay
Been buu sheegay tarsan asago tangi lagu ilaalinaynin sidu u jogi kara dhamaan madaxda dalka dhan an ka ahayn madaxwayne xasan basaboro yurub iyo america ayey wada haystan ki laga qado diyaradisa wa diyar war kuwi odayshi so xulay xildhibnada aya bxsan la. E qarna la dilay qarna hanjabad dhig kar kula dhacay habenba mel sexanayan qarna way isaga craren marka tarsan yurub ma so dhafi karo dhaman wasiradi sharif iyo gas o lawada bdalay hal kama jogo meshan ama yurub ama tangi amison wasiradi hore ama madaxtoyo ama dibada ayey adayn
Dear Warqaad,
Waxaan ahay Bulasha Ku nool Degmada DiinSoor ee Gobolka Bay Waxaa Magaalada Diinsoor Kabaxa Xarakada Al-Shabaab oo ayaa ku Dagaalameeyaa meel u dhow 15 Km Magaceedo Ladhaho War-Yarey Dhan Tuula Tugaar Hoose Xigta Waa Waqooyiga Dhanka Degmada Qasaxdheer Ka Xogto, Ilaa iyo Hada Dowlada nama Soo Gaarin
Wixii Faah Faahin oo Dheeri ah anigaa ildii la Soo socod sii nayaa
Sacadiyo Nur Adaney
Tarsan waxuu ku soo caan baxay abaalmarinna looga dhigay jagada uu hayo mudaharaadyo uu ka qayb galay London Xukuumadii Madax.wayne Abdulahi Yusuf isagoo ku andacoon jiray in uu ka soo horjeedo joogitaanka Ciidamada Itoobiya,maxuu hadda u qaylin waayey???
Gudomiyaha gobolka banadir tarsan waa nin utagan iibsiga iyo bililiqada bacadlaha xamar wene wuxuna yiri tarsan ganacsatadii lahed bacadlaha wey dhinten dhamantod subxana allah lkn allah aya fashiliyay qiyamadii iyo bonkii u waday tarsan
Waxan ushegayaa tarsan inu faraha kala baxo iibsiga bacadlaha xamaer wene iyo sido kale iibsiga macawinada dadka tabalesan logu tala galay allahna ka cabso o jogi bililiqada ad kawadid bacadlaha xamar wene sida ad hada ku socoto makusurta galayso ina sii ahato gudomiye wayo wn iska ka difacaynaa hadad kuso xad gudubtid bacadlahayna gacantena ayana ku bixi dontaa insha,allah
tarsan waxuu ahaa nin qorbo joog ah hasi’ahaatee xilka waxuu qabtay xili magalada mugadisho ay kala xirneed sidaaas ay tahay waa uu dadaalay inta garaankiisa ah wuuna soo saray magalada muqdisho xataa xukumadii shariif oo jirda ayuu ka hadlay casimada muqdisho in lagu uso dastuurka marka somali ha’iska deyso qabiilka darsan waa la arkay waxuu qabtay waa in loo hambalyena ee aan kadeyno cambareyta mahad sanidiin
tarsan howshiisa waxey eheed gudoomiye gobol wana aragnay hoowsha uu ka qabatay magalada muqdisho tariiq ahana wan oganahy inta gudoomiye oo somartay muqdisho nin wax ka badalay wala wayay marka somali ayaa tihiin nin waliba manata waasiyaasi dadka oo dhan marka madaxdiina ka xishooda sideed rabtaan in ey wax ku dhismaan adinkaba dacayad wadee