Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Website Cusub oo kaa haqabtiraya baahida Ciyaaraha oo hawada kuso biiray.

Website cusub oo kaa baahi bixin kara wararka ciyaaraha adduunka ayaa maanta si rasmi ah hawada ugu soo biiray.

ciyaaro24.com waa website, kaa saacido doono helitaanka wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha adduunka,waxaana masuuliyiinta iyo maamulka webka ay sheegeen inay aqristayaasha Sharafta leh ay usoo bandhigi doonaan ciyaarihii ugu dambeeyay.

Wararka aad ka helayso waxaa ka mid ah :Suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada,natiijooyinka ,taariiqaha ciyaaryahanada,iyo warar kale oo Soomaalida iyo caalamkaba Quseeyo.

Si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha RIIX HALKAAN

3 Responses to Website Cusub oo kaa haqabtiraya baahida Ciyaaraha oo hawada kuso biiray.

  1. Jooqle shire says:

    Thang u alot wanku farax sanahay in aan helno wabside cusub wxn leenaha welcome to hand open

  2. Ajay says:

    Waa webset arsenal taageere u ah waxas lama rabo waa inuu dhax dhaxaad ahaadaa oo koxaha oo idil ka hadlaa by

  3. عن أبي سعيد الخدري عن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (( لتتبعن سنن من كان قبلكم شبرا شبرا وذراعا بذراع حتى لو دخلوا جحر ضب تبعتموهم .قلنا يا رسول الله اليهود والنصارى؟ قال: فمن ؟!! ))

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII