Madaxweynaha maamul gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr C/Raxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa ku hadlay hadal ka yaabiyay bulshadda Soomaaliyeed.
Kadib safar uu kusoo gaaray magaalada Boosaaso ayaa madaxweyne faroole oo kahadlayay arimaha amaanka uu sheegay in masaajidyda badan ay qal qal gelinayaan amaanka Puntland.
Ugu horeyn waxaa uu kahadlay Arinta Zakada oo uu sheegay inuusan aqoon wanagsan ulahayn waxa lagu bixiyo sida uu hadalka uyiri.
..”””Sakada ma aqaan anigu wax lagu bixiyo maba aragno wax Caam ah oo lagu bixiyo,wan aragnaa Masaajido laga dhisayo Tuulo aan meel wax ku tukanaya aan jirin,Masaajidaka iyo Isbitaalka iyo Iskuulku waa isku fadli, ya Ceelku,hadda Carta meel la yiraahdo oo makhaayado dhowr ahi kuyaaliin oo Masaajid intee leeg yahay,xarunta weyn ee Carmo oo intaas oo Ciidan ah lagu tababaro Masaajid maleh…“”ayuu yiri.
Dr Faroole ayaa sheegay in masaajidyada kuyaal tuulooyinka ay yihiin kuwa ay xarumo ka dhigteen kooxo uu ku sheegay nabad diid Shabaab katirsan.
“” Aanagu waxaan qabnaa Masaajida yaryarka ah oo tuulooyinka laga dhis dhiso iney xarumo yihiin yaryar oo Al- Shabaabku meelahaas ka furteen iyagu kuwa Argagaxisada ah wax ku qarsadaan oo Imaamaamad waa weyn oo dalka u dhashay ay joogi karin mid yar oo meelahaas lagu soo lamaaniyey uu ku qarsoonyahay,oo meelahaas hadhow miino geliya,..“”ayuu Farole.
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo markii uu imaanayay Boosaaso qarax lagula eegtay wadada uu kusoo socday ayaa sheegay in ay jiraan dad uu ku sheegay fulayo doonaya in ay carqalado sameeyaan.
…””Waan Ognahay maalmaha aan Safarka galno oo meelahan nimaadno fuliyada kuwa ahoo Ciidamada aan ku dhici karin meesha ay marayaan amnigu,dadka shacabka ama qof ay dilaan oo yiraahdaan isagaan ku beegnay,dhiigyacabyadu hadey qof dilaan iyaguna aakhirey naar ku galayaan,anaguna waan qabaneynaa waan ka aarsaneynaa iyagana u noqon meyso Sumcad,markey waxyaabahaas oo kale sameeyaan,..””ayuu yiri.
Wasaarada Cadaalada Puntland ayuu sheegay in ay hada ka dib la socon doonto dhisitaanka masaajidyada waa weyn ee Boosaaso, isla markaana aan masaajidyo kale amar la’aan la dhisi doonin.
Hadalka Dr Faroole ayaa noqdya hadal heynta ugu balaaran ee bulshada Maamulka Puntyland iyo shacabka kale ee Soomaaliyeed.
Filo Shirkii Jaraa’id ee Faroole Insha Allah
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Bele ku aragtay waa ninwalan
Ilaah ayaa ugu bidha reyey muna faqiinta in uu galinayo naarta meesha ugu hoo deeysa ninkii hosbital iyo iskuul iyo beedka ilaahey isku mid kadhigay. Quumka oo madax uyahay ayuu qasaariyey Kuwa usabiyeyna weey qasaree
Wa in an iska qbana faroole hadan soomali nahay
Aadbaan uga xunahay hadalka kasoo yeeray faroole ma, aha hadal loogu talagalay nin hogaamiye ah waa hadal ay leeyihiin dadka wax ma garatada ah kuma haboona nin umad dhan oo oo sharaf leh hogaamiyaa inuu waxaas ku hadlo masaajid maxaa ka quseeya faroole guryaha ilaahay hafara gashanin yaan lagugu halaagine
Gaal faroole cabsi dartayda ha isku xaarin gaal zako iyo misaajid maxuu ka yaqanaa waxaad kali aad garanaysaa kaniisad ogow waqtigaaga ayaad dhimanaysaa hadii qaraxii shalay aad ka badbaaday ha umalaynin inaad xeeladaada ku badbaaday balse midka kale aan kula damacsanahay ayaa waxaan rajaynayaa inuu noqdo mid aad ku bixi laheyd safarkii aakhiro in shaa alaah faroole iska hubi suuliga markaad gelaysid xaarka ayaa kugu xirmi doono waxaad gaari dontaa bac inaad ku xaarto faroole aday kuu jirtaa
Inalilahi wainaaileyhirajicun waxa nasibdaro ah in ninkan lagutilmamo muslin faroole wa nin ashahado ladirir ah waana faasif
Taasi waxay mujinesa aqondarada xaga dinta e madaxdenu ku suganyihin iyo fidnada umadena jogtada ku noqotay dhinaca kale dad waxa so baxay umada dadka din ahan ugu lita jecel in ay hadlan si ay diinta ugu gafan ka dibna ay iyaga dalil ahan u so qatan
Bismilaah wallahi gaalkan gaalanimadiisa waa cadeysidey shacabka soomaliyeed gaalkan hadalkiisa waamaqleysaan ee asaga horta insha allahu alla ayaa utalin doona maraka waxaan dhixi lahaa shacabka yaa lamaga caawnin mardambe ninkan cibaadada alle hirey. Shacabka butleen gaar ahaa kadig toonaada walaaliyaal adinkoo mahad san
asc walalaha muslimta ah dhamaa hadaan eego hadalkii dr faroole waa lax biraysan geed kamabaydho shacbaka reer puntland oo kaca oo isbedel layiimaad faroole idinma cubudhiinkaro badbaadi dalkaaga kani intaanu kaldirin dadka inta hadhay
Waa dameer qaaaaq yiri, kii rumaysan faroolana waa dameer dhaan raacay
wa gaalka kaliya o wadanka ku hadhay. Haduu zakada garanayn masajid yan ladhisin u leyahay diintee buu haystaa qaniisku
subxana laah hadii u runyahay hadalkaan waa qasaro iyo jab lkn diinta islamka allaa watee ma istaageso
Nin wa ninxun hadubo misajid didayaa
Hadii masaajid la dhisaynin ma kaniisand baa lagu dhisayaa waankaa sugaynaa
Gumaysi cusub iyo shacbka.puntland farole miyuu qafiifay wuxu sowada bur burinta puntland ee halaga qabto duqa puntland waa meel samalinimo kajiree
Hadii masaajid la dhisaynin ma kaniisand baa lagu dhisayaa waankaa sugaynaa insha Allah
Wale waxbaa kadhacy kanisak miyuu sowdaa
Ina lilaahi ina ileyhi rajicon Waxaan oo kale yaa arkay yaana maqlay hadlka nin qabilista kasoyeray waa hadal laganaxo illah ayaa kajasen dona in sha allah
Ina lilaahi ina ileyhi rajicon Waxaan oo kale yaa arkay yaana maqlay hadlka nin qabilista kasoyeray waa hadal laganaxo illah ayaa kajasen dona in sha allah
subxanaka war farole gaal wayn ayuu noqday majerten iska qabta waa dulobay
Kkkkkkk waaka soo daray farole wuu so washay e san is dhan
hooyada was faroole sheko ayuu kenay cunsiriga duliga uf mj qeyr leh ma arkin waligey
Faroole carada islaamka uu u qabo afkisa ayay ka muu qataa waxa laabtisa ku jiro ayaa ka weyn
that man what he said there is one can be building a mosque with out me ?
Ninba dahab lumay si u doondoon hadana masaajidii ilaahay miyaa kaa bax sanla markaan faroole wuu waashay taada ka hor dhiman maysid ee ilaahay aamin ninyahow
Oo hada mawaxaaqad rabaan inaad hawiye mawaxay rabaan inay na dhahaan c/laahi yuusuf iyo faroole waa gaalo shariif iyo xasan shiikhii markii ree gaaris wixii la ogaa adoontu ugaysatay kibaakina utacsiyeeyana waa muskim
Asc dhaman asxaabta maranamijka salan kadib hadu warkasjiro nacalda ale hakudhacdo ninka farole layiraahdo wabalayo ma masaajid iyo xerocidan maa isku mid ah wadmahadsantihin
Farole kanisad ayuu ku leyahay ethobia marka wuxu rabaa inu burburiyo masajidada iyo diinta islamka
Nacalada Alle hakudhacdo cawaanka Faroole ah ee gaala raaca ah. Ma sidaasuu ina sheekh kuyahay. Ree Puntland fadlan cawaankan Faroole ah iskaqabta. Hadii kale cadhada Alle ayaa idinkudhici.
Waxaan usheegayaa umada muslimiinta ah ee aduun ka somali kaliya ma aha ee waa dhamaan muslimiita aduunka haday cadaato in faroole yiri qof kasta oo muslim ah dhiigiisaa ubanaan laakiin yaa kamaqlay waa war ay soo qoreen dad neceb jiritaanka buptlaand waxaad ku ogaanaysaa meeqa yaahaya hal qofoo dhagastay meeqa idaacad shaqaysa hawiye waa idin ognahay
Gaal gaaleway
Faroole waan ku maqalneye ilaahay hakaa abaalmariyo dimbiga aad gashay
Anu lama yabani asaga, way0 wuxu yahay wu cadeystay, lkn waxan lasi yabanahay, dadka usacaba tumay0 & kuwa h0s gurayo ee madaxwene la h0s orday0, talow kuwas caqlig0du su yahay!!!
Dulinimo awal ayay haysay kamana sugayn wax kafiican
Waan ka xumahay hadalka ka soo yeray axmaq faroole ma haduu so fara gashtay beydka alle calama dag dag ah ayaa ku dhaceyso insha allah balayo badax diran waa garac shacabka somaliyeed waa in ay iska qabtaan muna faqaan masuulna ma ahan waa sheydan kan ugu weyn duf ku bax faroole wasqaan
War waa jaahil xun oo badaw ah wu iska yeeri sida dameerada xikmada aya kadhamaati
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waa markeena faroole waa jaahil
waxaa layaableh in websites ka qaybtood ay lashaqeeyaan argagixisada waa kuwa dadka aan wax ba galabsan laaya waa kuwii ardada shaamow ku baa bi iyay iyo soomali kale ee badan madaxwaynaha hadalkiisa yaan labadalin haddii uu yiri tuulayar masaajid wayn maqaadi karto ee halaga dhiso meelaha u baahan waxaan filayaa haddal inuusan wax tarayn ee ficil ayaa muhim ah marka cidii wax qabadka punland dhibayo puntland waa jiri doontaa ilaahay idasn kiis