Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa maanta ka dhacay arin aan horey loo filayn kadib markii magaalada gudaheeda loo diiday in ay galaan wafdi ka socday dowlada Soomaaliya, QM iyo Amisom.
Wafdigan ayaa loo diiday in ay ka baxaan garoonka diyaaradaha ayna magaalada kusoo wareegaan si ay u arkaan xaaladda amaan ayaa waxaa loo sheegay inaysan fasax uhaysan in ay gudaha magaalada galaan.
Taliyaha ugu sareeya ciidamada Amisom ee kusugan garoonka Kismaayo ayaa VOA usheegay in amaan xumo ka jirta Kismaayo aawadeed aysan wafdigan tagi karin gudaha magaaladda ayna dib isaga laabtaan.
Waxaa jira warar sheegaya in wafdiga dowlada ay ka biya diideen in ay magaalada isaga tagaan ilaa ay soo indha indheeyaan hase ahaatee markii danbe lagu qasbay in ay raacaan labadii diyaarad ee markiui hore keentay gudaha Kismaayo.
Markaas kadib ayay saraakiishaas ka socday dowlada Soomaaliya QM iyo Amisom ay kusoo laabteen magaaladda Muqdisho oo ahayd halkii ay markii hore ka anbabaxeen.
Waxaa jira warar xaqiijinaya in sargaalka ugu sareeya Raaskambooni uu diiday in saraakiishan oo ku jira gudi uu dhawaan arinta dhoofinta dhuxusha Kismaayo umagacaabay Madaxweynaha ay gudaha uigalaan magaaladda.
Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Socod aan lodhalan 6 saamod madhaafo maxaayse ku nuugi maxaays kanuugi waayaha cusub dhinac ulaaxda waad fashilan tene
vivaaaa sh ahmed islaam vivaaa cdnka raaskabooni dadkii lahaa ayaa kismaayo hayso ee kanaxow nafta waa cdnka raaskabooni adduunka oodhan ayaa aqoon san maxay ooga bahan tahay wahiye isheeg hee fucky all
Srry hadan nahay somali an radino qaran nimada qabil waa laga gudbay kismanyo kenya ayaa haysata ayadana diday in ay galan waftiga dawladda
Awaal ogaa inuusan faruureey faqi dhaleen, waa hubaal cad shakina lahayn injireey kenya iyo xigmo yariidii ogaadeen geel jire, siyaasadoodii axmaqnimo keenayso, mama dhalane dhawrtayso ogaa,? Hadeerbay soo galeen uu diidi okaa dawlad iyo QM, kismaayo ? Allow Alle, saadambay ogaan waxay dhasho ?
Walahi mayeli doono in dhulken lanab guriyo oo xolaha waxey no daqan la jaro dad dhulkodi kaso carere.ahmad madobe hoyadis haushego ,dhuxusha maladhofin karo waa in la jojiyaa?
Qoxoti ogaden dhulkena aan iman ilaa faafax dhuun anaga leh.hurdada halaga kaco dadkeygow?in afka nalugu taago beelo xun oo shalay dhashay anaga isku keene?
Waxaa layiri nin baa wiilkiisa yar guska jiidey markaasuu wuxuu yiri maadhow hooyadaa baad ku dheereysaye ee aniga wax iima dhimin marka kenya iyo raskabooni dawlada waxba uma dhimin waana ogaan doontaan meeshay ku dabeeso damaca xun ee faarax macalin iyo onlf iska dhaadhiciyeen inuu faarax macalin kenya siinkaro jubooyinka waxaa balan ah in ogaadeen uu noqdaa cadowga soomaaliya oo aa gashaan booska al shabaab
Hadii aad wax maqleysaan dhulkaan nin doon la soo caarisey miyaa wax laga waydinayaa mise ninkii iskalahaa ee luugu yimid sida geeljecel curumale shiikhaal biyo maal wardey bajuun reer waamo cadaalada hala eego
k.k.k.k.k.k.k. aadbaan ugaxumahey madax weynaha jaaniskiisii kafaa ideysan waayey ee cadiifada qabiil ku jirto waxaanse layaabanahey waxa kamaqan ee uu wali raadinaayo soomaali ayaa m.w.n loogadhigee xaguu usocdaa oo qadiifad qabiil wadi dabada u hayaa nin isagu isfashiliyey jaaniskiisiina kafaa iideysan waa yey iga dheh
adeero somali oo dhan mahan ee hawargidir iyoh abgaal wala arkidona xasuuqa karaco.
asc,waxaa is weydiin mudan qaacin madoobe ma wuxuu mooday inuu ogaadeen ahaan kismaya ku haysan kara, sidoo kale kenya ma amsom baa mise waa ogaadeen lana arki doona wixii dhaca!!!
hadii uu xasuqikaro ogaden habar gidir iyo abgaal walo fadhiyaa waa iga su aal axmad madobe miyaa kismayo qabsaday mase adonta ayaa qabsatay
War kismayo qabil wax uka yahay malahan ogadena wax u yahay malahan axmad madobaha ad shegesana wa nin aqligisu hoseyo kenyana wa dad hunguri ku shaqes ah marka dhamantod walaga taqalusaya
mudane madax wayne maxay tahay sababta aad isugu mashqulinayso kismayo. Wayo waxaba gacanta kuhayo waa ciidamada dowlada iyo kuwa dawlada takeersan maad kahadashid meelaha aan wali gacanta dowlada soo galin maad kahadashid amaan xumada kajirta casimada.kismaayo wa meel xasaasi ah inaad xiisad abuurtana waxbo kutari mayso an ka ahayn sharaf xumo iyo kalsonida umada jubooyinka oo wax udhimanta.dhibka iyo dhakarta aad soowado wabadan tahay lakiinse waa in laga hortagaa
asalamu aleykum galmudug sheego ama muqdisho sheego walaahi tii 1991kii baad dabada ka riixi haysaane culusoow waxuu kismaaayo ka helo ayuu arki doonaa balse waxaan dadkaan qaab qabyaaladeysan commentiga u soo qoraaya hadaad mooryaantii laga saaray kismaayo tihiin iyo hadii kaleba shaar ciidan qabiil dowlad laga dhigaayo soo xirta qoryaha ka soo qaata culusoow eeydii idin dhashey waseee galmudug aqligii aad ku sheegeyatey waadba keenteye ninka kismaayo u dhashey maxaad u xaqireysaa mise inaad ka xiniiyo badan tahay ayaad is tustey walaahi haduusan hawiye aqli xumadiisa ka waantoobin intii hore u dhimatey in ka badan baa dhiman dowladnimo dambe oo somali u soo noqotana sidaas baa lagu waynaayaa wadankuna meel cidlo baay gaalo ka qaadaneysaa qurun wada qurun dhaay oon aqli isku dhaamin war hadii dowladiina la idiin daaye ma rag guryahoodaad rabtiin inaad ku xukuntaan oo uu idinka aqbalo idinkoo muqdisho oo dhan kaligiin ka wada taliya?!!!!!!!!!!!!!!!!
ninka cabdiqaadir wadani la yiraahdo sxb inaad caruur tahay ama taariikhda kismaayo iyo waamo ay kaa maqan tahay waa labadaas ee aan wax ku yara bidhaamiyo qolyaha kismaayo deeagaankeeda daga ee u badan waa kuwii dowladii dhexe adinkoo reer hawiye u wada sajuudaaya dagaalka kula galay waamo ilaa ay ciidankii ka adkaaden waliba waagaas shacab baay ahayeen doladqabiileedka culusoow oon wali cagaha ku istaagin awooda aad ka tuhmeyso inteey u taalaa oo ay kala imaaneysaa wadankaan jabhado ayaa isku hardin doona ama macag dowlad ha huwanaato am magac qabiile jabhadii adkaata ha la arko adna line upka soo noqo ana waan soo noqon ninkii laf cad lagu waso ha la arkeee?
[...] Xaalada ayaa kasii dartay kadib markii Airporka magaalada shalay lagu celiyay wafdi ka socday dowlada Soomaaliya gaar ahaan xafiiska madaxweynaha. [...]
kkk war heedhaha inta wasiirada la ansixinayo haloo kadsho arinta kismayo wayo shalay wixii diiday in ay waftiga galan waxay ahaayeen ogaden marka ogaden iyo daroodoo dhan mareexan ayaa lohaya oo waraysi layeelane mad wax yar sugtaan fadlan.mudane raysul wasare iga soodhawso
kk war ogaden hadii ay kismayo qabiil kuhesan karan marti kama ahadeen 15kii sano ee lasoo dhafay wana layaqan ogaden waxa ay yihiin kenya miyaa uheenesa was u ale war meshan kismayaa mardhow sharci aya laga sosaraya waxana kashaqeenaaya wixii ay isku afgartaan mareexan iyo hawiye
dhaman wad salaamantihiin aniga waxan ahay darod fiyow hawiyoow hunguri waa waxaad ku dhamaateen kismaanyana darood ayaaba isku haysto adinka xageed joogtaan shabellaha hose ayaadba xog ku haysataane mida kalle ogaadeenoow waxaad u hadlaysaan sidii ku qabso ku qadi mayside masiyaasad xumay idinka tahay mise??? Garan mayo kismanyo waxay magalo madax u tahay sadex gobal ee qaylada daaya midna hooya kenya hsoo dhawasanina n.f.d ayay haysataa xagana ethopia ayaa naga haysato kalinka shanad waligeen malahaystaan ahaanaynaa maya maya maya taas waa mida aan ooga harnay saaxada siyaaasada somalia abihiin lakariye soo dhawaysta daaroodkiina oo dadka wax la qabsada wixi nagula dacaayadaynaayay yaysan run noqone
Kkkk aniga dadkan kuhaya ogaden ayan layabanahay war ogade wuxu yahay malahan ithobia aya gumeysata mar dhawna somali weyn aya gumeysan donta kismanyo waxay kayihin malahan marka waxa maxad magac kaga yelesan iyagaba mardhaw iskaga carari done