Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in ciidamada Militeriga Kenya ay xalay toogasho ku dishay Nin lagu sheegay inuu ahaa Burcad
Dilka ninkan lagu sheegay inuu ahaa burcad ayaa ka danbeeyay ka dib markii ay ciidamadan weerar ku qaadeen goob la sheegay in ay kusugnaayeen maleeshiyaad burcad ah oo hubaysan.
Gudoomiyaha Countiga Garissa Macalin Maxamed ayaa isagoo kusugan magaalada Gaarisa usheegay saxaafada in dilkaas loo gaystay mid kamid ah Kooxo Burcad ah oo kusugnaa magaalada Gaarisa.
Waxaa uu sheegay in howlgalkan lagu dilay ninkan burcad ah sidoo kale lagu soo qabtay qori uu watay, isla markaana ay ka qeyb qaateen shacabka magaaada Gaarisa.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Gaarisa ay tahay magaalo ay leeyihiin dad Soomaaliyed raalina aysan ka noqonayn in ay ka baxaan oo loo daayo Kenya iyo kuwa amaan xumada wada.
Howlgalo balaaran ayaa ka soconaya magaalada taas oo lagu baadi goobayo kooxaha inta badan falalka amaan xumada ah ka gaysta Gaarisa.
Warqaad.com/Muqdisho office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
I can see the condition of kenya is like somali due bomb
Acw . Dowladda Kenya waa inay samayso Ciidamo Deegaanka ah, oo dhar cad tiro badan ah . Sidaas ayaa lagaga adkaan karaa kuwaan kasoo Duulay Xamar, si ay Carqalad ugaliyaan Kenya . Soomaalida ayaa istaqaan Militariga kenya waa in laga dayaa magaalooyinka Dhexdooda hawgallada ah . Qorshahan waxaa samaysay Ethiopia, wayna ku liibaantay . Waxaan leeyahay Soomaali udira Soomaali, iyada ayaa istaqaanee . Siyaasiyiinta Soomaalida ee kenyana waa inay arintaas ka dhaadhacsiiyaan Dowladda Kenya . Mahadsanidiin .
Hawlgalka waan soo dhawaynaynaa hadaan nahay dadwaynaha WAAMO, waanu garab taaganahay ciidamda dowlada KENYA, waxanuna soo dhawaynaynaa in la masaafuriyo dadka dhibka ka wada magaalada. KISMAAYO way ka quusatay Mooryaantu, waa inay GARISSA na ka quusataa. Doorashada soo socota waxaan dooranaynaa ninkii Amaanka wadankanaga iyo dadkanaga gacan bir ku qabta hana ogaado in KISMAYO iyo GARISSA isku mid yihiin maanta. Ninkii aaminsan inay laba wadan kala yihiin HE IS DEADLY WRONG AND WE WILL NOT VOTE FOR HIM.
HELLO-GARISSA,
HELLO-GAROWE
HELLO-JIJIGA
HELLO-KISMAYO
Waxaan dadka garisa kulatalinaya ninkey kashakiyan iney qabtan x ninkad sodhaweyso aya kugudaran
ninkan la dilay maahane ninkale waa la qabtay ciqaab ayaana la marsiin doona insha allah.
Ilahow naga so gagawa waxa bibkawad townka
Saxib ninka iskumagacabay sharif magacaga ficna lakin madaxada maskax dofar miya kujirto wayo damir malihid ee qabil iyo qurun aya qalbiga kagajira ee jahil nimada ladaf umada somaliyed.
Midka garissa iyo kismayo iskumeel ku riixyo caqli muu leeyahay wayo anaga waxaan nahay dad soomaliye adinka kenyaan maxaan niska kiina galey aan ogaaden nimada ahayn kala dal ayaan kasoo jeedaa qabilna meesha lagama rabo
afmaado hada tahiin ree gaarisa waxaa tahiin adooonta aay ku shaqeestaan kenyaanga ee ma tahiin kenyaati dhalad ah naagahiina waala kufsaday suuqiina waala gubay waana laay xabadeeyay maxaa tahiin marka afka kala bax ree xamar adaa qaxooti ah oo lagu gumeestaa waraa gobolka turkaano 45 nin ayaa lagu dilay mana la aadin waa maxay sababta loo aaday gaarisa kkk waxaa tahiiin la heeesta yaaaal kkk ogaadeen awal wax tareeen fulayaaal