Xildhibaanka barlamaanka Kenya kasoo gala deegaanka Kaama-kunji Yuusuf Xasan ayaa kahadlay arimo badan oo ka taagan deegaankan oo ay kamid tahay xaafada Islii.
Isagoo Waraysi siinayay Idaacada Star FM ee ku tal magaalada Nairobi ayaa waxaa uu si adag kaga hadlay arimaha doorashada iyo sharciyada lagu codeynayo.
Waxaa uu si gooni ah usoo hadal qaaday qaabka ay dadka ucodeyn karaan iyo waxyaabaha la gudboon dadka aan haysan Kibaadhooyinka ama sharciga Kenya.
Arimaha uu sidoo kale faah faahiyay waxaa kamid ah qaabka ay doorashada udhacayso iyo qofka ay dooranayaan nooca laga doonayo inuu noqdo.
Yuusuf Xasan oo ah xildhibaankii ugu horeeyay ee Soomaali ah xilkasna qabta ayaa kamid ah mushaxaxiinta utaagan xilk XIldhibaanka Kaama-KUnji.
Warqaad.com/Nairobi Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Wan dhagesanayey walaahi wa codkar
War naga tag somali sujuu xun atahe wasaq qof madoreyse
Somali sujuu gaaja leysa o qaxoti kujiro kenya madaxeyna lugama doranaye
Nagaha somali sujuda ah o kenya guska kuleysa o siilka ku urka badane haku dortaan qofkale kuma rabte
Jaga raadis daarod ataha o sinjigoda xunyaha waxa ladhahaya marki hore daarod oday ged saran ow aha mel ow kayimid lama yaqaan
War ninyahoow Illaahay ka baq afxumaduna dhaqan wanaagsan ma aha