Beryahaan waa innagii wadney dood ku saabsan muranka Maamul u sameynta Jubbooyinka. Waa doodda ugu weyn oo Soomaalida dhex taalla Maanta. Bal aan isku deyno markaan inaan doodda u dhigno si yare cilmi ah oo leh meel laga qaban karo.
Haddaan si fiican uga fakarey arrintaas Kismaayo ka taagan waxey salka ku heysaa labada tiir oo Asaaska u ah wax kastoo maamul ah oo si hagaagsan u shaqeynaya.
Labadaas tiirna waxey kala yihiin:
Sharciyadda iyo Awooddu waa labo tiir oo midkoodna uusan kan kale ka maarmin.
Sidaas darteed midkii kastoo labadooda ka mid ah wuxuu isku deyayaa inuu soo helo walaalkiisa kalee ka maqan.
Kismaayo waxaa ka jira hadda awood aan sharciyad laheyn
Hadda magaalada Kismaayo waxaa ka jira labadii tiir oon hore u soo sheegey mid ka mid ah waana tiirka ah awoodda. Waxaa kaloo jirta in dalku leeyahey sharciyad la wada aqoonsadey oo ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxaa kaliya oo diidey iney sharciyaddeeda aqoonsadaan waa Somaliland oo sheegatey iney tahey dowlad gooniya iyo Xarakada Al Shabaab oo Alqacida ku xiran. U hoggaansamid yeelkeede inta kale ee maamullo iyo ururro ee dalka ka jiraa way aqoonsadeen awoodda sharciyadeed ee Dowladda. Sidoo kale waxaa aqoonsadey sharciyaddaas qarammada midoobey iyo urur goboleedyada kale ee ay Soomaaliya xubinta ka tahey.
Laakiin waxaa xaqiiqo ah in dowladdaasi ay la,dahey tiir muhim ah oo ah ineysan ilaa hadda laheyn awood buuxda oo ay ku meel mariso sharciyaddeeda dalkoo dhan. Maadaama sidaasi jirtana waxaa soo baxey awoodo aan sharciyad heysan,laakiin muruqooda ku meel maraya oo dowladdii kula loollamaya awoodda, waxaana ka mid ah Jabhadda Raaskaambooni oo ilaa hadda aan laheyn sharciyad la ogyahey.
Awood aan sharciyad heysan oo ciddii sharciyadda laheyd u gacan dhaafeysa sharcigii!
Mararka qaar sawaxanka badan iyo qeylada dheer dadka waa lagu qaldi karaa qaar badan oo ka mid ah. Markaasna wixii qaladka ahaa sax waa loo ekeysiin karaa. Kumana sii jirtaba haddaad heysato xoog aad qaladkaaga ku meel mariso.
Dadka degaanka ayaa maamul goboleed ka kooban saddex gobol dhisanaya maxaa ka jira?
Dadka degaanka haddii laga wado Jabhadda Raaskaambooni iyo intey raalliga ka tahey oo ay awooddooda ku sharciyeysanayaan sidaas waa la oran karaa. Arrintaasna waxba ugama geddisnaaneyso beycadii Shabaabku dadka sida ijbaarigaa uga qaadi jireen iyo doorashooyinka been beentaa ee kaligi talisyadu sameeyaan.
Jabhadda meesha qabsatey haddey dad iyadu ay raalli ka tahey soo xulato ee intey la shirto ay sidaas maamul ku wada dhistaan sharciyad dhab ah sidaas kuma helayaan. Laakiin sharciyad dhab ah haddii la doonayo waxaa qasab noqoneysa in sharciyaddii dowladda ee la wada aqoonsadey in loo maro. Igadna sharciyad ma bixin karto laakiin Kenya awood ahaan way u taageeri kartaa awood sharci darraa.
Sharciyadda degaanka iyo tan dowladda dhexe way isku xiranyihiin!
Si dadka soomaaliyeed fahmayaan ayaan ugu dhigayaaye, waxaa awoodda dalka lagu qeybsadey shan beelood. Shantaas beeloodna sidey doonaan haba ugu kala badnaadeene way wada degaan Jubbooyinka.Shantaas beelood hal beel weyn oo ka mid ah dad ka tirsan oo iyaga nafsaddoodu aan sharciyad ansax ah ka heysan beeshooda ayaa wata maamulka Jubbooyinka. Afartii beelood oo soo harey way kasoo horjeedaan maamulka lala baal marayo dowladda soomaaliyeed ee sharciyadda iyo garabkaba looga raadinayo Kenya.
Inta ay u dhigmaan xagga tirada waa arrin dood ka taagantahey aanan jawaab sax ah laga bixin karin ilaa tiro koob rasmiya laga sameeyo dalka. Waxaase la hubaa ineysan aheyn dad la,aantood maamul sharciya laga dhisi karo Jubbooyinka. Lagama tashan karo,lagumana qasbi karo iney raacaan afar beelood waxa ay wadato hal beel oo ka mid ah shanta beelood. Waaqiciyan iyo sharciyanba ma suurtoobeyso taasi.
Haddaba afartaas beelood oo diiddan miyuu ansaxayaa maamul goboleedka Jubbaland,oo la,aantood sharci waa laga dhigi karaa?
Haddey jawaabta su,aashaasi tahey afartaas beelood loogama maarmo sameynta maamul sharci ku dhisan sidee loo soo heli karaa marka dad si sharci ah ku matala beelahaas haddii dowladdii sharciga aheyd laga tillaabsadey? Waxey taasi la mid tahey qof aan soo weyseysan oo dadka ku qasbaya iney salaadda ku xirtaan!
Adiga ayaaba awood bilaa sharciyada ahe oo in lagu sharciyeeyo u baahane sideed ku awooddaa inaad kusoo xusho dad matala bulshada? Xaggeedse u mareysaa?
Waxaa jira sharciyadda dowladda,xubnaha baarlamaanka oo beeluhu soo xusheen iyo odayaashii soo xuley xubnahaas. Is weydii bal aqristoow sida ay ku imaan karto sharciyad aan intaas middoodna aheyni iyo meesha ay ka imaan karto?
Hay’adihii sharciga ahaa ee qabaa,ilku waxey soo xuleen dowlad sharciya oo cid walbaa aqoonsatey. Arrimihii siyaasaddana waxey odayaashu ku wareejiyeen baarlamaankey soo xusheen iyo dowladdii baarlamaanku dhisey.
Afarta beelood xaalkooda muran kama taagna oo aragnaye, halka beel oo u muuqata iney ilaa xad dooneyso maamulkaasi walba iyada mallaga heystaa matalaad sharci ah oo sax ah mise waa kaar la iska marsanayo? Dhab ahaantii xataa halkaas beel lagama heysto sharciyad oo sharciyaddoodu waxey gacanta ugu jirtaa dowladda, baarlamaanka iyo odayaashii soo xuley ergada. Mana heyno iney intaasi intey shireen go,aan soo saareen oo ku yiraahdeen maamul ayaan dhisaneynaa saddexdaas gobol ka kooban.
Waxa dhan oo jiraa waa jabhad Raaskaambooni la yiraahdo oo meesha qabsatey iyo dad qabiil ahaan u taageeraya oo meelo badan kuna shiraya kana hadlaya. Haddey xataa dadka sida saxdaa beel weyntaas u matalaa go,aankaas u qaataan ayeysan kaligood ku filleyn iney hir geliyaan oo ku qasbanyihiin iney ula laabtaan afartii beelood oo kale oo gobolladaas wax ka degganaa. Ee maxaad u maleysaa haddaan xataa halkii beelna laga heyn wax matalaad sharciya. Waxa dhan oo shiraya oo showraya waa dad aniga iyo adigoo kalaa oo uu ku jiro damac siyaasadeed.
Iyo jabhad hubeysan oo la maqaam ah Ahlusunnada gobollada dhexe. Maxey ku nuugtaa maxeyse ka nuugtaa?
Sharciyad la,aantaas waxey albaabada u fureysaa fowdo iyo in dib la isku hubeeyo
Sharciyaddii sidaan soo caddeeyey waxey noqotey xoog. Markaas waxaa albaabada loo ballaqey in dadku raadsadaan sidey ku sameysan lahaayeen xoog ay xuquuqdooda iyo dheeraad ku helaan. Maxaa dadka kala hagaya haddii sharciyadda la dhinac maro oon ka aheyn xoog?
Halka beel oo dadka ku abtirsadaa ku doodayaan iney iyagu leeyihiin degaankaas ayaa xataa sharciyadda u baahan oo iyadu dhexdeeda ku kala badbaadeysa. Dowladdana dhab ahaantii waxa lagu cadaadinayo ma ahan iney sharciga ku dhaqantee waa iney u hoggaansato xoogga meesha qabsadey iyo hal beel dad ka tirsan oo taageersan jabhaddaas.
Federaalka iyo maamullada sharcigaa dadkii sameyn lahaa waa laga xigsadey oo xoog aan sharciyad heysan ayaa iskaga gudbey. Xooggaasna waa Jabhadda Raaskaambooni iyo ciidammada Kenya. Waa la xalaaleyn karaa Raaskaambooni iyo ciidammada Kenya xooggooda, waase haddey iyagu doonayaan in la xalaaleeyo.
Iyaguna in la xalaaleeyo ma doonayaane waxey doonayaan iney sharciga gacantooda ku qaataan oo iyagoon sharciyeysneyn ay iyagu wax u yeeriyaan dowladdii iyo dadkii degaankaba.
Ciidammada Kenyana waxey uga geddisanyihiin Uganda iyo Amisomta kale waa ciidanka kaliya ee awood aan sharciyad heysan gacanta u geliyey kuna waardiyeeya qeyb ka mid ah dalka. Haddey sidaas kusii socdaanna ama sharci darradooda ayaa u meel mari doonta ama xoog gar darraa oo dalka qabsadey ayaa inta loo aqoonsado sidii dalka looga saari karo xoog iyo xeelba loo adeegsan doonaa.
By Warsame Gaabane - Wadaadyare09@gmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qoraaga ku saxiixan
Warya ninki hawiye bananka ayu iskeenay.qorisoqado waxa balan ah in uusan lugta sogalineynin nin ana udhalanin waryada waxa ukuhadlaya daya warya anshaxa ilaali wepsedkan wadburburisay.
Jamhada aad shegeyso ayaan taagesanahay hadanahy jubaland state .kenya intey amisom jogto ayana wayjogi.ugandiska madka hadashid warya ha igudirin hawiyahan dagan kismayo inan rafkusameyo.madkahadashid dhibka kajira marka baydho xamar kismayo max kutusay.raskabooni waniman wadani ah dhulbadna mamulayee afka uraya kalabax
Qabilada maqan waayo ?yase didan mamulka jubaland marka ninkas hawiye laga rebo warqaad waxadtay qabilaste hawiye walawasa yawasa daarod fuck you waqaad
Walle ninki warbixintan sodiyariyay runta mesha talo ayu kahadlay.
Maxa kenay in ad rux sidas u hadlaya ad u ogalatan in wepkina wax sidas o kala ah ku oqoro war dhibatada ad hurinaysan dadka ka daya fadlan o ku bira bahda saxafada e nabada wada kana hadla sidi dadka la isugu so dhawayn laha markay shabab magalada haysten sidas bad u dhili jirten hodana sidas bad uhadlaysan xaged wax ku wadan wixi khaldama nadam lagu saxa jire idinku siyasada dhexdhexad ka ahada mise garsorad tihino belaha idin so cawday wa yab
Kkkkk warsame gaabane afkaaga caana lagu qabay maxad hadalka runta kasheegtay .bro aad ayad umhdsnthy .waxad tahay warsame loo bagay cade waliga hacabsan runta eebaa kuugu jeceyl
Ilkayar qer darana war 4.5 laguma qebsanayo mamul ka jubbyinka dadka gobolka dagan aya dhisani tasturka qaran ka ayana u ogol ninki rab xamar intu kaso ordo in uulugaha kuwalaqo xabad aya taqana 17 gobol ma lagu qebsado 4.5 hadad ku qancin fuck off?
QORAAYKA DHABTA AYUU KAHADLE LAKIINSA RUNTA AAT KAHADASHEY AYAA DHIB KUUKEENAYO SOMALIDA MAWA JECLO IN RUNTA LAGAHADLO HADA AY AFKA WADA FURANAYAAN AYAGOO MURAN ISKU DIFAACAYO AAN WAX XAKHIIKH AH AAN HAYNIN ADGA QORAA AYAA TAHAY WXII AFKAARKAAKA AH WAAT KAHADLI KARTA
MIT KALE CIIDAMA KENYA WAXAY KUTAHAAYAN WAA SIDII AY WADANKA ULA WAREEGI LAHAYEEN WAXAANA KURAB KUSIINAYA KUWO SOMALIA ISKU SHEEG AH OO DAN QABIIL KUSOCDA OO IWATGOOT DAWO DHILIF AHAAYEN KUMEYSI IN AY KUJIRAN CAADEESTE BAL HADEY QABIIL AHN INY UQABSADAN RABAAN MAGALO MEY SIDA QABIILAHA KALE LAGU YAQANE MEYSAMEEYAN LAKIINSE DOWLAD SHISHEEYA KADAAL KAMARA TAASNA AWOOT MANAKHONEESO WAA HADII WX ISKU HAYAAN AYAGA DOWLADA KENYA HASAMEEYAN MAMUL AAN BEELAHA DAGO JUBBALAND
AWOOT AAN LAHEEN LAGUMA FAANO
warqaad waxad la mid noqotin shabilee
Warqaad Alle ka cabsada ee shacabka ha’isku dirina waayo majidho wax la yirahdo Jabhadeysi. Mida kale beelaha shanta ah aad sheegeysaan ma Kismaaye wada dagaan. Maxa Kismaayo dajiye beelaha o idil o dajiniwaaye magaloyinka kale e Somaliya. Tusale a’haan Galkacyo maxa maamulkeeda loogu qeybin waaye 4.5. Mise Kismaayo ninki guri ka dhista wu leeyahay. Hada hadii an fiirino Magalada Nairobi qaas ahaan Xafada Islii iyo xafado kale ba Somali ba ku leh guryo badan dhulkana somali malaha waqti walbo aya la oran kara ka baxa. Marka Kismaayo waa lamid. Wixii 90kii ka dambeeye ayey beelo badan guryo ka dhisteen Kismaayo marka yeeyna isa siinin Magalada. Anigu waxan hubaa in hal beel ah ey xaq u leedahay waa beesha DAAROOD waxa soo raaco BAJUUN
Iskufilan boy. Runta ka hadashey. Waayo magalada waxa lahaan karo dadka agagaarkeeda dagan ona ah beesha DAROOD. Magalooyinka ku hareeraysan Kismaayo oo ah Afmadow, Buaale, Bulaguduud, Hargeysa yarey,Bulaxaaji, Kolbiyo, BilisQooqaani, Raaskambooni, Hulugho,Dhoobley, Hoosingo,Xagar. Magaloyinka dadka daga aya iska iska leh. Dadkasina wexeyka dhasheen Beesha Daarood Ismaacil. Marka ha iska dhago tirina xaqiiqda jirta. Hadii aad nabad ku daganayeysiin wa la idin ogolyahay.lkn 4.5 warkeeda joojiya xita haku seexanina
Ninka isku magacabey Farmaajo. Waxaa tahay nin hawiye ah waayo nin Beesha Daarood ka dhashay saas u ma hadlo. Nin Nacas ah baa tahay o ku qarabanaya magaca Farmaajo. Waxaan ku leeyahay Farmaajo ma gaadhidee cagaha dhulka dhig. Darood wa hal far ah Ogadeenka aad cayeesaan waa kan aad ku joogtaan magacisa Kenya iyo Itobiya o aad dhulkiisa kasameysateen xeryo qoxooti. Ogadeen Wuu idin dooda habeen iyo maalin xildhibaanadooda. Wixi maalin hore kadhacaye Islii o lagu kufsanaye gabdhihiina Islii waa tii Yusuf Xasan idinka dhiciye o maalkiina idin ilaaliye. Sawaxiliga wuxu ku maahmahaa AS HANI YA PUNDA NYUMA YAKE NI TEKE. Dameer hadii aad asxaan u sameyso laad lu kugu badalaa. Marka Hawiye waa Dameer o kale. Ogadeen afkaaga uraayo ka leexi adigu Darood ku gumeysan jiree. kacankii ila 90kii
Warya dowlada ad shegeyso maxay sharci heysa gurgurte ma waxu umaley hadu madaxweyne yahay inu wuxu doni dhihi sharciya jire
dasturka wuxu qoraya in dadka gobolada mamulsame sankaran cidka hor istakina ma jiro belaha dagane wey is racsan yihin hawiye sorry
Warya dowlada ad shegeyso maxay sharci heysa gurgurte ma waxu umaley hadu madaxweyne yahay inu wuxu doni dhihi sharciya jire
dasturka wuxu qoraya in dadka gobolada mamulsame sankaran cidka hor istakina ma jiro belaha dagane wey is racsan yihin kenyana ad shegesan ogaden aya ka taliyo hawiye sorry
looool Ahmed madowe ha nolado
Article kan waxaan ku arkay website yo kale marka taasi waxay cadaynaysaa in Hawiye bililiqo doon yahay,Shabeelada hoose ma joogno oo Galgaduud intay idinku yaraatay aad u soo qaxdeen xoogna ku qabsateen Shabeelada hoose marka cabaada qaylya dhag jalaq la idiin siin ma hayo.
webside kan oo ahaa the only reliable source misna isu badalay very pullshit waxaan idin kula talinayaa soomaaliya oo kasoo kabsaneyso burbur 22nd yrs ah aad balaayo dhaxdhigtaan waxad raali ka aheyn lamasoo galin karo meesha caqligiina dadka haku sirina Stupid!!!!!!!!!!
Ku: Ninka la baxay Farmajo hadii aad u malaynayso in aad Kismayo leedahay Guul Wade ayaad dhisatay,saan wada ognahay Guul Wade waa xero ciidan,waanad la socotaa in Muqdisho ay ka bilaabatay hantidii dawlada la celiyo xoogna looga saarayo dadka dhistay marka u sheeg cidaad ka dhalatay intii hore khasaartaye in kale ha dhisanina in aad hantida dawlada celisaana u diyaar garooba.
Waxan mesha lagu so qoray wax cusub ma aha e wa sheeko duug ah.runtu waxay tahay in somalia ay ka jiran awoodo fara badan o an ka amar qadanin dowlada dhexe haba ugu horeyan itopiyanka iyo amisom e sababta ad uga hadlesa raaskambooni kali eta wa lawada fahmi kara.sxb marka mamul muqdisho lagu qeybsado 4.5 aya wada hadlena.darood hadan nahay marka laga reebo ilkayarta mudug wan mideysanahay.waxbana nagama qaadi kartan.
Xasan intan wax ka qaado ban wali ku wasayaa ina dhilo
kkkkkkkkkk jabhadda waa waxa kaliya ee aan hadda ku socono cidda kasoo horjeedana wa cid aanba xaaladda hadda jirto lasocon dowladda ad sheegaysana hadda anaga ayey nagu soo daba fayli becouse waan ka awood waynahay meelan maro inay marto iska daye hataa maso eegi karto
sharciga aad sheegaysana maba qorno sharcigu waa kitaabka alle ama naso raaca ama xasan sheekh hawiye raaca…………………
warqaad nacalad Alla ha idinku rido mana libaneysan aaqiro iyo aduunba.wasaq wasaq ushaqeeya baa tihin.
hawiya .com marka hore shaqadina ilahey ha idin tuso beeraha unba u fali jirten darood gurma sas u kibirten war shaqadas wax idin dhamo ma jirte ama waxad is ledahen darod ayan la sheykesana ayad ka wadan wa yape
Ogaadeenku masaana igataga maxa doqon iyo doqon ma dhaame tihin war jamhadi jamhad wax kama qaado anagaba jamhad ah mise wa carurtiinaa hada baranaya sida qoriga lo qaado adeerayal wn idin sugaa ma fago malintaad maydkina iyo dhawaca gaarissa kula carari lahaydeen
Ilma cagdheer
warsame gab gacmaha ala kugoo iyo carabka ad fitnada kuhurinayso .din hadan kahadlaynin shib mad kadhahdid waxase hubal ah in rasulkena (nnkh)kan dadka isku dira janada magalo janada alaha kaxarantinimeyo warsame shaydanaw. Nara alaku gee.
Ogeden waa alqaacida somalia iyaga iyo alshabaab waax kenya qaarxinayo waa ogaden
OGADEN WAA ALQAEDA
warbixintan ninki qoray wuu saxsanyahay. ee cida jabhada nimada kuqaraabaneyso oo aan sharcina heysan waa in ay meesha kabaxaan. onlf waa in gurigooda iyo halkey ka imaadeen ku laabtaan
Jabhadda wa inay isaga baxda gobolka madaama aysan haysan wax sharciyad ah xagga dawlada federalka & shacabkaba.yayna u maleynin in sharci daro dadka lagu caburin karo.
waan soo noqonay maanta waana wilaayada islaamiga ee jubbooyinka