Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Arsenal iyo Aston Villa oo dhibcihii kala qaatay iyo Bayern Munich oo xasuuqday Hannover 96

Kooxda kubada cagta ee Aston Villa ayaa ku sigatay in ay sedex dhibcood oo nadiif ah ay ka qaadato kooxda macalin Arsene Wenger oo ay ku marti qaadeen Villa Park.

Hase ahaatee waxaa ay kooxda heshay hal dhibic oo kaliya, tas oo soo nooleynaysa rajadii ay ka laheyd in ay kasoo baxdo halka ugu hooseeya ee horyalka

Goolhayaha kooxda Gunners Wojciech Szczesny ayaa caawa ka diiday  xidiga Aston Villa ee badalka kusoo galay Brett Holman in uu dhaliyo goolka guusha dhamaadkii ciyarta

Tababaraha Arsenal aya cawa ka yabsaday taageerayaasha kooxda kadib markii uu kursiga keydka ugu dhameeyay Sagna, Vermaelen iyo Wilshere oo kamid ahaa kooxda safka hore ee Arsenal

2 Responses to Arsenal iyo Aston Villa oo dhibcihii kala qaatay iyo Bayern Munich oo xasuuqday Hannover 96

  1. Sharma'arke says:

    Aan aragno arsenal sanadkan meshay gadho

  2. [...] Arsenal iyo Aston Villa oo dhibcihii kala qaatay iyo Bayern Munich oo xasuuqday Hannover 96 [...]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII