Waxaa xalay lasoo saaray liiska isku aadka qaramada Ciyaaraha bariga iyo bartamaha Afric iyadoona Soomaaliya ay gashay Group aad u adag.
Qaranka Soomaaliya ayaa ka hor imaan doona xulal waa weyn iyadoona qaar kamdi ah Group-yada lagu tilmaami karo in ay yihiin kuwii dhimashada.
UF UF magaca somali iskadaya wu dhintaye. Waxad somaliya ledihin wa ilmo qabiil waxeyna wajahayan wadamo qarankoda halyahay’ marka magaci somaliga aha umba sidhimanaya wad oktihin in itobiya =0 out of 5
Soomaliya gul ayan idin rajeyna nacaska carurta camal u hadlayow wax dhintay ma jira magaca smaliyana wu jira gulna weykenayan e doqonka dalkisa necebow so barbar smaliya gul iyo guldarabo wanku faraxsanahay
Been ma,aha wa reer kali ah war isla yaaba.
This is a mavelous league. I am sure we have a very organised team this year and i believe the talent of our players. Let us give a full support and encouragement to the team so that they feel stronger. Yes we can. Somali hajirto guushana ha qadato
I wil encourage da playerz and da rest f somali weyn 2 do dea best inshal guulll
Aad ayan ugu faraxsanahay ciyaraha kadhacaya uganda waxana rajeynaya in ay somali ku guleysata kobka ciyara bariga iya barta africa
Olready waan u diyar garob nay hada nahay wadanka somalia viva or guul somalia
O uot of 5 Eathpia will it be posebly
Anigu madama nin ciyaarto an ahay wiliba kubada cagta aad ugu dhereya waxan huba dhalanyaro somali ah o an kubada kuwada ciyarno dalka kenya hadu an uciyaari laheynay qaranka somali waxan huba inaan kaso bixin laheynay group stage ka
Somali wil win the match if they agree to onother