Maakhir State “Caalamka iyo Dowlada Soomaaliya Waxaan u Sheegeenaa Alshabaab iyo Argagixiso Ma joogto Deegaanada Maakhir…”
November 8, 2012 - Written by kampala - Edited bykampala
Cape Town:- Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Maakhir State oo haatan ku sugan Wadanka South Africa ayaa shaaca ka qaaday in Maamul Goboleedka Puntland aan laga akhrisan doonin in Deegaanada Maakhir ay joogaan Kooxo Alqaacida ah.
Mudane Maxamed Sheekh C/Laahi Madaxweyne Ku xigeenka Maamul Goboleedka Maakhir State oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Cape Town oo uu Maalmahan ku sugnaa ayaa waxa uu shaaciyay in Maamulka Puntland ay xad gudubyo ka geesteen Deegaanka Dhahar oo ka mid ah Deegaanada Maamulkooda hoos taga.
Madaxweyne Ku xigeenka waxa uu sheegay in Rag dhawaan lagu dilay Deegaankaasi aanay ahayn Alshabaab waxa uuna xusay in Raggaasi la dilay ay qaarkood ahaayeen Arday wax ka baranaysay Magaalooyin ka mid ah Maakhir State balse la bartilmaamedsaday iyada oo dadka loo Muujiyay in Raggaasi ay ka soo dagaal galeen Deegaanka Galgala.
“Caalamka iyo Dowlada Soomaaliya Waxaan u Sheegeenaa Alshabaab iyo Argagixiso Ma joogto Deegaanada Maakhir State …waan ka warhaynaa Sanaag,Galbeedka Gobolka Bari iyo Deegaanka Hayland dhammaan anagaa ayaa dadka jooga masuuliyadooda leh cid ay duulaan ku yihiina malahan…..” ayuu Yiri Mudame Maxamed Sheekh Cabdulaahi Maadxweyne Ku xigeenka Maakhir.
Mudane Maxamed Sheekh waxa uu daaha ka rogay in Puntland ay duulaan qaawan ku qaaday dadka deganadaasi waxa uuna digniin culus u diray Madaxweynaha Puntland oo uu sheegay in Marnaba aanay aqbali doonin dhaqdhaqaaqyada uu Faroole ka wado deeganadaasi lagula xisaabtami doono amarada uu ku bixinayo in lagu duulo dhulka Maamul Goboleedka Maakhir State.
Masuulkan Maakhir State u hadlay ayaa waxa uu dhanka kale soo qaatay dhacdooyin waayadii u danbeeyay ka dhacayay Deegaanada Galbeed Ee Bari waxa uuna ku sifeeyay in duulaan qaawan uu Madaxweyne Faroole amray in deeganadaasi lagu qaado taasi oo uu ka dhiidhiyay.
“Waxa aan baaq u jeedinaynaa dhammaan Beesha Caalamka iyo Dowlada SOomaaliya in ay Il gaar ah ku fiiriyaan dhaqdhaqaaqyada Faroole uu ka wado Deegaanadaasi Maakhir state iyo Xad gudubyada loo gaysanayo dadka deegaankaasi oo ka madax banaan Maamulka Puntland balse ay ood wadaag la yihiin oo kaliya….’ ayuu Yiri Masuulkan u hadlay Maakhir state.
Hadalka Baaqa iyo Digniinta is raacsan ah ee ka soo yeeray Masuulkan ka tirsan Maamulka Maakhir State ayaa waxa uu ku soo aadayaa Xilli Habeen ka hor Deegaanka Dhahar lagu toogtay Laba dhalinyara ah oo lala xiriiriyay in ay Alshabaab ahaayeen.
Cape Town -South Africa
This site was… how do you say it? Relevant!! Finally I’ve found something which helped me. Appreciate it!
Wow, incredible blog layout! How long have you been blogging for?
you made blogging look easy. The overall look of your site is
magnificent, as well as the content!
The reason why I adhere to this web page is since I believe you
really do normally provide a somewhat distinct slant on things to a lot
of alternative web pages so congratulations! !
Even within the event you do not employ mc sports couponss, we most likely currently have access to be able to coupons from the paper or perhaps magazines that you simply receive.
As well as if perhaps you’re pondering the particular store could very well turn regarding together with deliver the discount coupons back towards the producer back to get their funds back. Free Hair Care Sample Package, DVD & coupons for Men – Really nice package.
Hi Dear, are you genuinely visiting this web page on a regular basis, if so then you will without doubt obtain fastidious knowledge.
It is appropriate time to make some plans for the future and it’s time to be happy. I’ve read this post and
if I could I want to suggest you some interesting things
or suggestions. Maybe you could write next articles referring to this article.
I want to read more things about it!
That is a good tip particularly to those new to the blogosphere.
Short but very accurate information… Thanks for sharing this one.
A must read post!
Great information. Lucky me I found your blog
by accident (stumbleupon). I have bookmarked it for later!