Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Wax maka ogtahay Sababtii loo dilay Wariye Tuuryare

Qof kasta oo dunidan kunool waxaa uu leeyahay waqti ay ku egtahay noloshiisa, waana diini in qofkastaa uu dhimanayo.

Bahda Saxaafada Soomaaliya ayaa ku shaqeynaysa howl aad u adag, iyadoona ka sakow mushaar yaraanta iyo shaqo la’aanta haysata ay jiraan dad ugaarsada.

Alla ha unaxariistee Wariye Tuuryare ayaa kamid ahaa Wariyaashii ugu danbeeyay ee Muqdisho lagu dilay.

Hadaba Maxaad isleedahay dilka Wariyahas waa uu ka danbeeyay ama sabab ayaa looga dhigi karaa?

Riix Halkan si aad udhagaysato Warbixin Xasaasi ah oo Wariyaha loo dilay

Alla ha unaxariistee Tuuryare oo kamid ahaa Wariyaasha ugu fir fircoon Muqdisho waxaa uu warbixin ka diyaariyay dowladii hore ee Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynihii hore Shariif Sh Axmed.

Markaad fiiriso qaabka warbixinta loo dhigay iyo halka la joogo aad ayay ukala fog yihiin, Tusaale Warbixinta waxaa ay ku wanaagsanayd in lagu soo bandhigo dal amaan ah oo saxaafada laga xushmeeyo.

Warqaad.com/Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

10 Responses to DHAGAYSO: Wax maka ogtahay Sababtii loo dilay Wariye Tuuryare

  1. waddani says:

    SCW
    MARKA HORE WAAKA XUMAHAY IN LA LAAYO WARIYEYAASHA AMA SUXUFIGA SOMALIYEED WALIBO WARIYE TUUR YARE ALLAH U NAXARISTO ANIGA ARAGTIDEYDA MARKA AANKA HADLO WALAAHI WARIYAHA WARBIXINTA SOO DIYAARIYEY WAA KU QALDANAA WAX BADAN OO QALAD AH AYUU SAMEYEY UUSAN XAQ ULAHEYN OO WALIBA BEEN ABUUR BADAN KU JIRTO WAX SHACAB UU TURJUMEY MA JIRIN EE DANTIISA GAARKA AHA AYUU SAMEYSTEY MARKA SAAS AAN DHAHAYO MAHAN IN AAN ABGAAL AHAY AMA DOWLADA SOMALI TAN IYO SIYAAD BARE ILAA IYO HADA WAX LUG AH KU LEENAHAY ABA QABIIL AHAN AMBA SHAQSI AHAN ANIGO FIIRINAYO SHARIIF WAXUU QABTEY WAA WAX LASO KOOBI KARIN MARKA SUXUFIGA HA UU HADLO SHACABKA IYO DANTA DALKA FADLAN SHARIIF WANAAGISA HALA XUSO WARQAAD WAAD MAHAD SAN TIHIIN DHAMAAN BAHDIINA WEBSIAD KA MAAMUSHO

  2. Aad iyo aad ayaan ugaxunahay gerida wariyasha alow wariyasha kadhow hagar daamada had iyo jeer lagu hayo aamiin aamiin aamiin

  3. Iley naafo says:

    Wariyaha waa adeegaha shacabka dil ma mudnee abaal marin iyo dhiira galinbuu leyahay, waa inaysan noogin lana cabsi galin dalkina iyo dadkina u dhinto Gamco daalimin ahaa idin dilayee

  4. Maxamed cali says:

    Asc anugu waxan qabaa ninki bir kasamesan hatago gotaas warka laga rabo wa somaliya hadikale haska joogo nacnac lama rabee

  5. somali says:

    WARIYASHAILALAYOWANKURACSANAHAY
    SAPTUAH WARIYASHA WARDACAYADAHAYEESHEGAYAN
    HALALAYOE ISKADAYA SXPYAAL

  6. nb hadii aan qaldanayn yaa diley janaral ki lagu diley km 4 ! 2000? Ee xilige hore in salaad xasan nb ogaada wariyaha * wuxuu ka mid yahay bulsha wayn smliyed , alle hanawadasiyo nabad ; hogan dhaxe ; iyo qowadda cidan

  7. ibrahim maxamed abuukar says:

    asc marka hore waa wax laga xumaado qof saxafi ah in dhibaato loo keysto ama in ladilaba waa dad shacabka u adeego ayagoona wax dheef karabin toona. waxaa iga su,aal ah qofka saxafiga dila ama qafaasha qudhiisa maka ahaan karaa saxaafad la,aan majoogi karyaa asagoona aqbaaraadka caalamka lasoconin waxa kajira dunida??? jawaabtu waa maya marka waa inaa saxaafada qalbigaaga ugu heysaa amaan gaar ah

  8. asra says:

    asc waxa dile wariyaha wecada hay warka maxaaa loradina

  9. Maxamed yare says:

    Asc dhaman wad salaamintihin akyaarta salan kabacad waxaan tacsi uwad wariyihii ka geeriyod ahelkiis waxan leeyahay sabar iyo imaan ilaahay haidan kasiyo insha’alaah anagana waan sabri doona

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII