Magaalada Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya waxaa ku taala Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, wexeyna Leedahay Qeyb qaabilsan Baasaboorada, iyo fududeynta Waraaqaha dib ugu noqoshada dalka, Soomaali aad u badan ayaa Safaaradda Maalin kasta u doonta Baasabooro si danaha ay leeyihiin ay ugu qabsadaan, waxaana dhowanahaanba soo baxayay Cabashooyin Shacabka ka imaanaya kuwaasi oo ka dambeyyay kadib markii Safaaradda uu Laaluush-ka Sharci ka noqday.
Marka aad gasho Safaaradda waxaad arkeysaa rag badan oo kamid ah Mukhalasiintii caanka ka ahaa Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii Kuwaasi oo si caadi ah howlmaalmeed uga dhigtay in dadka Safaaradda lagu dhibo ee baasaboorada la siin waayo ay Laaluush ka qaadaan kadibna ay usoo saaraan.
Safaaradda Wexey horey u laheyd Qeyb ku shaqo leh Qunsuliyadda waxaana Qunsul ka ahaa Alle ha u naxariistee Marxuumkii Geeriyooday ee Maxamed Cusmaan Aadan ( Edson ), hadda si KMG ah waxaa iskiis isugu magacaabay CALI MAXAMED SHEEKH oo loo yaqaano CALI BAGADI.
Cali Bagadi oo marka uu dadka la hadlayo si Kulkulul ula hadla si qofka intey xanaaqdo ay Xafiiskiisa isaga soo baxdo kadibna Mukhalasiin intey soo marto ay danaheeda uga fushato Xafiiska Qunsuliad Ku Sheega ayaa Maanta Si cad usoo Eryay dad Soomaali ah oo uu ku sheegay in ay Ogaden-ka Ethiopia Yihiin, iyo Kuwa Kenya kadibna u sheegay in qof Ogaden ah uusan Baasaboor ka qaadaneynin Safaaradda Soomaaliya ee Kenya.
Cali Bagadi wuxuu yiri Shalay koox dhalinyaro ah isagoo kula hadlaya Af Sawaaxili “ Wewe Toka Hapa We nin Ogaden, we ni Mkenya ama MEthiopia” oo la micno ah “ waryaa bax waxaad tahay Ogadenka Kenya ama Kan Ethiopia, adiga Soomaali ma tihid.
Qofka markii Basaboor u doonto Safaaradda wuxuu Cali Shaqaalaha ku amray in Xafiiskiisa ay ugu geeyaan si uu wareysi ula yeesho kadibna uu isagu Go’aan uga gaaro.
Mararka qaar hadii aadan Mikhalaska wadan aad bey u adagtahay in aad u gudubto Xafiisyada Ragga Madaxda ah ay fadhiyaan ee Safaaradda, hadiisa aad Mukhalas wadato Safaaradda adigaa ka madax ah.
SAFIIRKA inta badan Safaaradda waa ka maqanyahay, hadii uu joogana waxba kalama socdo howlaha ka soconaya, oo marna waa iska mashquul, marna si hoose Shaqaalaha uma xog wareysto, marna dibadda ayuu ku maqanyahay.
Maxamed Cali Ameeriko ma is lihi waxbuu ka ogyahay Heyb kala sooca ka Jira Safaaradda Laakiin marka awoodiisa la eego Shaqaalaha la jooga qaar wexey kuu sheegayaan in inta badan ay ku yimaadeen 4.5 oo waxaa la sheegaa in ninka Iminka Qunsulka isku magacaabay uu meesha u fadhiyo Shariif Sakiinkii la eryay.
Maxamed Cali Ameeriko marar badan oo uu Soomaalida la hadlayay xitaa waxaa uu ugu baaqay in Soomaalida Kenya ay Baasaboorada qaataan maadaama ay Soomaali yihiin, Laakiin Hadalkiisa ayaa u muuqanaya mid aan meel dheer tagi Karin maadaama qaar kamid shaqaalihiisa ay si hoose amaradiisa uga hor imaanayaan taasi oo ku tusineysa in Meesha lagu wada joogo Nidaamka awood qeybsi 4.5.
Dadka Shacabka ah ee Baasaboorada iyo Waraaqaha GURI KU NOQOSHADA u doonta Safaaradda ma helaan ilaa ay mukhalas soo wakiishaan, dadka qaar waxaa loola dhaqmaa si ku jees jees ah iyadoo mararka qaar la yiraahdo adiga Soomaali ma tihid.
Shalay oo ay ugu dambeysay Safaaradda Cali AMeeriko waxaa laga soo celiyay 4 Dhalinyaro ah oo markuu Wareystay Cali Bagadi uu ku sheegay in ay yihiin Somalida Ogadeniya iyo Soomaalida Kenya, Balse ahaayeen Soomaali Dhalad ah oo ku dhashay Kismaayo iyo deegaanada ku dhow.
Cali Bagadi isagoo ku Jeesjeesaya ayuu ku yiri dhalinyarada “ Waryaa sow Ogaden Maahid, Waxaad tahay Ethiopian, Ama Kenyan sidaas darteed Soomaali maahid anagana Baasaboor kuuma heyno, taasi oo ka dhigan In Safaaradda ay u shaqeyso Mukhalas iyo in yar oo la socota.
Dhowaan waxaan idiin soo gudbin doonaa Wareysiga dhalinyaradii Shalay Basaboorka loosoo diiday, Laakiin Aqristoow makula haboontahay in hadii Shaqsi uu meel Masuul ka yahay uu Qabyaaladii 1991-dii dib noogu celiyo.
Safaaradda Markii uu Noolaa EDSON isaga ayaa Cabashooyinka loola tagi jiray laakiin maanta Qunsuliyad Malaha MAXAMED CALI AMEERIKANA maba fadhiyo xafiiska, mararka qaar waxaad isleedahay meesha Xafiis dowladeed maba aha miyaa maadaama marka laga soo tago shaqaalaha hoose aadan arkeynin Masuuliyiinta.
Sikastaba ha ahaatee Baaritaan dheer kadib Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ma dad gaar ah ayey u shaqeysaa mise Soomaali oo dhan waa su’aalaha ugu badan ee dadka taagtaagan banaanka Safaaradda ee Baasaboorada loo diiday ay is weydiinayaan.
Aqristaha Sharafta lahow hadii aad dad ka taqaano Safaaradda Fadlan kula tali in dhaqamada Qabiilka ku saleysan iyo Heyb kala soocda uu iska daayo, maadaama uu dusha u dhigtay in uu isaga qabto Xil qaran.
Safaaradda Waxyaabaha ka maqan waxaa kamid ah malaha Xafiis qaabilsan cabashooyinka Bulshada, hadaad aad taqaano Cali Ameeriko isaga lagaagama sokeeyo in aad Cabashadaada u gudbiso waaba hadii aad hesho Jaanis aad ku aragto ama isaga oo Xafiiska ka baxaya in Istaagga aad ugu sheegto, hadii aadan aqoona Muqalas ayaa kuu Safiir ah kuu Qunsul ah oo intaad xoogoo lacago ah bixiso shaqadaada kuusoo qabanaya.
Filo Warbixin kale oo ku saabsan Sida Waraaqaha Guri Ku Noqoshada lagu helo.
Source: MuqdishoNews
warqaad manta sida ad uso waden rufiyanimadina maxa keenten safirka kaliye dadka iyo dalka laga ogyahay wax qabadkisa inad dacayad ka fidisan aniga aya week ki hore kaso qatay ogadena ah mana arag waxa ad shegeysan
asc dhamaan walaalaha soomaliyeed tan waxay inoo cadaynaysaa in Doowlad ku sheegan ay tahay mid ay leeyihiin HAWIYE HUUTUU iyo RAXANWEEN URDUF ee meesha DOOWLAD SOOMALIYEED laguma hayo ee saas haloo la socdo
Innaa lilahi war waqaad beenta kadhafaa umada oo haisku dirina Aniga 1bil kahor ayaan kayimid Nairobi waxaana kamid ahay dadka kasoo jeedo Jubboyinka lakin waxaan hastaa dhalasho Kenyan ah hadana waxaan dalbaday Basboor Somali waana helay waxan bixiyay 100dollor oo an Banki dhigay iyo1000ksh oo cadan ah wax laiweydiyina malaha war Illah Kabaqa fadlan oo jojiya beenta dalumnimada ah waa wana sxb waxan ahay Xog ogal.
Wa jaahil ey uqdad kufogatay waxbana maqadayo asagey udarantahay sxb
niyahow waxba dadka ha iski dirin dadkan somali weyahin lkn jiritanka somalia ma ogala qofki udonta sfarad iney iska siisa mahan oo labah dilo basaborka somalia xaqbu uleyahay ninkan inuu dadkan ogado mesha ay udhashen …? Lkn basaborken melkaste dadka somalida sheganayo we ku bahdileen marka wax ha caro nina…
Ma.awlbaa wanaag laga suga hayay somali hadalxumadasi waa waxa uguyar elagu sameyo qabilka ogadenka ladhoho mel kastu jogaba
Wlh waa layaab in qof dadweyna dhan mas,uul u ah uu qabiil u isticmalo somali qabiil kama dhamaado mel walbey jogto marka alaha naga saaro qabiilka kuwa safarada somalida sidaas u silcinayana waxan kula dar daarmayaa in ay ala ka cabsadaan oo umada somaliyed ay simaan
sida aadqortay haday jirto waa qalad wayn waxaana lagaarabaa cadayn laguqanci karo in aad keento hadii kale adiga ayaa dambiile qaran noqonayo aniga ruuxayga mardhow ayaan sooqaatay baasaboorka lamana kulmin waxa aad sheehayso Marka sxb yeynan kuqaadin xamiyad
asc marka hore marka labaad magaceyga waa cli maxamad oo ku nool waqoogiga fiidnaam waxan leeyahay ninkaan calibegedi aad ku sheegteen somaali meelkasto oo ey baasaboorka qaadato kan soomaligane xaq ayey uleedahay ee qabiilka hanaga daayo?
Kkk wa saxan yihin masuliyinta safarada maxayelay qabiilkan qodax ku taagan somalida aduunka ku firirsan wa dad jajus ubadan inta badana wa dad qabyalada kuweyntahay somalida neceb wa dad jecel inta ay somali la hishinlahayen inay daba dhilif unoqdaan kenya itobia alqacida dhuuntana wax uradiyan lkn safarada kenya wa safarada ugu shaqada badan aduunka safaradaha ku yaala e somalida ah
Muqdisho boy waad af-somali xuntahay kenya anagaa madax ka ah, waxaan awood naa in aan safaarada ka xidho tuugan,ethio pia waa lamid sooma alia anaa katalin hadii kale dawlad waa kaa xaaraan.soomali asxaan maleh markaan kipandaha wada siiney ee ay qab iilkanaga kuwada siiney ayay sidaas noogu abaal gudeen, raxanweyn iyagu dad ma aha,nin tuugsi lagu koriye dilaal haduu helo nina daaw eynmaayo,hawiyena waa dabadhilif uganda iyo jabuti markaa waa in aan saafara da soomalia aan block naa, anagu s.pasaport ma waayeyno kismaanyo ayaanu ka bixineynaa markaa markaa mees had aadi ayaa loobaah anyahay
Waxay kamitahay musiiboyinka ku dhacay dalkan somaliya laakin arintu haday saa tahay kasaxaafad ahan waxaan idinka codsanayaa inaad dhibkan qabyaalada aad baahisaan banaan baxyana lagasameeyo axmaqaan dareen somalinimo aan lahay jagadana sidagdaga haloga tuuro meeshu walaalihisa daga galinka shanaad soo dhaynlahaa oo uga hiilin lahaa cadawga eithopiyan buu faylaha gaynayaa ………
Walayab aadiga warkansogoray matihid wariye balse waxadtahay ogadenkaismanyu.wayo matihid daxdaxad manailalin sharciga saxafada wayo waxa adrabta ayad kuhadli safarad qabilgalay ayad kahali adigana mogifkaga wacadye ee lawyer jahil oo ogaden miyatahy mise wariye qabil.walal benta iyo balayada kadaa umada iyo qabyada magaca saxafada wadata.horiba kalsoni inkumagabin umadasomayeed ee ben iyo kutrukutan ayad shegijirten ee kafirsa waxa aad goreysan.
Adinka waxaad ka hadlaysaan kenya o kaliya warbahinta maba ka wrhayaa somalia south afirca dhibka ku haysta waayo meeshan SAFIIR SOMALIYED ayaa joogo ayaa nalooshega hadana. Hadana nagama warqabo bassabooska iska daaye xita maba aragno anaga somalida mar hadii meel madax looga dhib sidan arkaysaa iyo si kaloo ka dhib badan aya dadka u dhiban. Marka anaga dowlad iyo nabad waan ka quursanay hadii nahay dhalinta somaliyed. Midkii waa roonyahay is dhahda kaasa kugu dhib badan. Waxaan kula talin laha dadka dhibka waa lawada qabaa somaliyey kii laaluush dhiban kara ha iska dhiibto kii aan. Dhiban karina qaylada iska daa waayo ruux ku maqlayo wax ku qabanayo ma jirro. ALLAHA WAYN ka soke ALLE barri ALLE asaga ku filan.
Agah o ogaden so somalida kamid ma aha se logu didaya basaborka arinka wax dhici karo ma aha o hadana kenya gudaheda kadhici kara arinka hadu sax yahay wa inay fara galin ku sameyan dawlada kenya iyo madaxda ogaden mel walbo jogan wana inay kahadlan ma aha nin eynigada ama kaxigin dhulka somaliya inu sida u hadlo ama kugu cilo ama itobiya kudhalo ama kenya ama somaliya umada somaliye wa 1 mid somali wa somali calanka somaliyana dali u aha o wa shan gesla aha 5 gesna wad fahmi kartan garisa kutoka calisabix wa dhul somaliyed meshad dontana kaga nolan karta kanaqadan karta basaborka ogadena lagama xigo basaborka meshudono haka imado wa somali arinkana wa mid colad hurinayo e wa in tilabo lagaqada ninka hadi xalkale lawayana wa in gabi ahanbo laxira safarada ku talo kenya intasan ku sokobaya wana arin laga xumado in wali somali kagudbin qabilka iyo qabyalada
Waa dhimasho hakutaliyo jaaljecel xun nairobi
Nacallad baa idiinku taal warqaad hadii aad tihiin wixii idiin akhristo ayaa idiinka xun been iyo bara bagaando ayaad wadaan wasakh wasakh dhashay
waa sax my ing ky jary ogaatheng somali
OGow af godbedka. Kaka ! Ogaden yatahay kaka! KaKa DAAROD yatahay SOMALI MATIHID? Basabodka somalia qadan meysan Willashadku dhahday cali bagadi waxay somalidu ku mahmahda damer badi ah $ doc kayedh dankaa lagu dhuftaa Ali bagandi yusan ( DAAROD ama gaden ) iskada somaliye $ kenya $ ethoipia Ee adiga yu kuleyahay inta Allah ka sokeya DAAROD sidu kugu lisay madan ugu hanbeynin QAXonti yad melkasta kutahay Bacda UNHCR ku qorantahay wa lagu labi kutalagal ali bagadi
Cudurka qabyalada ayaa kufaafay ee somalida haka tashato erintisa somali dhaman waa iskumide faquqna waan kadaalnee
Anigo waxan u arka arin marna qaldan marna saxsan wayo ogaden kenya ayey jagoyin kaheystan eyna degan somaliya inyar aya jogo marka xaq umalaha somalia nin dalka qeyradkisa kenya siyey oona dhahay kismayo iyo kudhaya waxa laga xukumiya garisa iyo wajir.
Waxa tahin dad an uqalmin in saxafad lug ku yeshan had iyo jer qabil aya ku mashqushin ee wax dadka wax u fa idayna qora tankale maba taqanin anshaxa saxafada waxan jeclan laha magac qabil in adan adegsanina ama shaqsi gar ah lakin dhibka aa sugud uga hadashan
waa salaaman tihiin dhamaan aqrista yaasha iyo madaxda webka,sida aan caadada soomaalida kunaqaano waa ineey iska qoraan wax loo sheegay,hada waxaan jeclaan lahaa inaad noo sheegtaan inaad adinku utagteen ninka aad magaciisa meesha kuqorteen inuu sameeyay falkaan iyo inkale.mase qolaadan warka idiin sheegtay ayaa rabay wax sharci daro ah kabacdina, isyiri hadii aad weyseen sidaad rabteen adinkuna dacaayadeeya safaaradda.
mahadsanidiin
Somali musuq masuq kama tagyso wataa qaranimadi
Wanka xumahay in arimo sida o kale ah ay ka dhacan safarada somali ledahay wanka naxay markan aqriyey war bixintan waxay tilman cad u tahay awod darida iyo mamul xumada dowlada gurgurte very sory
war aniga waa hore ayaan sheegay wali ali ameriko iyo koohda hassan sh dhamaan waa dad u shaqeeyo qabiil laga tagay 1991 balse ogaden waa dad jire ooguna wayn somali oodhan waxayna dagaal kenya eth somali ceel ma qabno ninka u doontay abgaal basabar aad ayuu u khaldan yahay waryaada qaata kan dhulka hooyo waa kenya iyo eth kan waa mid ah calasow ma rabno wabilaahi towfiiq waxana jogaa qurbaha waxaana u dhashay ogaden waana haystaa kenya ciil miyaan qabaa waana in dowlada kenya ay meesha dhaafiyaan calasaow iyo waxii lamid ah
Mahamed ali america ma aha qofka saxda ah e e noqönlaha safirka safarada kenya wayo kenya wa wadan weyn o muhim ah wayo xarunta 2 ad e qaramada midobey aya ku tala wa wadan an derisnahay xudud dher lenahay somali badan o nockasta ahi ku noshahay marka shaqada safaradu wa muhim mashqul mid adag o badan nin ka aqon badan ka wayo aragsan xaga arimaha safjaradaha aya lo bahan yahay in la keno safarada kenya
Qof an run Shegn ben a uqarsan . Dhulucda Hadalakina wu Cadyahay. Safarada Somaliyed Somaliba leh. Malahan Dadka Afsomaliga iska bartey e Ku hadla Ninki Ethopian ah ama Kenyan ah Safaradisa wu yaqana Kan kale Cid Wax iska weydineyso malaha Ogadn Somali ma aha
Runtgi ani sas mailahaboona in wixii laga ilbaxay dib lainogu celiyo
Waa arin loo baahanyahay ogaden baasaboor somali ah ma mudno
Cali amerika hadey warkan sax tahay wan inshaqa laga eriya wana geya maxkamad
cali begedi waa runtiis arintaas wuu ku saxan yahay ogaadeen somali maba ahanba waa sida ayaga sheegteen in la siyo basboorka somaliga waa qalad ogaadeen somali maba ahanba ogaadeeni waa keyaati iyo ethiopian waaye midas waaa la ogyahay baasboorka lama siin karo qof ogaadeen sheeganaayo
Cabdullahi Yusuf Ahmed markuu la dagaalamayay dawladii dhexe ee Somalia wuxuu isticmaalay magaca M.O.D,oo ula jeeday M.mareexaan.O,Ogaden D.Dhulbahante marka Ogaden wuu u soo halgamay wadanka.
Shaki kuma jiro hadii uu eelay yahay inuu la imaanayo tuug sigii lagu yiqiin iyo laaluush iyo bakhti iyo saqa jaanimo iimanka ala kaa qaad waxa umadda halaga qabto yuu san dalka iyo dadka ceebayne
warya waad hadashay neeftana ALLAH KA KENAY
laakin waxaad ugata in aadaan kari karin OGADEN , MADAXMNA uu ILLAH ka dhigay
kkkkk oh man now ya r tlkin abaut goin to de embssy and askin somalian possport shit 4 me i don need it even if they gve it to me with-out money .
S0malian posspor is just like a papper . Oh man if they gve it to me mxaan kayeelaaaa ?? I’m jareer and i proud of to take s0malian passpor
gaafow qabiil qabiil ka wa waxa hada ididn dhgay mesha aad taagantihn
Walaahi hawiye dagaal ayuu ku jiraa. Kkkkkkkkkkkk war Ogaden somalinimo cidna Kama baryo passportka somaliyed Ed shegaysan intu ka shaqeeyaa ? Kkkkkkkkkkkk idinka ayaaba magaceena ku qaata passportka ethio Iyo Kenya .
Hadey jirto waa arin qaldan laakiin neceebka faraha badan haleyska daayo waa mahadsantihiin
Walaal maxaa beenta laga sheega aniga waxaan safarada u joogaa somali waxaan aad sheegaysaan aniga ma sameyo waxii dhib qabo aniga ha i soo wacaan 0729208001
Waryaa brute hooyadii wasoo gaaljecel waa qabiil qani ah waana kan hada passportka kagu gumeysanaayo..OGADEN ma’ahan in lasiiyo passport ….
Waryaa BURTE hooyadii wasoo gaaljecel waa qabiil qani ah waana kan hada passportka kagu gumeysanaayo..OGADEN ma’ahan in lasiiyo passport ….
Ogaden should go 4 comblain 2 Duara&haji whom they think can do something for them.on top warqad will son be barn from somalia for they are voice of tribe not for bublic.
Runta waxeytahay qof basabor hesto basabor mala sinayo sawabto ah qof basabor kenya hesta basabor isi ku dhahayo
Cali bagadi waa muwaadin mudan hanbalyo
Hadii uukalasaaray reer soomaliya iyo cagdheertaan iskasoo qul quleeysa ee leh kismaayan qabsanay
Fuck warqaad wadaniyiinta wax hakasheegina ushaqeynaysa wadankooda
War soomaaliya hawiyaaleh nikii baryo kula joogigiyow kulajog kii amxaaro iyo adoon gabdhihiisa kareysanowna ismanaqaanee ka huleel wadanka
Sxbow iska da ogaden waligis wuxu aha ruufiyan daba dhilif ah hada kenya u taliso guryaha lagama guben arday dana lagama len lahayn adunka ogaden waxa u ka yahay wa kasa ogaden jaajus nimada dhibatada ay ku keni kadho ma ogid miya insha alah maxkamad islamic ah aya leydin saarahaya midkan wariyaha ahna wa duli ogaden ah fuck u ogaden
Ana waso ogaden mudane bagadi wuxu istaahila taalo inloo dhiso wayo wuxu diiday jaajuus inu aqonsi siiyo ogaden naagihina iyo gabdhihina ka gada kukunya iyo kala jiinta iyo tigrega aqontisa wa buta foori all fuck ogaden
Ogaden awalpa wuxu aha doqon taarikhda wey qoran tahay ogaden somalida wuxu ka yaal meesha ariga seenta uga taalo marka hala yaabina asxabey wa dhaqan koda duliga fuck u ogaden
Ogaden awalpa wuxu aha doqon taarikhda wey qoran tahay ogaden somalida wuxu ka yaal meesha ariga seenta uga taalo marka hala yaabina asxabey wa dhaqan koda duliga fuck u ogaden and warqaad
bagadi wa khaniis reer xamar ah abgaalkuna waa dameero
aaan xil aqoon
nin Tuugsan jirey baa safaarad ummad ka dhaxaysa loo dhiibay cimrigaaga oo dheereda geel dhalayuu ku tusiyaa
iyo abgaal oo isagu dilaal noloshiisu ku xirantahay
laakin waxaan la yaabanahay dadka ku leh dawlad, dawlad, dawlad, war dawladdu xagee ayey joogtaa ma dadka safaaradah gadanaya qaarna kireyna ayaad dowladnimo ka sugeysaan waala yaab
asc…ogadeen o dhan somaali mawada’aha qaar wa ethiopian sida kilahaa melis madhiman !!! qaar wa kenyan sida kii lahaa kulbiyoow xamar laga xukumimaayo !! inyarna wa reer xagar zoon, marka ogadeen isma saarna e kuwaas meeshooda hanaga joogaan kkkkkkkkkkkk
إنالله وإنا إليه راجعون Runti waa arin cusub oo soo foodsartay somalida waayo qabyalada waxay tahay wan kaso dharagnay waxaana filayaa in safarada ay shaqaalo kayihin dad ay soo gumaysan jireen ogaden hadana halkani aargosi iyo ciil kabax uu u samaynayo falkani foosha xun
ACW . ILAAHAY AYAA CIIL KA KORIYAY BEESHAAN LA CEYNAAYO . SOOMAALI AAN AHAYN OGADENA MABA JIRTO . MA RAXAN-WEYN AYAA SOMALI AH MARKUU OGAADEEN NOQON WAAYO ? KKKKKKKKKKKKKKKKK . AF-SOMALIGA OGADEN AYAA LAGA BARTAAYE ISAGU MA BARTO . CAKU . GUDHUU & RAXAN WEYN . BAASABOORKANA NINA KA BARYI MAYNO . LKN . WUXU TARI AYAA JIRINBA . ANAGAA BAASABOORO IDIIN SAMAYNA EE IDINKU NOOMA SAMAYSAAN . MIDA KALE ALLAAH AYAAN KU DHAARIYAY RAGGA OGADEEN HA DILAAN NINKII AY KA MAQLAAN OGADEEN SOOMAALI MAAHA . WAXAN TUSAYNAA INAAN WAXAAN RABNO SAMEEN KARNEE . ANIGU WAAN DILI NINKAAN KA MAQLAA OO WALLAAHI AH . MAGTIISANA WAXBO KA BIXIN MAAYO . NINKII ABSAME AH OO AAN NINKUU KA MAQLAA ABSAME AMA OGAADEEN SOOMAALI MAAHA DILIN SUUL GORAYO HA KA GAABTO . WAR DADKA LAAYA LAAYN UNBAY WAX KU LEEYIHIINE . NABADEEY .