Bartamihii sanadkii hore ayay aheyd markii ciidamada Kenya ay gudaha ugaleen dalka Soomaaliya iyagoo hiisigoodu ahaa qabashada magaaladda Kismaayo oo ah halka ay xudunta ugu weyn ku lahaayeen Shabaab.
Mud dheer ayay ciidamada Kenya oo kaashanaya Raaskambooni iyo ciidamo Soomaali ah ay ku qaadatay in ay gaaraan magaalooyin dhowr ah oo ay kamid tahay Afmadow.
Xiligaas waxii ka danbeeyay waxaa shaki xoogan la geliyay danta ciidamada Kenya ee Soomaaliya iyo halka ay qarashka howlgalkooda Soomaaliya ay ka helaan.
Ugu danbayii ciidamada Kenya ayaa waxaa lagu daray howlgalka AMISOM ee ka soconaya Soomaaliya si meesha looga saaro tuhunada jira ee kasoo baxaya shacabka Soomaaliyeed “warqaad”.
Ciidamada isgarabsanaya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo oo aysan ka dhicin gudaheeda dagaalo toos ah, waxaana xiligaas waxii ka danbeeyay soo baxayay hadalo kala duwan oo ku aadan kadib qabashada Kismaayo waxa dhici doona.
Ciidamada Amisom “Kenya” ayaa xarumo ciidan ka samaystay dekadda Magaalada, Airporka iyo xarumo kale oo muhiim ah halka ciidamada dowlada ay dhinac ka dageen magaalada, waxaana holwgalo balaaran gudaha magaalada ka wada ciidamada Raaskambooni oo degan xaruntii maamulka, Saldhigii degmada iyo meelo kale oo muhiim ah.
Arinta ku aadan Maamul usamaynta Jubooyinka ayaa noqotay tan ugu weyn ee ay shacabka Soomaaliyeed wax iska weydiiyeen maadaama hadalo kala duwan ay kasoo baxeen dhinacyada magaalada haysta iyo dowlada Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa si cad usheegay in maamulka Jubooyinka ay soo dhisi doonto dowlada, halka Saraakiisha Raaskambooni iyo siyaasiyiin kale oo Jubooyinka kasoo jeda ay taageersan yihiin howsha IGAD ay ka wado Nairobi ee maamulka loogu samaynayo Jubooyinka ‘Warqaad”.
Waxa taas ka daran oo xaalada cirka ay isku sii shareertay markii madaxweynaha dowlada Soomaaliya uu go’aamiyay inaan dhuxusha laga dhoofin karin magaalada Kismaayo, maadaama ay QM horey umamnooceen xiligii ay Shabaab magaalada gacanta ku hayeen.
Waxaase arintaas dhagaha ka furaystay sheegayna in dhoofinta dhuxusha ay soconayso Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe,a oo tilmaamay in dhuxul badan ay magaalada taalo lagana yaabo in ay halowdo hadii aan la dhoofin.
Khilafka ugu xoogan ayaa yimid kadib markii Madaxweynaha dowlada uu wafdi udiray magaalada Kismaayo kuwaas oo ay hogaaminayeen Wasiirkii hore ee gaashaandhiga iyo Taliyaha ciidamada xooga dalka “Warqaad”.
Xuseen Carab Ciise ayaa cod dheer ku sheegay in aan la ogolaan doonin wax dhuxul dhoofin ah gudaha magaalada Kismaayo.
Taas waxaa ka daran Markii Taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen C/Qadir Cali Diini uu sheegay in Kismaayo ay qabteen ciidamada dowlada Soomaaliya iyo Amisom oo kaliya isla markaana aysan jirin wax la yiraahro Raaskambooni
Riix Halkan si aad udhagaysato Codka Gen Diini
Safiirka dowlada Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa si adag usheegay in arimaha Jubooyinka ay tahay howl utaal dowlada Soomaaliya.
Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Amb Ameriko
Warar ka yimid Kismaayo ayaa sheegaya in dhoofinta dhuxusha Magaalada Kismaayo ay bilaabatay isla markaana ay fasaxeen maamulka KMG ah ee magaalada.
Riix Halkan si aad udhagaysato dhoofinta dhuxusha ee Kismaayo
Xaalada ayaa kasii dartay kadib markii Airporka magaalada shalay lagu celiyay wafdi ka socday dowlada Soomaaliya gaar ahaan xafiiska madaxweynaha.
Muuqaalka laga qaaday Wafdigan ayaa muujinaya in Wafdiga iyagoo kusugan garoonka diyaaradaha loo sheegay in si deg deg ah ay kaga baxaan magaalada
Hadaba Arimahaas oo isbiirsaday ayaa la rumaysan yahay inuu salka ku hayo khilaafka ka dhextaagan madaxda dowlada Soomaaliya iyo Saraakiisha Kenya.
Warqaad.com
Abdullahi Ahmed Nor
Email:-cabkayare@gmail.com
Qabyaladayste dadka kala geye ka ben shegay kitabki qur anka aha e u umada umaray kismayo ayad shegaysaye hadi damirki biyaha ad ku dhamin jirtay ad ku noqon waydo wad arki donta madax waynana waxad ka tahay degmada kaaran
Xasan shekh maxamud waxad madax wayne ka tahay degmada karaaran somaalina way ku fahantay dadna waxa ulita nin qaran lo doortay o qabil ulabtay tarikhdana waxad ka gali boga qayaanada dalka
Asc.sln kdb. Aryaa islam ah eenaga qabta dadkan isku shegayaa amison , igad,au iyo raskamboni war wadanka malahan amison iyo raskomboni war niyow ahmed madowe kafirso waxad samaynayso wadanka dowlad buu leyahay waa inad hostagtaa mamulka dowlada asc
a.s.c sow miinana arkin cidamada xaq u diirerka ah ee raskanboonega ah is qabaqabasi wadan ku madismo x.maxamud c okey
marka hore madaxweynaha somaliya wuu fashilanyahy markii u ka hadlayo dhuxusha muu ka hadlo hantida dad weynaha oo hawiye heysto madaxweyne kismaayo u so dir he cidan hawiye ah
MadaxweyneGuurguurte qabiil cad ayuu isticmaalayaa waxan kula talinayaa siyaasiyinta beesha daarood waa in ay arintaas faraha lasoo galaan madaxweynaha runta ushegaan oohinta orgiga ka weyn..
Taas Kadaran ayaan kafileynaa inta hada aad sheegteen kabadan ayaajiro nagasuga khilaafka wuu dhimanyahay
dhado roob noqon waysey kenyana amisom noqon waysey, allahii madaxweynaha garansiiyey baa mahadleh,axmed madoobe waa qabiil soo tafa xeetey kismaayana wax kuma lahan waa magaalo somaliyeed ,wadankana dowlad ayaa kadhisan ,maamul kasta laga dhisa madaxtooyada ayaa looga arimin doonaa , dadka tirada yar qabiilka kahadalsiinaya ,arinkiina soconmaayo waa calaacal tima kasoo baxda.
Ma ahan arinta sida maqaalka ku qoran ee waa arin ka duwan arimahaas,marka hore kenya kuma soo gelin magac amisom marka xiga ujeeddo ah inay qabsato jubbooyinka iyo gado ayay dowladda kenya ugu soo dirtay ciidamadeeda. Dhulka soomaaliyeed,markii madaxweyne qaylo dhaanshay ayay dowladda kenya iyo diwladaha taageersan ayay qiddadii bedeleen si shacabka soomaaliyeed loo maaweeliyo,hadda oo ay qabsatana waxay rabtaa inay fuliso ujeedadeeda marka soomaali waxaa u taal in ay la dagaalamaan ciidamada kenya iyo soomaalida raacsan iyo inay jubbooyinka iyo gedo u ogolaadaan ay kenya.
War somaliyey isku xishoda kismanyo somali ayaa iska leh ee kenya iskama laha war ogadenow waxaa dhab nogotay sirtíi ogadee n ogyahay amxaro waa ogtahay war alle ka yabo .somali dhanka raca gomeyste me ma idin geeyn done
Maxay tahay is qbqbsigan hada yimid ee shabaab marki ay jogtay magaalada waxa ka talinayey nin ka so jeda bay iyo bkol wax muran iyo is pbqbsi e idinka tuugo ayd tihin markas
K.K.K.K.K.K.K
Xasan gurgurte wuxu fashilmay asagon bil j0gin waxana dulinimo ugu filan in manta eripot ka kismayo laga celiyo
m0riyanti u so diray
after that dardaaran
ku Aadan Gesiyasha jub0yinka waxan idin lehay h0rmarkad wadan halka ha wada
ka naxow nafta waa!!!
Gurgurtow Ciil u dhim0.hee.k.k.k.k.k.k
masha,al sh.axmd wadkumahadsantahy inad iskaceliso damirlawayasha donaya inay fowdo kadhigan magalada kismyo e qabyadala wado rabana dadka deganka ah inyisskudiran. Tkle madaxwayne kushega ha,ogado meshu kaaran maha .e utali kuwad lajogto wayo waxn marar badan maqalna wuxu dagal dhaxmary cidamada boliska iyo kuwa nabadsugida iyo waxyalo folxun sida gabr 14 jir ah oo melishiyadka xasan shekh aykufsaden .marka iskada kismayo e kuwa waxkaqabo.
Warqad waxad ushaqeysan wa qawil maxa yelay wa in aad delete gareysan waxa xun teda kale meshan dadka wa isgarana amarka haqatan dadka la amray hadii kale xabsiga
Adeer falaari gilgilasho kaagama hadho waxaad rabto waad qori kartaa laakiin runta iyo xaqiiqda wa in raaskaaboni ay tahay quwada ama xoga ugu wayn ee kismaayo gacanta ku haayo kuna hayn doono hadii Ala idmo tankale dowladan wa dowlad usha qayso muqdisho ookaliya mana oga in dalkale jiro marka wa dowlidii muqdisho kismaayana ma iman karto beenkasta oo uu warqaad qorana waxba oo ma dhimayso sharafta iyo karaamada raskaaboni shalaad dhalataye waalashubi jiray warqaad madaama aad cusub tihiin waxaad umalaysen waxa kaliya ee idin anfacayo ama indhaha dadka sojiidanayo in ay tahay kismaayo iyo kahadalkeeda masakiin
dawlad iyo urur meel mawada joogikaraan waa in raskamboni ay ka midnoqdaan ciidanka dawlada hadikale waan kala labanaynaa dawlada kalsonida hadaan nahay shacabka kismaanyo
Puntland s/land galmudug ximin iyo xeb. Hiraan. Maxaa kaduway jubbaland. Maxaa kismayo kadhigay sidi sac orgoday.
war hal qabil ah ayaaa meshan iska calcalaaya daarod wa somali e nimankinan kismayo isa siyay dowlada hostaga si dagdag ah ,kenya hadana amrena axmed madow sidag dag ah dow lada ku hoos imow hadi kale itobiya aya xabsi lagugu celinayaaa? Somalia hano lato .qabilkana raskamboni ayaa wado.
Waryaa axmed madobe fursad bad heshaye ha iska lumin kenya waxba ku tari mayso dawladdada la soco haddi kale durka ayaad ku noqon donta nin ogaden oo norwey jonga yuu ku lugoynin.
Cadaalad la,aanti burburisey somalia ayey tanina bilawday madax waynu hadu run shegi hargaysa haka soo bilabo garawe galmudug hiran markas kismayo hayimado.
dowladu ma dowlad somalia mise wa dowlad igad ey ledahay wale wa layab ahmed madowe waxan umaleynya inu mala kumud kisi lugaha ku radsaday
Illahow naga qabo isbahaysiga raskamboni, onlf iyo adonta.
Daar’ood nacayb lee miyaa! War ninku qabyaalad badanaa!
hiiraan waa inauguration samaysataa maamul matala jubbaland anigaa u samaynaya waa xukun xumida xasan
Madaxweyne hadad bilowday khayanadi kuwi kahoreyay walahi meel aad gari maleh kismayo ragi udhashay aya udagalamay udhintay in alshabaab meesha laga saro marka hada hawiye keeni kismayo keen lkn wa balan in ay adi iyo hawiyaba kashalaysan darood oo idil ilaah hakuguso jeediyo sharciga dalka uyalana akhriso. Asc
Xasan sh maxamud wuxuu madaxwayne kayahay dhaman soomalia oo dhan wuuna ku saxsanyahay inuu talaabo kaqado mooryan beeleedkan hada soo baraarugay oo wadanka kenyatiga kagadanaya midna ogada dhaman inta commentiyasha cadifadu kamuqato soo qoray ee taageraya maleshiyad raskanboni ogada jubooyinka soomali baa wada dagan ogaden waa la ogyahay wuxuu ka ahan jiray 20 kii sano ee lasoodhafay runti adaris bay ka ahayen hadana kenyati yey isku halaynayan
War waa lagatay anaa kaa qolo badan iyo anaa kaa qoray badan ee wadanka dowlad ayaa kajirto dadka wax laqeyb sada madax weynahana afla gaadada kadaaya cag dheer yahay aan aqliga lahen
K.k.k.k.k.k.k sh islam be hard and be strong antil they bljse diini and his frnd we are here bhd u
Asc kadib nimanyahaw kismaayo maxaa kugaar ah oo dadka daga loogu quudhi la’yahay waxba gaar ku aha ee xasanbay wax ku gaar yihiin hiiraan hadhisato maamul kismaayana waaloo dhisi cidii kayeeli lahayd hakeeno meesha daroodka uu isku dirayana wali mayna iloobin xasnuunkii uu isagu mariyay marka kismaayo dadkii lahaabaa qori afkii kuqabsaday ee isagu qori afkii hakaga qaado haduu karo been bay kutashadeen isaga iyo cumar geele daaroona kama tirtiri karaan qariirada uu ilaahay kubeeray tiisa daryeelaa tukale kudara ina cumar dumeera haxoreeeyo xasana kaaraan hanabdeeyo markaasaad kismaayo kahadli doontaan
War waxan idinleyahay dhamantod wa caloshod ushaqeystayal cid danaha umada somaliyed kashaqeyneyso majirto dowlada iyo raskamboniba wa tugo daneystayal ah qolokastaba kuwo ayey daba dhilifyo uyihin arintana labadodaba wey kaweyntahay waxba kama galan!
Guul guul raskanboni iyo axmad madobe wana kutagereyna madaxweynaha lashegaya ma ahan mdxweyne somalia ee wa mdxweyne abgaal adigana waxatahay madaxweyne absame wana kumahad santahay celitanka waftiga xunka guuul Ahmad
war madax weynaha wa madax weynaha dalka somalia mana ihi qof laqabil ah madax weynaha lkn wax kenya iyo raskamboni e wadan wax logasani karo ma ahan sida dhabta ah wa arin xun mida kale ninka walal kena ah e ahmed madobe haka firsado ficiladisa ha kawar qabo in laxisabayo waxayalaha uu samenayo tilabona lagaqadina midakale mamulka kismayo marna loma dhibayo ogaden tasi niyada kuqabo liska kismayo in dowlada ey hada gacanta kuheyso ogadana usan kamuqan melaha muhimka ah
Ninkaan madaweynaha sheeganaya muu kahadlo dhuxusha baraawe iyo khayraadka kalee bad iyo bariba laga xaalufiyay,. laakin warkiisa qabliilka ku salaysan waa iska cadyahay.
somalidu miyayna runtaisushegin kismayo ragi dhigoda uhuray qarkod udhintay miyayna qax ulahayn in ay mamul udhisan masurtobi .in layidhahdo iska taga .ama xeryihi qaxotiga halaydin kuxereyo runtu waxaytahay yan lagalexan
Aniga waxan la yaabanahay ogaden waxa oow yahay ma wali hurdadii miyow ku jiraa waxan dhihi lahaay ogaden soco caqli lagaa kaasha maayo oo waxaa tahay cali beestenka somalia waxadna mudantahay in aad u hogansanto amarka madaxweyne xasan sh hadii kale waxan kuu celinaa wabi sokor kushubidii iyo gaajadi aad maqarta xoolaha u cuni jirtay
Asc waxn jogaa kismayo madaxweynuhu sodiray goobaale oo ahaa kii dadka dhacay layayna sakayna dowlad ahan ku yimid maxay ka walax thy sow sidi un ma aha hana dhaafo
adeer madax weyne gurguurte waan kufahanay balad wayne iyagaa mamulka sodhisanaaya kismaayana anaa udhisaaya yaa kaa caqli xun hawiye futa madobe
Al shabaab iyo Raaskanbooni waa Dameer iyo labadiisa Dhagood.Dhamaan soomaalida inta Nabada Jecel Masuuliyad ayaa ka saaran in ay meel uga soo wada jeestaas Ciidamada Raaskanbooni oo Taageerayaasheedu kasoo jeedaan jabhadii ONLF ee itoobiyaanku soo Cayrsaday.
war kismaanyo Iyo jubaland masiirkoodu wuxu ka go’aa Dadaka dega degmooyinkaas oo kaliya waayo PUNTLAND SOMALILAND KHATUMO XIMAN IYO XEEB GALMUDUG IYO QAAR KALEBA WAXAA DHISTAY DADKA UDHASHAY OO GO’AAN MIDAYSAN KAQAATAY HALOO DAAYO JUBALAND DADKEEDA HADII KALE WAX XUN AYAA DHACAYA. ANAGAA NAQAANA DADKA DEEGAANKAAS KASOO JEEDA LAMA SIRI KARO
Arinta Qarsoodiga ah Raaskaanbooni ka wadaan Kismaayo waxay tahay in ay Ku dhawaaqaan Gooni isutaaga Juballand ayagoo gacan ka helaya keenyaatiga. Marka Raaskaanbooni waxaan leenahay Soomaalida indhaha ayey idinku heysaa waxa aad samaynaysaana waa wax meel idin yaalo oo Taariikh ayaa idin xusi doonto.
Dalka Soomaaliyada sidaa kuma kala go’aayo.
waryaadahee raaskaabooni soo ma aha kuwii sh turki watey barigii maxkamadaha oo hadana shabaab ku biirey oo hadana keenya soo watey anagaa balaayo aragney waryaa qabiil daarood adin sheeganaayo inaad kismaayo hantisaan wahabeen xaley tagey hadaad qori wax kuqaadeeso qorigu waxaa lagaa rabey berigii ay joogeen walaalaha galgeduud niman kii naan qabiilka sheeganaayo xisaab ayaa la idinkaga baahanyahay xisaab ku socda wabilaahi tawfiiq
Xasan waa hawiye ee madaxwayne hadhihina marka hore marka xigta kismaayo ayaad kahadleysane so ma ogidiin xitaa magaalooyinkale oo somaliya ah in ay ogaden ciidamadooda joogaan waaciidan loyaqan liyuu police ama special force in ay baladwayno iyo baydhabo joogaan oo ciidanka ethiopia lasocda hadii howshu xumaatana ay farteydoonaan qorayaan marka yaan looqaadan in kismaayo iska daayee hadii axmad madobe diido dowlad ku sheega in dhib axmad madobe galayo ogaden oo mar ethiopian ah mar kenyan ah marna somali ah fartuu doono ayuu qore wayo kenya waxaa soodiray wasiirka gaashandhiga yuusuf xaaji ethiopiana waxaa soo diray cabdi maxamud cumar mar axmad madoobe fartuurabuu qore kumaan ciidan oo ogaden ah oo kenya iyo ethiopia kasocdana wadanka way ku dhaxjiraan jawahiri haduu hadlana eeleey waybaabi xasan haduu markale hadlan xawaadle wuu kudeeyn somalilandina waan ka gooyneeynaa somali inteede kale marka riyada joojiya oo ogaden oo hadaciyaarta sogalay iyo somali haloo kala safto macnaha daarood kale maba loobaahno anagaa xaaraanta ku filan
KENYA HOSTED MILLION SOMALI PPLE SO WE HAV 2 APPRECIATE. TAN XIGTA, KISMAAYO DADKA HEYSTAA LEH HALAHADLO BEELAHA KALE EE DAGMOOYINKOODA KATALIYA. MADAXWEYNE XAARE AYAA NOQOTAY.
asc waxaan leeyahay ninkii gumeysi la socdaa in uu ku fashilmi doono waxaana leeyahay axmed madoobe waxba axmed madoobe waxba kenya yeesan kugu adeegan ee dadkaada soomaaliyeed meel kasoo raac waxa ay igad kawado nairobi kama gadmaayo umada soomaliyed kismaayo waa magaalo katirsan soomaliya ee ma ahan qeeb katirsan igad waxaana xaq uleh maamul usameenteesa dowlada soomaliya
insha allah ninki kanixi dona iyo kii kufarxidona kismayo waxa ka talin dona raskonboniyenda gordhawna kabandho ayan ka gonenaa
Sh.sharif hosingow ayu dagmo kutilmamaye adigana makismaya abgal umagacabi rabta damerdhaqato ya madax kadhigijirey absame hatasto xolaha ha iska qabato
WARKAN AAD KU CELCSELLINEYSAAN WARQAADAY, WAA WAX HORE EE WAR CUSUB RAADSADA. WAR LA OGYAHAY HEESO MAQABO IYO MUUNO.