Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Dad badan oo xabsiga Galkacyo la dhigay iyo rabshado qasaaro gaystay oo dhacay

Ciidamada mamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa howlgalo balaaran ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib rabshado xalay ka dhacay.

Rabshadahan ayaa ka danbeeyay kadib markii weerar hubaysan lagu qaaday ciidamada amaanka magaalada, waxaana rasaas la isweydaarsaday ku waxyeeloobay dad rayid ah.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysi Taliye kuxigeenka magaalada.

Taliye kuxigeenka Gen Muxiidin Axmed Muuse ayaa sheegay in howlgalo ay sameeyeen ay xabsiga dhigeen dad badan oo lala xariirinayo falalka amaan xumo e magaalada ka jira.

Ku dhawaad 4 ruux ayaa waxyeelo kasoo gaartay weeraradii xalay ka dhacay gudaha magaalada kas oo lala bartilmaameedsaday ciidamada.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

4 Responses to DHAGAYSO: Dad badan oo xabsiga Galkacyo la dhigay iyo rabshado qasaaro gaystay oo dhacay

  1. Wanaagsane says:

    Ayagu intey islaayaan ayaa masaakiinta reer koor kofuredka ah xabsiyada kubuxinayan

  2. lafale says:

    majerten waa shufto qabil dilay dadka ay xiren waxaa ubadan raxanwayn iyo jarer masakin ah ilohow dadka kaqabo

  3. Waaya arag says:

    Waxaa fiican qofku marku hadlayo inuu kuhadlo hadal aan wax udhimeyn marka waxaan codsanayaa inaan loohadlin afkaaqoyan waxaana fiican qofku inuu tiisa kataliyo maxaayelay horaa looyiri tiisa daryeela tukale kudara

  4. Saciid ade says:

    Wixii dhibwada alow dadka kaqabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII