Dhawaan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa lagu dilay Alla ha unaxariiste Axmed Faarax Ilyaas (Axmed Saakin) oo ahaa Wariyihii Tv-ga Universal uga soo warami jiray magaalada Laascaanood iyo deegaanada kale ee gobolka Sool.
Wiil sheegay inuu yahay Walaalka Marxuumka ladilay ayaa toosha ku ifiyay qaabkii loo dilayy marxuumka, ciidamada dilay iyo cida ay ka amar qaataan.
Rer warqaad waxan idin lenahay lama dhageysan kaso iyado maqal ah e no sameya bifadli kum
Fadlan waxaan idinka codsanensaa wararka marka aad so qortaan ha ka dhiginina. Dhageeso. Wayo meshu ahan idacad fm ah ee wa weo marka kudara qoraalka waa cosdsi TV ma ahn idacad FM ahna ma ahan ee wep wep kana sidiisa qoraal aya wax loga aqristaa
Inaali laahi wainaa ilahi rajucuun ilaah ha u naxaristo maskinka xaba mahaleynine waa un dhaqanka soomaaliya hada ka shaqeye
yaahuhuu dhagaysi kusoo orda maxan kudhagaysanaa mobil ayan isticmalaynaye iskaba daya hadaadba qoralka kawahsanesan website idinka cajisbadan ma arkine kaligin dhagesta anaga ma awodnee
Blz rer warqad nagadaya dhagaysigan ad nagu daba wadin hadan dhagaysi rabno fm k ama tv yada ayan dhagaysan lahayn ama dawan lahayn
Warqaad waxaan idin ka codsaneynaa mawducan oo dhameystiran meesha dhegeysiga waxba kamajiran weye mahadsanidin
Waasaaq…Umada iskudiireeysaan!
warqaad akhrista yaasha codsigooda tixgaliya oo wararka aad waayahan danbe leedihiin dhagaysta naga daaya ma awoodnee oo noosoo qora mahad sanidin
WAXBA DHAGAYSANMAYNEE WAXA NO SO QORA AMA NAGA DAYSTA AWALBA WASAKH HADAYSAN BAD AHAYDENE
Xaaaax guska i barar rer warqadow yaa dabada kawasa