Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRADA: Wafdigii laga soo celiyay Airporka Magaaladda Kismaayo

Ciidamada Amisom iyo kuwa maamulka KMG ah ee Magaaladda Kismaayo ayaa udiiday in ay gudaha magaalada galaan Wafdi kasocday dowlada Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud.

Wafdigan ayaa waxaa loo sheegay in howlo amaan darteed aysan macquul ahayn in au gudaha ugalaan magaaladda iyagoona dib usoo laabtay.

                                             DAAWO SAWIRADA WAFDIGA LAGA SOO CELIYAY KISMAAYO

6 Responses to DAAWO SAWIRADA: Wafdigii laga soo celiyay Airporka Magaaladda Kismaayo

  1. reer xamari says:

    saasaaa la rabaa waxaa la yiri koo fajaxiisa koo faraxiisa waaye maxaa ka yaalo kismaayo ku celiya meshey ka imaadeen qawaadkooda maxaan dhahaaaaa.kkkkkkkkkkkkkk

  2. [...] Muuqaalka laga qaaday Wafdigan ayaa muujinaya in Wafdiga iyagoo kusugan garoonka diyaaradaha loo sheegay in si deg deg ah ay kaga baxaan magaalada [...]

  3. Sharif says:

    Madaxwaynaha mooryaantu ha yimaado Kismaayo haduu dan ka leeyahay magaalada hana ogaado inuu shacab somaliyeed oo kale uun ka yahay. Marba ma dhacayso in taladiisa iyo go’aankiisa lagu dhaqmo.. Hubkii LIBYA siisay dowladii CABDIQAASIM kusoo weerartay jubooyinka kuna xasuuqday dad badan RAALI GALI HAKA BIXIYO. ta labaad amarka faroole ayaa ka shaqaynaya kismaayo kama shaqeeyo amarka nin ka yimid moryanland.

  4. jamac says:

    kkk sxb amarka sh. Axmd aya kashaqeyo kismayo e hakupagnato moryanland kkk

  5. dareen qabe says:

    Waa yaab adduun maxaa nimanka kismaayo ku diray oo waddanka intiisa kale u arki la’yihiin waa ninka goobaale soo diray mooryaankii xashiishada ku beeraye jubbada hoose isaga iyo yaasiin. Nimanyahow anigu hawiye dhihi maayo laakiin habargedir oo aan laga qaban waddan waxba hagaagi maayaan 20kii sano way deeqi wayday

  6. mustafa says:

    asalamu calaykum asxaabta somaliyeed xiisahle waliba gaar ahaan warqabad mar waliba mar xaladaha kal duwan usoo joogey somalia hadana la socda wixii dhaceya somalia ka dhaceya waliba wax waliba soo kordha hada somalia laga bilaabo 1991kii dagaldii skeeyo markuu ka baxay mar xuum siyad bare dal buu ka tagey dad kam tigin hada waxad mooda iney somalia kal qeybsan tahay qeybana ethiopia maamusho qeybna keniya reer galbeedkuna mar waliba tageero hiil iyo hoo ufidineyan mar waliba garab tagan wax waliba sacideyo somalidiina xidhiidhnimo walaaltinimo xidid wax waliba wey ka dhamaden heer waxay gadhen iney jisiyad kale qatan magac somaliyeed isk masaxan had wad ujeeda wax yer ayaa ku hadhey wadnimada dadkii kale qurbaawi ethiopian keniyan marka somalidii asalkii hore wakhtiba soo mareen lagama yaabo iney somali weyn soo noqoto magaca somaliyeed inuu masaxmo ayaab qarka ah jari waayo 2040 marka somalida maxa looga baahan yahay ha tashadan hadii kale haloo taliyo intasan ku soo gab gabeyneya sifiican

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII