Dhawaan aya Sargaal uhadlay Kooxda Shabaab waxaa uu sheegay in masjidka weyn ee Al Furqaan ee magaalada Beledweyne laga dhigtay Kaniisad.
Fu’ad Shangole ayaa ka sheegay magaalada Buullo-Burde in ciidamo Itoobiyaan ah ay kaniisad ka dhigteen masjidkaas sida uu hadalka udhigay.
Hase ahaatee Gudoomiyaha Maxkamada ee magaalada Beledweyne Sh C.Raxman Maxamed Cali ayaa Wariyaasha soo tusiyay Masjidka oo ay ka muuqato daryeel la’aan iyo bur bur xoogan.
Waxaa uu sheegay in Shabaab ay ka been abuurteen masjidka Alfurqaan uuna yahay war aan sal lahayn in kaniisad gaalo uu masjidku noqday.
DAAWO SAWIRADA Masjidka
Waxaa ka,dhex muudo murtadiin dabadhilif gaala ah oo maxay kalayihiin murtad iyo gaal (alle) ayaa yiri sidaan ومن يتولهم منكم فإنه منهم
To.osman wxbow sidaas ha dhihin xukunka deg.deg ah waa laga ficanyahay adiga hada waxaa laga yabaa indan 20 ka weyneyn dadka xukumeysidna waa dad 40sano ka ka weyn ama ka hor nolaa didntana ku so baray marka mida hada la fakaneysid magaran karo masjidka shabab ee shegen in laga dhigay kanisad waxaan uma lena inan ka hormaqlay waxaan ka aqriyay websiteyada shabab tager badana markan maqlay waan ka xanuunsaday marka hada mamulkii baladweyne haduu naga kaafiyay waa arin aan aad ugu faraxno weyna ku mahadsanyihiin mamulka wax waliba la sheegana ha qaadanin isha ,macalin ku ah …………..
cid losheega male masaajid ayaa kaniisad loo badaly ee dadkan yaan wareerin markii horaa waxan diin eheen lagu maran habaawshee
Fuuda waa beenaale hadal kiisi yaa laqaadan doqon kaan dayart maran xabaabiyey
Gaaalada kadhigatay kanisad beydka allah
Warka fu ad wa war nin jahil ah u yiri maxa yelay dadka mushrikinta ah way ka xunyihin kirishtanka melaha ay mush rikinta ay ku cibadesato masajid way ka xun yihin melaha kirishtanka ku cibadesto
Asc wan idin salamay web warqad wana ku mahad santihin sad nogu socadeysen wannax saneyn dalka waxayaba ha ka dhacayo sibo beydka allah i ku faar ey dhax gasho waxan leyeh masuliyinta wa in ey ogadan dhib walbo o adi ku bur burinayo weyna ku mahad sanyihin seynugu bayaniyen midakale masajidka wain ladayac tira masuliyinta wa in eyxil iska saran sey udayac tirilahayen max idinhelay osas ugu eganeysan masjidka xata makarafonka dhulka laguturay war iiman isku yela xata hadad awodin waxad awodo ku dayactir fadlan hagajiya masjidka allah hanilagarab gale ku dadala insha allah wuhagagi