Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Exclusive Waraysi : Wararkii ugu danbeeyay ee B/Xaawo oo ay Shabaab la wareegeen

Wariye katirsan Warqaad.com ayaa goordhow qadka taleefanka ku waraystay mid kamid ah dadka magaalada B/Xaawo e gobolka Gedo.

Riix Halkan si ad udhagaysato Qaabka ay wax uga dhaceen B/Xaawo.

Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigay magaalada kadib weerar labo dhinac ah oo ay kusoo qaadeen galabta xiligii salaada casirka.

Gadiidka dagaalka ee Shabaab ayaa lagu arkaya gudaha magaalada, iyagoo hatan wada howlgalo guri guri ay ugu galayaan xaafadaha qaar ee magaalada.

Waxaa jira warar sheegaya in qeybo kamid ah magaalada ay gubanayaan sida meel an ka dheereyn saldhiga dhexe ee magaalada.

Dadka deegaanka ayaa qaba cabsi aad uxoogan oo ku adan dagaalkan ka dhacay magaalada B/Xaawo ee xaduuda la leh magaalada Mandhera.

Warar kale dib kla soco Warqaad.com Insha Allah

11 Responses to Exclusive Waraysi : Wararkii ugu danbeeyay ee B/Xaawo oo ay Shabaab la wareegeen

  1. samatar says:

    alshabaab waa gaalo,waa in laladagaalo,guulayaan urajeynayaaciidanka soomaaliya

  2. jaamac says:

    Waaa maasha allaah hathal faylawu

  3. Wanaag says:

    Guuuul mujaahidiita

  4. Nacabka kenya says:

    ALLAHU AKBAR MUJAHIDIINTA ALLAHA CIZEEYO

  5. Axmed dacar says:

    Kuwada ,wala tahinu wala taxzanu wantumul aclowna inkuntum mu,minin

  6. Wil wagardhaceed says:

    Warqaad benta iska daya magala alshabab ma sogalin ee bananka aya kajogen magalada waxa sibuxda gacan ugu haya ciimada dowlada somalia

  7. asc dhamman aqayaarta sharfta le waxaan u rajeyneeyna wadan inoo isbadal nabadeed oo dag dag ah illaah ha inoo keena aamiiin

  8. Maxamed cali says:

    Wa wax wacan in ayqabtan meelkasta mujahidinta guul

  9. Ali haleys says:

    Reer balad xaawo.ayagaa shabaab lashaqeeyaan.intaad kismanyo ku ordeeysaan.XOreeysta dhulkiina.oo iska dhiciya cadaw.

  10. Ahli-suna says:

    Alshb waxa igu balan ah, lugtayda hosteda ina kugalgiyo, meel kasta aya kasaare waxa tahay 2 qawaarij o xaaranta cunayo balse wa ina ofiya balanta qaaday. Nacalatulah calayka

  11. Yusra mubarak says:

    Runti qofkii ku dhahay baladxaawo ayaa alshabaab soo gashay waa been lkn wxa sax ah in ay soo gali rabeen lkn bi qudratillahi waa ay u suurto gali weysay sababto ah waa la iska dhiciyay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII