Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kenya Kismaayo Ma Qabatay Mise Way Qabsatay (Faalo)

Magaalada kismaayo oo ah xudunta gobolada jubooyinka waa magaalo tan iyo markii uu bur burka  ka dhacay dalka ee isaga kala danbeeyeen gacano aad u fara badan oo aan si sahal isugu wareejin mid waliba marka uu maalmo ka taliyo waxa uu la kulmiyay mawjado dagaalo oo laga soo abaabulayay dalalka deriskeena ah asala ahaan dadka degan magaalada kismaayo waa dad il baxa ku ah  isbadalada waxa ayna had waliba ay taageeran oo ay la shaqeeyaan midki ku gacan sareeya oo reerka ku soo hara

Markase la tilmaamo muran siyaasadeed iyo xukun maroorsiga  gobolada jubooyinka waxaa uu salku ku haya waxa la oran karaa ma ahan mid kaliita ismaan dhaafka bariga dhexe waayo gobolada waxaa ku wada nool in ku dhow 40 qabiil oo isugu jira kuwa asal ahaan xuduntooda ay ku duugan tahay iyo kuwa ugu darmay siyaabo kala duwan kuna kala danbeeyay soo degi taankooda.

Tan iyo dowladii kacaanka siyaasad ahaan iyo ciidan ahaanba waxaa miraayada ka muqanayay waxay ahaayeen beelihii dul dagay beelihii dagnaa jubooyinka

Tan labaad gobolada jubooyinka waa gobolo wada kulansaday qayraadka dabiiciga oo aan lahayn gobolada kale sida Bada Wabiga Dhul beereed Dhul daaqsin Xoolo nool iyo waliba ganacsi aad u xoog badan waana qayb ka mid ah sababta keenaysa in qabsashadooda loo soo jabhadeeyo

Tan sedaxaad waa dhul ku fiican xaga istaraatiijiyada dagaalada kooxihii loogu awood roonaado ayaan maamulo waxay awood u helayaan inay si fudud ugu talaabaan xuduuda uguna nabad galaan cadowgooda

Tan afaraad waa tan ugu daran oo ah saamaynta dagaalada jubooyinka ay ku leeyihiin dalalka itoobiya iyo kenya oo hadba jabhad ku soo dhiiri gelinaya inay qabsadaan jubooyika  ayagoo ujeedadoodu tahay in aanay gobolada ku beermin  jabhado mucaarad ku ah oo wax yeelo u geysta dalalkooda sanadihii u danbeeyay waxay jubooyinka ka mid ahaayeen gobolada ay maamulayeen xarakada al shabaab ma jirin wax muran ah oo ka imanayay maamuladooda xata oday dhaqameeyadu waxay ahaayeen kuwa xeeladahodoa kula xoogsanayay xeerarka ka jira labada gobol hase yeeshe markay bilaawday dowlada kenya qorsheheeda ku aadan xoreynta jubooyinka ayaa la maqlay shux shuxda iyo is garbinta qabaa’ilada ku aadan maamulka loo dhisi doono jubooyinka waayo ma ahayn howl ay isla fahansanaayen soo feregelinteeda arimaha jubooyinka dowladihi soomoaliya ka jiray iyo dowlada kenya haba kala tabar yaraadaane balse halka arin ay isla fahansanayeen aya waxay ahayd in xarakada al shabaab oo ay labada dowladood u arkayeen in amaankooda halis ku yihiin in meesha laga saaro.

Hase yeeshe la tashi la’aanta dowlada kenya iyo dhismaha maamul goboleedka Azaaniya jubooyinka oo sii xoogeystay ayaa waxa uu xiligaa sababay in uu mad madow soo dhex galo siyaasadaha soomaaliya iyo kenya waxaana tiro xildhibaano ah oo aad u jir diidana dhaq dhaqaaqa madaxda kenya ay wadaan barlamaanka xiliga ay keeneen mooshin ka dhan ah heshiis afgarad lagu macneeyey oo ay xukumadii cumar cabdirashiid la saxiixatay dowlada kenya kaa soo salka ku hayay xuduud badeedka labada dal dood dheer ka dibna baarlamaanka waxuu isku raacay in heshiiskaasi waxba kama jiraan laga dhigo dowlada kenya oo mar waliba ka go’nayd inay mar un xididada u siibto awooda al shabaab jubooyinka si ay u yaraato qataraha kaga imaanayay marna dhag jalaq uma siin doodaha ka dhanka ah ee ka socda gudaha soomaliya waxayna mudo ka dib si daxadar ah leh taariiqda markii ugu horeysay xuduudooda ka soo talaabeen xudooda  ayagoo garabsanaya jabhada raaskambooyi uu hogaaminayo Sheekh Ahmed Madboobe oo ah sarkaal horey ugu tirsanaa xarakooyinka islaamiga ee ka dagaalamayay gudaha soomaliya iyo sidoo kale ciidamo ka tirsan dowlada soomaliya oo in mudo ah loo carbinayay howl galka jubooyinka hase yeeshe soo gelitaanka ciidamada kenya gudaha soomaliya waxa uu abuuray mar kale muran siyaasadeed heer madaxeed ah iyo weliba mid hoose oo ay ku kala qaybsameen madaxda dowladihi soomalaiya ee xiligaasi

Balse beesha caalamka oo u aragtay arinkan inuu xad gudub ku yahay xeerarka caalamiga ah ee dowladaha deriska ah dowlada kenya ku taageersan ka hor taga halisteeda amaankeda waxa ayna xaalkii ku xaliyeen in ciidamad kenya lagu daro howl galka maletari ee ka soconaya somaaliya aakhirkiina soo gur guurasho dheer ka dib ciidamada kenya iyo jabhadihi la socdayba waxay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan magaalada kismaayo

Ma jirin siyaasad mideysan oo salka mugii ah oo ku aadan aayaha jubooyinka hadii al shabaab laga saaro waxa laga yeelayo waxaase madaxda kenya mar kale qarsan waayeen colaadi ay u hayeen dowaldi kumeel gaarka ahayd ka dib markii wafdi ka socda dowlada kenya oo markii ugu horeysay booqasho ku yimi muqdisho si uu kulan ula qaato madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmo ka hor ku guuleystay doorashadi ka dhacda dalka soomaaliya balse nasiib daro inta uu socday kulnkaasi waxaa lagu baraarugay qaraxyo ismiidaamin ah ku waaso qal qal geliyay kulamadi labada dhinac qaraxyadan oo ay sheegteen al shabaab ayaa dad badani fajac ku noqotay ka dib wasiir arimo dibadeedka kenya oo wafdiga hogaminayay laga soo wariyay inu falka ka danbeeyay madaxweynihi hore ee somaliya Mudane Sheik shariif sheik ahmed .

Mar kii lays dhaafsaday hadalo diplomaasiyadeed oo jawaab celin iyo beenin ah lama oga in lagu kala dawooway iyo in kale balse xiisada kismaayo labadii todobaad ee u danbeysay ayaa ahayd xarig lama sitaan waayo meel waxaa ka socday muranka waxa laga yelayo dhuxul aad u fara badan oo halkaa daadsanayd in kastoo qaramada midoobay iyo dowlada somaliya ay ka soo saaren go’aano hadan ma fulin oo waxa la soo warinaya in dalwada kenya iyo maamulka sheekh ahmed madoobe ay dhagaha ka furaysteen meel kalana waxa lagu karinayay sidii maamul mideysan loogu samayn lahaa gobolada jubooyinka.

Balse si loo sahmiyo xaalada kismaayo dowlada soomaaliya ay u muujiso saamaynteeda gobolada waxa ay marki ugu horeysay wafdi saraakiil ciidan u badan oo hogaaminayay wasiirki hore ee gaashaandhiga waa la soo dhaweeyay waana la soo sogootiyay balse xaalka waxa uu xumaaday markii mar kale loo diray gudi maamul u samayn ah oo u madaxweynaha magacaabay halkaasi oo ay kala soo kulmeen weji gabax iyo in maamulka sheekh ahmed madoobe iminka aan diyaar u ahayn in ay kulan la qaataan.

Sidoo kale  ma ahayn go’aan ka lagu soo eryay gudiga mid gaar u ah madaxda raaskambooni ee waa mid ay la wadaageen dowlada kenya oo awalba shaki badan laga qabay howlgalkeeda malateri ee ku aadan gudaha soomaliya ugu danbeyntii hada lama joogo maalmihi kumeel gaarka waxaan dooranay dowlada awood siyaasadeed leh oo la xisaab tami karta deriskeeda iyo caalamkaba siyaasada ka socota kismaayo ma ahan mid sahlan laga war wareegi karayo sidaa daraateed waxaa madaxdeena loogu fadhiyaa jawaabta ay ka bixin lahaayeen su aasha ah KISMAAYO MALA QABTAY MISE WAALA QABSADAY?

Waxaa diyaariyay  C/qaadir Maxamed Faarax {Dulyar}

45 Responses to Kenya Kismaayo Ma Qabatay Mise Way Qabsatay (Faalo)

  1. Xasan says:

    What you wrote here is old news,nothing interesting.hadi la qabtay iyo hadi la qabsaday shaqo adi kuu tala maha.

  2. Bukhaari says:

    Waaw waa warbixin wanagsan su aashana jawab teda waxaa laga sugaya dadka siyasada indha indheeya

  3. abdi ogaden says:

    suasha ana kaga jawaba xolo xun aya tahe somalia ma nahin hada iyo waxi ka dambeyo madaxweyne an figradisa an ku shaqeyneynin inan la hadlo wa qalad kismayo anaga iska leh go ankeda absme aya iska leh dhul hawiye ma aha ader waxbo hadalka ha iska dhameynin darood hadad rabtan in ad ka xadan qofki ka dhageysto ayey u talal

    • Ciilka says:

      Waa! Waa war bixin hasaasi ah jwbtuna waa kismaayo waa la qabsadaye ee halaga qabta cadowga kenya tankale ogaaden ma daarood baaa? Mise waa kikuyu ama akamba? If da answer is darod then follow our president hassan sheikh if kikuyu then it is right u are with kibaaki

  4. Muqdisho asal says:

    Waarninkan daarod uhilinayo xage kismayo kulahaatay sootan qabilada habiye asal ahaan uleyihiin waar waxbayahey baatahaye meesha isaga carar…

  5. Nur garaash says:

    Arinta KISMAAYO wax qaldan kama socdan waxaa ka qabtay CIIDANKA AMISOM EE KENYA&RASKANBONI&DOWLADA.
    marka maxaa lagu washay dhulkas hadi ee dhaheen dadka u dhashtay anaga ayaa MAMUL sameesaneno ma wax xun ba mise waxaa lagu haya KENYA ayaa rabto iney GUMEESI galiso…
    Hade arintu sida tahay XAMAR na GUMEESI ayee ku jirta o ah UGANDA oo ka ah POLICE ka na ah MILTARY marka yaan ben la isku sheegin ee maxaa dhan no ah halaga FAKARO…
    meesha wey ka tagtay arimaha somalia waxaa isku heesto DOWLADA ha madow o raban in lagu mashquliyo SHACAB ka somaliyeed&XASAN JADIID o noqday dhaga WAYNE wixi UGANDIS ka u sheegan bu run moda…

  6. UGAS wacdi05 says:

    Warqaad Nacalaa abahaa iyo garici kudhalay kuyal xamar mukashekeyo kenya waa ogadeen,Ninka wafdiga ceyriyey waa ani ee wax uqabo, hoyadna was garici siyad bare koriyey ayad tahay

  7. Samriye says:

    K.k.k.k ninka warkan qorey wa qabyaleysti lakin waxan ku waydina muqdisho uganda miya mise somaliya

  8. Asc dhamantin salan kadib ani wayabe wabkan warqaad labaxay maxa dulsaray kismanyo imisa warbahin aya kajirta calamka wax an iyada ehen o kismanyo afkada ka bixi la malaha shaqalaha warqad waxan ogu baqaya inay katanashuso iskudirka iyo qabyalada kismanyo wa dhulsomaliye cid xog kuqadan kartana malaha go ankedana waxa leh belaha dago nawaxiga kismanyo e ilahay ka baqa tankale dhalinta wabkan isugu imanto waxan lehay kawantoboba qabilka iyo qabyalada o nabada kudala wabkana wad ujedin inu wado iskudir iyo colad horleh e kagabsada war malinka qiyamo qabil iyo ana awod kulaha dunida wax kumataraso e ala kacabsiga kudala walalyal shacabka somaliye waxay ad urawan wanabad waxay kudhamaden bad iyo bari iyo gumad iyo gumaysi e gacmaha is qabsada dhalin yaro o halaga hortago qaqablaha iyo qabilaystaha by dhamantin

  9. Samale boy says:

    A s c dhaman aqristayasha sharafta leh waxa su al mudan ya somali ah ya dhulka iska leh ma martiga aya iska leh mise samala leh haday arintu tahay ano kenyan ah ayan dhulka leyahay waxa ku oranlaha hadad sas u fekerto ogow magaca an shalay ku bixiyey e ah somali wan kala noqonaya waxad ku sobaxesa mid an kenyanka ka sokenin isweydi magaca iyo dhulka wa somali ama samale marka inte dhul ku ledahay dhulki ad ka xogtay walaha ajuran miya xalal moday

  10. wiil waamo says:

    dhilaa kudhashay kanqoray warkaan xasan dhuxulow haduu ka ariminkarro waan arkaynaa

  11. iska ooya dadki dulmiga xoga qabqablanimada iyo dhaca kawaday kismaayo maanta way xorowday wana gosanaynaa wana madax banaanahay k k k raskabooni honolaato iyo dadka juboyinka iyo gado

  12. wiil waamo says:

    warkiina waxaanan usii falanqeyneyn daarood waaheshiiyey anaga hadaan jilicsaneyn hada maaha waan kasoo gudubnay BARRE HIIRAALLE AAN ADUUNKA UGU NEBCAA HADANA WAA ADEERKEY SOODHAWOW OO KUSOODHOWOOW DHULKAAGA HOOYO AANLENAHAY AWAL MARKUU CEYRKA WATAY WAAN OGEYN CEYR WAXA AYKISMAYO KA AHAAYEN. MARNA JILIB LADHAAFINJIRAY MARNA LA ISKADEYN JIRAY DAAROOD HADAANAHAY MOORAYAN MAREEXAN AH AYAA IDINKA OODHAN IDINKA ADAG FUCK HAWIYE XAARE

  13. Marka hore waxan aad uga xumahay wuxu ku hadlayo wilkas dhahaya talada kismayo waxey utaala besheyna ama reer kismayo adeer dhulka wa dhul somaaliyed waxeyna somaali raali ku tahay ayana ka shaqeynaya marka waxad ku hadleyso haku xisaabsanadan ayan kugula talinaya waxan ka war sugeyna masuluuliyentana dowlada jamhuriyada somaliyed jwbteeda

  14. Mohamed ibrahim "m.macruuf" says:

    Warayada maxad ku hadlaysiin. Gumaysi jaceel intas ayad kagarten warayada dhulku waa dhul somali ay ledahay ee malahan madow iyo caloshodood u shaqeystayaal . Ogaada midas. Wadanka dowlad buxdo ayu leyahay waxayna ka ariminaysaa cirif ka cirif. Mana dhici karto in muqalisiin dhiglawayaal ah ay wadanka madow kagadaan. Insha’alah madhera xiligii NFD lagu sodari lahaa somalia. Hana kawantowan dadka cadowga garabsinaya wana xoreyndona dadka gumaysiga ku jira NORTH WEST oo dhan

  15. Hussein adan says:

    Jawaabta waa kenya iney faraha kala baxdo arinta somalia maxa yelay somalia iyo shacabkeda lama dhax gali karo ee kenya waxa eywado haa jojiso hadii kale waxey arinta kaqarxi donta garisa inaan kabilowno

  16. sanka says:

    hawiye iyo kenya waa laba qoowiyadood oon darisnahay wali keenya ayaan isxignaa int aad burburiseen keenya nagama burburin

  17. qunyar socde says:

    xawayaan yohow kismaayo ma adoonta kula leh xoolo xoolo dhalay inaad tahay hadalkagan ka gartay horaan baa laguu raran jiray xaarka naga duu agah! aqli yaraa

  18. Cabdi ogaden wad qaldan tahay hawiye idika ka lita Kkkkkkk Ogaden wa dameer damerna ul la.aan masocdo gumeysi bes ayey yaqanaaan jaaahil ayaaa gumeysiga kenya iyo itoobiya ayad ku farax san tahay

  19. Abadir says:

    Badaw cagdhaadheer caqliga biyaa nigagajira oromo hada ilbaxnimo looshegay baatihin dadba yaa idinmoodaya ( wabibay jidmoodeen ogaadeen Agaah )

  20. zaki boy says:

    Kkkkkk inA maahmaah wuxuu. Ahaa inta wax fAlin FiirSo

  21. Dhalantet says:

    Nin hoyadis lawasi jaray kuguma xumid asna wasma rabo adiga waligaa qaxoti unbad aheyt gormad dhul yelatay xasan ima xukumayo kipaki aya ixukumay wasaq wasaq dhalay

  22. na wewe says:

    warkas waxa lawarsan dadka u cidiya dha dher wana hawiye

  23. Abdiwahab says:

    Sxb kenya waxba ha kumaramarsiyonin afkada ayat kashektay in 22sono somali iskuhesatay midakale kenya ma jaahil adookala ah bat umalesay wa wada khubaro ceynkeydonan kuladhaqmayo sxb. Kismaanyo dadka hada gacanta kuhayo wa ciduu ayaga lo’da kudhaqanayan ugu imaday ninki hartiyeed e xafuun ka imaday e halka badecada ku ibsanjiray kidibna taliyani. Waxad ogatan xeebta kismaan cida ayado xolo kudhaqaneso lowu imaday wa maxamedzuber hata ma’aha ogaadenka kale runti

  24. Qalqalii says:

    Suasha hadaan kajawabo kismaayo wa laqabtay si lamid ah sidii ugandhiska xamar uqabteen

  25. ahmed kismayo says:

    adeer kadaa absame waxaad dhahdaa kab lalax ama daruud lakiin jifi kaliya hasiin waayo hawiye ayaa naga faa idesanaya marka kafiirso hadalkaada s x b

  26. Wiil_aabe-same says:

    Gurguurte waxuu la aqliyahey dameeraha runti waxuna u dhurtey hawiye nimo kismaayo raga jogo ma ahan kuwa calacal dhageysta iyo oohintada tona sidas daraded gurgurtow waxd ku qasbanthy inad faraha kala baxda howlaha jubbaland intey gori gor tahey xiligi khayaliga wa laga so tagey xaged jirtey marki an shababka qoriga isku heysaney ma adiga i xoreyey mel igu sheeg wiilashi dher dhera en ku wayey halganki kismayo indhaha fur

  27. Inanka afsamaha says:

    UF AYA TAHAY MAXA KAGALAY HORTA KISMAYO WARQAD.COM WAX URAY AYATIHIN UF

  28. Dulmidiid. Kismaayo says:

    Kismaayo waa magaalo Darood leeyahay. Marka waa in laga dambeeyaa. Haddii Somalida kale ey dooneyso in ey Kismaayo ka ganacsato waa lo ogol yahay lkn maamul haduu yimaado Darood ha looga dambeyo

  29. Hawiyo boy says:

    Warqad waa mahadsntihiin suaasha hadii aan ka jwbo wa laqabsaday magalada kismayo kenya wey qabsatay iyado ku adeeganeyso maangab qaxoti ku ah xerada dhadhab itobiyane ka yimid asalkisi hore sido kale hadii kenya iyo daarodo dhan is so raacan hawiya waxow qabsankara nairobi kenya wa ogtahay waxa hawiya yahay hawiyo jabhad ah aya darod o hubki qaranka wato xududa dhaafiyay maanta hawiya kismaya kama heysan kartan kismayo hawiya leh taariqda baara xoogne meel laguma qabsada cabdi ogaaden ninka so qortay awalba ogaaden somali ma aheyn caqligada iyo maangabnimadada ayad ku hadashay dabalnimada wa kugu oga

  30. Deeqyare says:

    Ogaadeen hooyadiin wasaa itobiyaan aya idin waso kismaayo ma adaa iska leh

  31. Kismayo wa laqabsade tankale Warqad iyo akhristayasheda sharafta leh waxan idin waydina cidan Ogaden ladhoho Somali mabo ahane yay yawaye? Wayo NFD ayey Ethopia naga siyen waqoyi barina keyay siyen tankale nimanka in Mugadisho loga taliyana didayo Mamulka Nairobi laga sodhisayana kuqanacsan maxay ahayen waxa somali mabo ahane wa in lasobara!

  32. Mohamed ibrahim "m.macruuf" says:

    Dhibka jira ayaa wuxu yahay ciyalkan dhadhab iyo garissa ayaan wax ku baraney dhahayan misana asalkodi kasoo barakacay somalia hadana kafanayaan inay somaliyihin . Horta sobarta history-ga dhuleed ee somalia ogadana madowgaad dawada u dhaqeysiin in dhulkoda uu ku egyahay mesha layirahdo mwingi . Markasad hada waxad kenten madow inad wadanka kagadaan taasi waa habeenkii xalaytagay . Dhalantet waxad kuriyonaysaa riyoyinka raqiista ah oo kalay kipaki 10sano madax weyne ayuu ahaye adiga shalay unbaad baratay kkk macna yare

  33. Wakil hawiye cayrow says:

    Talo talo talo muhin ah Haduu malag dhawaqayo midanu dhago maleh xabad la isku surgoyo iyo sabab baa dhicidonto oo duulbaa rogmanaayo waxan oola jeedaa niman yohow dhalantetka kismayo la yimid armad shaqadini adaan od qabri bayax iyo dhadhaab qamandi udoonatan

  34. Jubalander says:

    Dadkii iskalahaa aye kenya uqawate ee waxad qaadi qaad

  35. Hbr gdr boy says:

    K.k.k ogaden iska daya riyo kujira igad waxay kento anag naqan qabka lo dar beyo darood bey le yehen bal wakas hawiyo ogalen ha shaqeyo k.k.k.k danto waxay ku jirta dowlado idin sameso haday samey weydo dha dhab ban idin ku ogahay irirgrub na wa shaqen waxa nu ku bala nay dhulmahante isaaq iska fuul fuulo majerten haday hada lan wa hbr gdr marexan awalo san nala dagalen onlf jabute itobiye udhewe galjecel shekhal abgal gugun dhawe bagadi dhaman dirta kofur wey ka siman yehen marka se ha shaqeyo jubaland kenya na wa ayado dhaqalaha laga gosto viv irir samale

  36. Run shege says:

    Waryaada 2 mid doorta xukun shabaab ama xukun ku kuya run aan isu sheegno shabaabna lama waana supper power in somalia urur kale hortagi karto ma jirto xata dawlad marka ku kuya inay qbsanayso ma didey adan madowe bare ayu qati ka taagna hadana shabab ok asagane kenyan bu kensaday si uu u xukumo lakin dhado rob modayan ama way qasnaaney ama shabab baa ka talin

  37. Umada kismayo says:

    Fariin KUSOCTO WEBSITKA WARQAAD KASOCTO UMADA JUBOYINKA DHAMAN WAXAN EDIN SHEYGAYNA SHAQALLAHA WARQAAD HADAD DAYN WAYDAN ARIMAHA KISMAYO WAXAX BALAAN KUQADAYNA ENAN IDIN UGARSANO MAXA YELAY WAXAD KASHAQAYNAYSAAN ISKU DIRKA UMADA JOBOYINKA MIDA KALE WAXANU OGNAHAY MESHA LAGA LEYAHAY WEBSITKAN BEENQAADKA AH BAL IDINKA WAX DAMBE SO QORA OO QUSEYO KISMAYO TUGTUG DHASHAY

  38. jamac says:

    kkk mandhaw hawiye manandirin manta kahorow e bal inad hayayeyo ledihin lahubsan donaye.jubaland didow dilac adi iyo abaha dab kudhaca.

  39. Yeysal says:

    Asc wallalayal cayda joojiya

  40. Yeysal says:

    Websitka warqaat.com talaabo dagdag ah in laga qado waye maxa yelay dad is ku dir ayey wada

  41. Layaab adigo ku hadlayo luuqad soomaliyeet hadnae kafaan duqamadaan xage ka yimaadeen warkaan waxa ka keynayo qamadiga miyaa asalba calool u shaqeysta yaalee ahaayeen somali ayee qebne itobiyo siiyeen qeybna kenya waxan idin sheygaya in somalia dhmaan ee lahaantoonto hal maamul waxba kismaayo yaan laisku qabsan cid ey u qaastahay majirto qabiilne waa laga gudbay hadaba jaahilka ey ku danbeyso iska ilow soo raac walahaaga soo baraarugay shanta somalia waa midowbi doontaa diid ama yeel iskane daaya aflagaatada waa shey xaraana

  42. Xaq waxa u leedihin inaad iska kacan qabsatiin isna kaashatiin waalaga gudbay xiligii ladhi jiray gobal hebal anaa leh oo maulaayo somalia iminka waxey yeelatay doolad waxayne diyaar uyhin mustaqbalka dalka sida loo dhisi lahaay dhalin yarow waxa tihiin mustaqbalka dalka ee iska daayo cuqdad iyo cadaawada iyo qabiilka somalia hanoolaato

  43. Muwadin says:

    Hi somalia stop killing people in kismayo,bcz kismayo is land of ogaden.we dnt want wht u a dng damshid

  44. Alle caabud says:

    Kenya kismayo may qaban e way qabsatay.dekeda kismayo ayey lacagta ka gurataa waxa kalon war ku hayaa in ay iyada & uk shidaal ay ka barayan jasiradaha kismayo waxan umadda somaliyed ugu baaqayaa in kismayo loo gurmado(lakin ogaaden kuma jiro somalida aan u baqayo wa nin gumaysi jecel).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII