Ciidamada Kenya ee kusugan dalkeena Soomaliya waxaa ay qeyb ka yihiin ciidamada Amisom ee dowlada Soomaaliya ka garab siinaya dagaalka kadhanka ah Shabaab.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ah magaalada ugu weyn ee ay ciidamada la wareegeen dhawaan, waxaase jiray dagaalo badan oo ay sii mareen.
Arinta layaabka leh ayaa ah in la arkay muuqaalo muujinaya ciidamada Kenya oo si binmi’aadanimada ka baxsan udilaya dad ay ku sheegeen Shabaab.
Ciidamada Kenya ayaa isku soo harereeyay dhalinyaro ay abteen, soona qaatay ulal waa weyn, biro iyo wayxaabo kale kadibna si arxan daro ah ula dhacay.
Arintan ayaa kamid ah dhibaatooyinka ay ciidamada shisheeye ku hayaan dadka Soomaaliyeed ee laga yaabo in ay daruufo nololeed ugaysteen qoryaha ay ku dagaalamayaan.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Warqaad hoyada iyo raxawenta atahay was ugandiska dadka nool ee caruurta ah marinay gawarida kahadal ninki laqabta bada ayaa lagu ture maxayeley hawiye naxariskale malahan
Nacas raskambonidi kudhashay maxan dhaha war ma gaal bad u doodeysa marki horaba aqli ogaden ba kugu jiray
asalamu alaikum fadlan yaan liscaaynin adigana ogaden wax haka sheegin kaa kalena wu qaldanyahay marka cay waalaga fiican yahay caayda haliskadhaafo wabillahi towfiiq
Somalida sidas wey ku ficantahay wayo horaa loo yiri qofka kas sholalkuu is dhiga lagu qalaa.
Ma ahan dadka ey garacayan shabab shababna magaracikaran kufarta mad madow ee wa nacamleyayal sidi wariyasha webkan lagu magacabo wargaal.com kuna dhereya u adegida salibiyiinta melkasta oo ey jogan
kk.k.k.k.k.k.k.k dadka lalaynayo awalbaysan ahayn ogadeen waa mareexan cowramaleh shiiqaal biyamaal waxlee saas ah kakakakakakakaka
Kenya hiyo kitu ni kwaida yao hawa endi mahali wako al shabab so wana anza kuumiza waraiya wakati ya vita wale wasomali ambao wana itwa (dar green) ndo wata bitisha mbele yao.je kenya wame enda kutafuta nin ndani ya somalia? Kuumiza waraiya tu sio. Naambia kenyans sasa musipo acha hiyo kitendo ya kupiga waraiya ambao hawana makosa mujue wasomali wote watakwa al shabab na mutaona moto sa hiyo
Ogadn knya daba fadhi wale shalayti iyo xasuq wu ni dambeya, awal ba qaxoti ayd ehden :iyo tugsi kunool
oo makanaxaysaan anigu nin al-shabaab qori usida waxaa iga xiga kenyanka gaaladas ah waayo al-shabaab ayaa sidaan iyo si kadaran uxasuuqa ummadda muslimka ah ee somaliyeed waan kufaraxsanahay weliba inay mindi ku qalaan ayey ahayd suu waa munaafaq muslinka kugabanaya oo baneystay dil xaqdaro ah caadana kadhigtay inuu kufaano
raaskamboni hoyada wase qaxoti waligiin ayaa ahan jirteen somaliya qaxoto waa ku eheden itobiya wad ku tahiin kenyana wad ku noqoneysiin garissa waxa lagu sameyay ogaden wad la socota in suuqii ugu weynaa suq mugdi ma dhihi jiray away gabdho la wasay oo hintiina bbc ayaa ka jogi weynay marka sxb raaskamboni ninka ey garacaayan waa ogaden sida mesha lagu garacaayo waaa qooqaani xiligii ey jogen ciidamada kenya sxb hawiye cid wax yeleyn karto majirto sxb hawiye adigo qaxoti ah ayuu ku hayay jalalaqsi iyi baladweyn ayuu kugu hayay wacal yahaw murtidka ah
raaskamboni sxb daraad dhacabka ku dhaqan garissa sida loo garaacay maxad uga celin weyday sida ul idinkula waday ayaad isbitalada lawada jiiiftay garissa bbc sida aad uga calacaleysen wan maqleynay ba ay iyo hogay ayad leheden shacabka lagaracayay waaa ogaden mahan hawiye ee kaceli
Asc maanta soomali hadii aanu nahay hal doqon ayaan leenahay somalidu waxay yiraahdaan mise ugu maahmaahaan halkaa doqon (doqon ma, waaye) waa ethiopia waa kenya meeshaay degaan dhaxan ayaa naga soo gasho doqon ogaden waaye
really i watched diz video actually itz painful. sorry somaliiiiz. anaga isyelnay taaas.
even hday yihin alshabab thr ar supoz to do dat.
Asc markahore waxa mahad iskaleh allah subxanahu watacala marka xigta kenya iyo dadka hada ay sas ugaleyso mahan shabab ee wa dadka deganka weyna kumacdahay waxad dhagaha kafureysaten baqa mijahidinta abal gudkinana wa sidan iyo waxkale awalba gal ayad wali kadhigaten ilaheyna wadku kufrisen insha allah ciqabkina wa dilka kenya iyo narta alle
Waa man yabaye somali qabii qabiika maxay ka hesha midkasta oo rayidhibanayana ucaya midkale qabil kasta uyahay waa walaal kaye
waan kaxun nahay hadii aan nahay daka ku dhaqan qurbaha sidaan in dhaceeso waan ogeen wayoo ogadeen waligigiis dabo dhif nimo ayuu ku nollaa waligiisna wuuu ku shaqesan jiray mida kale in uu sidaan ugalo markiisa hore uu ku imado qaxooti somali xurta ah anagaa isku kenay bahal lasoo dhawesto ma ahan intii xurta aheed ayuu hada rabaa in uu siiyo kenyati taas ma suurta galeso ee wax kale ayuu arkaa sxb dadkii kuwii kaquwad weynaa ka kiciyay ayaa nool hada kuwanna uma dahayaan ayaga iyo kuwey wataan ogadeen nacalad ayaa ku taal dhamaan shisheeye kal kaal ogadeen iyo isaaq hunguri ayee wax modaan waliiskaga daba imaan donnaa meshaad gashaan ayaan arki donnaa
Raskanbooni aya maulka ah waxan ookalana kenya in aykusameyso shacabkasomaliyed waxbaumaarakto ogadheena waxan ookala waligooda aya lagusameenjirey iyo waxkadaranba walagubijirey (sida wagala ookala & gaarisa)hadana kuwaan sidhan laleeyahay( ongeya iyo unawashiyananani) waiyagiley waye layaabmalah aaniskacilino illahey ankaalmawaydiisano alaa ciilbadana dadrersomaliah ongeya maxaakayaqaanan ar dagaal ayuhal mukhafaluun
ooliyo dhiladi kudhashay was garaciyow hoyadadi melkasta tagned e madowga badned was gormad dad noqoten ogaden aya herka ina gadhsiyay in ad kumataqdan inigo melkasta sidi warabihi isku cunaya markan ina so dhaweysanay ayad nagu balan furaysan 21 sano ayan ina haynay sxb duliyahay madowga badanle ogaden melkasta sxb o ujogo wan isku xirayna 9 gobal e itobiya 3gobal e kenya 3 esomalia ha kugu tagnato sxb waxan shacisinayna wan ka qadayna kudanbana haba shegin wecel abal male wabilahi towfiq
kkk ogaden waa ku fican tahay in mel walba lugu garaco jajusen xun kenya waa ogatay in ad dad jira aysan ahayn
mar hora waxa layire wacal adoo wacal dhihin ayuu wacal ku dhahaa,mantana heer waxad gaarteen in aad ogaden caysaan
Nabi muxamad NNKH,
wuxu yiri kuwa qaybyaaladu madax martay waxay la mid yihiin doorshaanka,
Xaar walwaalka marku xaar arko dila dilaysanaya,
allaa ka magan galnay inaan ku sifowno xaar walwaal ama doorshaan,
lillaahi tacaallaa allaan ku dhaartaye, waa dhab qawlka rasuulkeeni csw, warkiisu,
walaalayaallow ka maarma xumaanta, dadka alle ayaa Abuurtay qabiilo ayuuna u kale bixiiyey si ay isugu gargaaraan dhan kasta, ee ma ahayn sidaan aan ku sifownay in alle Nooga dhigay inaan isku cayrno?? Waadna mahadsantihiin
Asc wr wbr, walaliyal maxd isku caneysan ee dheha illahow nag sar galad iyo kuwa la jiro
Abdulqadir sxb mahadsanid, xadith kaas ayaa ku filan inta caqliga u saaxiibka ah, qabiil darajo laguma gaaro oo soomaali wey aragtay faa’iida ay qabyaaladu leedahay, in darisdaris la isu wanaajiyo oo la isugu kaalmeeyo wax dhaama ma lahan, walalayalow aan iscafino oo wadaninimo aan muujino.mahadsanidiin.
ogaaden waligodba saasa loo adoon san jiray garisa wixi kudhacay waala arkay raskamboni na ciyalka xafada weye waligodna qoxoti bay ahayen ilka dheerey arliga ojibad kataha jarerta kenya urufiyana wajina idin mahayan halagu qoslo kkkk
akhas akhas akhas akhas akhas akhas akhas akhas
waxaan laqaaraco waa eelay iyo hawiye iyo qashin alshabaab ah , waxay leeyiihin buurhakabo ka imaanay , markaa waliba in gus loogu daray aheed nacadba ku taal , mooryaan qashin ah tuug mool si xun ayuu u dhintaa , hawiye waa umad odaygooda iyo sheeqooduba tuug yahay oo ka xishoon mooryaanimada , dadka odey u yahay DALABEEY ,XAAD , INDHACADE ,GOOBALE ,IYO AXMED DIIRIYE OO DIGFEER DAGAN ISBITAALKII DOWLADA , QASHIN WAA QASHIN
Asc walaalyaalow iska daaya cayda iyo aflagaadada Alle sw wuxuu leeyahay aayad quraan ah waquuluu linnaasi xusnan oo ah dadka hadal wanaagsan ku dhaha Ogaden waa qabiilkii ugu danbeeyey ee gaalo soo raaca waana khaatumadii ugu danbeysay ee soomali horaad gaalo uwada raacdeen soomaliyey ceebtiina qarsada Ogaden 100 sano ayuu gaalo ladagaalamaye waxaad akhrisaan webkan http://www.britishcolonialafrica.com kadibna riixa jubbaland iyo british east africa waxaa kale oo aad googleka ku qortaan (( why the war between somalia and UK was costly))
Waxaan kaloo hayaa 138 ducement oo Ogaden Jubbaland ah waana boqolsano kabadan dagaallo kharaar oo dhacay oo gaalo ay lagaleen Kenyana in badan buu dagaal ka socday illaa ay u saxiixday dowladdii soomaliya ee uu cigaal prime minisyer u ahaa oo ay danta ku qasabtay inay isdhiibaan ethopiyana 60 sano inkabadan ayey dagaalamayeen illaa laxasuuqay oo dhaawacyadoodii laga dhiibo gobollo badan oo soomali maantana waxa ku kallifay waa habargedir oo xaqiiqda kafog oo dooneysa in dhul ay boob ku qaadato ay dad soomaliyeed deggan yihiin iyagoo weliba marin habaabinaya qoys yar oo reer Diini ah oo ay kasoo kaxeeyeen gobollada mudug
Caligii soomali inuu tagay waxaan ku ogaaday labaatankii sano ee ugu danbeeyey baa nin meel uu xoog ku qabsaday leh anaa iskaleh
( إن الذين آمنوا ثم كفروا ثم آمنوا ثم كفروا ثم ازدادوا كفرا لم يكن الله ليغفر لهم ولا ليهديهم سبيلا ( 137 ) بشر المنافقين بأن لهم عذابا أليما ( 138 ) الذين يتخذون الكافرين أولياء من دون المؤمنين أيبتغون عندهم العزة فإن العزة لله جميعا ( 139 ) وقد نزل عليكم في الكتاب أن إذا سمعتم آيات الله يكفر بها ويستهزأ بها فلا تقعدوا معهم حتى يخوضوا في حديث غيره إنكم إذا مثلهم إن الله جامع المنافقين والكافرين في جهنم جميعا ( 140 ) )
Anagaya is cayeyno dadkenana walalaynaya an dodno okenya wadankena hanoga baxdo maxay dadkena ulaynaysa sharciga ay dhalinyarada kulaynayso muxu yahay fadlan madax somaliyed wa in ay kenya dalkena kasarta intan kabadan uma dulqadanayo jirdilka ay nagu hayan (asc.w.W)