Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Maxaa kasoo baxay wadahadal ay sheegeen Madaxd Soomaaliya iyo Jabuuti

Madaxweynaha dowlada Soomaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti halkas oo kulan balaaran uu kula yeeshay dhigiisa dalkaas Ismacil Cumar geelle.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay arimo badan sida uu sheegay Agaasimaha madaxtooyada oo maadxweynaha kula sugan dalkaas Jabuuti.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga waxyaabihii laga wadahadlay.

Madaxweynaha dowlada ayaa safaro kale ku tagi doona dalalka Itoobiya iyo dalka Kenya isagoo kaga sii gudbi doona dalal kale oo caalamka katirsan.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII