Comments on: Maqaal Xasaasi ah oo kusaabsan Xukumada Ra’isul Wasaare Dr Saacid

By: maxamed
Anoo ka duulaaya maqaalka uu qoray zakariya xaaji,wuxuu walaalkay sheegay in dawlada lagu qaybiyay 4.5 mase faah faahin, waxaan anigu qabaa waxaa dawlad dhistay xamar iyo hareeraheeda oo beelaha leh afhayenka,madaxweynaha iyo raysalwasaraha iyo beelaha kaleba waxay heleen labo labo wasiir, markaa xilalka waaweyn saami qaybsi kuma jiraan miyaa? Sidoo kale waxaa la irska indho tiray beelaha waqooyi oo somaliweyn ogolaa taasina waa adkaynta somaliland oo aan waligeed aan lakala furi karin waayo waxaa mudnaa in la tixgaliyo gobolada sool,sanaag iyo awdal oo ka mid ah 5 gobol  ee somaliland sheegta balse aan waligood aminsaneyn somaliland .

By: cade
xukuumad dastuuri ah maahan sababto ah madaxwaynaha ayaa digreeto kusoomagaca dastuurkuna maqabo