Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Howlgaladii ugu danbeeyay ee B/Weyne iyo bandowgii oo magaalada laga qaaday

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa howlgalo balaaran ka sameeyay xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Howlgalkan ayaa waxaa lagu baadi goobayay dad falal amaan xumo ah ka wada magaalada, iyo Miinooyin laga barayay dhulka hoostiisa.

Duqa Magaalada Beledweyne Maxamed Xasan Nuuriye ayaa sheegay in howlgalkan lagu soo qabtay dad badan, sidoo kale lagu soo faagay Miinooyin meelo ku aasnaa.

Riix Halkan si aad Waraysiga udhagaysato

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay magaalada ka qaadeen bandowgii saarnaa mudooyinkii lasoo dhaafay kaas oo saameeyay dhaqaalihi magaalada.

Waxaa uu sheegay in dadka ay socon karaan xiliga ay doonaan gudaha magaalada, amaankana ay sugayaan ciidamada dowlada iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah Amisom.

Shacabka magaalada ayaa si weyn usoo dhaweeyay howlgalada ka soconaya magaalada ee amaanka lagu xaqiijinayo, waxaana saakay la arkayay dadka oo xili hore kalahaya.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email: Warqaad@hotmail.co.uk

3 Responses to DHAGAYSO: Howlgaladii ugu danbeeyay ee B/Weyne iyo bandowgii oo magaalada laga qaaday

  1. Mohamed husein says:

    Warqad makala taqano beledweyne iyo kismayo wa marki 2 ad e ay bishan isku qasan mise waxay jecelyiihin wax ka shega kismayo

  2. Nincus says:

    Asc warqaad alle kabaq anaa joga b/weyne garahan xafada nuur xawad bandaw laqadayna ma jiro wayba adkaeyen oo markii hore in lagoyo lamiga way ogalayen lkn sakay maya wuw noga daray hadlka ka sooyeray c/fitax

  3. Hanad says:

    Warqaad run hadad weyso been ku buuxi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII