Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kooxda Chelsea oo ceyrisay tababaraheedii Roberto Di Matteo kadib guul daradii Juve

Macalinkii kooxda Chelsea  Roberto Di Matteo ayaa laga ceyriyay shaqadii uu kahayay kooxda kadib markii guul daro ay kasoo gaartay kulankii Champions League ee  Juventus.

Maamulka Kooxda ayaa sheegay in kadib guul daradii 3-0 ahayd ee kooxda kasoo gaartay Juventus ay kooxda ka dhigtay in ay ku dhawaato in ay ka harto CL.

Kooxda Blues  ayaa dhanka kale ku guul daraystay in ay guulo gaarto shantii kulan ee ugu danbaysay horyaalka dalka Ingiriiska, xili ay ku aadan tahay axada soo aadan naadiga hogaanka horyaalka haya ee Manchester City.

Bayaan kasoo baxay Kooxda ayaa lagu yiri  ”Kooxda kubada cagta ee ayaa soo gaba gabaysay shaqadii Roberto Di Matteo.

Haatan waxaa xilkaas ugu cad cad macalinkii hore ee kooxaha Liverpool iyo Inter Milan Rafeal  Benitez iyo tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola

Warqaad.com/Ciyaaraha

8 Responses to Kooxda Chelsea oo ceyrisay tababaraheedii Roberto Di Matteo kadib guul daradii Juve

  1. Abdullahi says:

    That is good idea because this guy make alot of mistake i have to say cheerio

  2. Honest says:

    Ar chelsea aaaaa maxeey dhib qabaan mclnka iyo guushu ma isla dhasheen waa su’aale?

  3. Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk

  4. farmajo says:

    waan kufarah sanahay in ay kacayriyan shaqada wayo xilksa ayu gudan waye

  5. mahamed Nur says:

    wayku saxanyihiin mamulka chelsea inay buriyaan dimataio

  6. Muslim says:

    Hhhhhhh that shit nigga coz De m was Gud

  7. Mahamed yare says:

    K.k.k.k.k.k.k. Maxaa dhcay maguul darada mcalinka wate mise kooxda?

  8. قُل لَّن يُصِيبَنَا إِلاَّ مَا كَتَبَ اللَّهُ لَنَا هُوَ مَوْلانَا وَعَلَى اللَّهِ فَلْيَتَوَكَّلِ الْمُؤْمِنُونَ

    قُلْ هَلْ تَرَبَّصُونَ بِنَا إِلاَّ إِحْدَى الْحُسْنَيَيْنِ وَنَحْنُ نَتَرَبَّصُ بِكُمْ أَن يُصِيبَكُمُ اللَّهُ بِعَذَابٍ مِّنْ عِندِهِ أَوْ بِأَيْدِينَا فَتَرَبَّصُواْ إِنَّا مَعَكُم مُّتَرَبِّصُونَ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII