Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso: Janeral Diini “Amisom iyo Dawlada kaliya ayaa kismaayo jooga, Raaskambooni ma jiraan”

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliya Janeral C/qaadir Shiikh Cali Diini oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaysan jirin wax la yiraahdo Raaskambooni oo kismaayo ka howlgala.

Janeral C/qaadir Diini ayaa si cod dheer ah uga sheegay kulankii maanta in ciidamada kusugan magaalada kismaayo ay yihiin kaliya kuwa amisom ee kasocda dawlada kenya iyo ciidamada Dawlada Somalia.

Riix Halkan si aad udhagaysato hadalka Gen Diini

“Waxaan idiin sheegayaa in ciidamada jooga kismaayo waa kuwa qalabka sida ee xooga dalka somalia,ma jiraan ciidan urur hoostaga raaskambooni ma jiraan iyo ciidamo kenyan ah ayaa jooga kismaayo ayuu yiri janeral Raaskambooni”.

Hadalkaan kama uusan jawaabin Axmed madoobe gudoomiyaha Ururka Raaskambooni waxaana laga dareemayey sida uu uga carooday markii uu taliyaha ciidamada xooga dalka somaliyeed Janeral Diini.

Dad badan oo arimaha jubooyinka si wanaagsan ula socda ayaa waxay sheegeen in saameyn uu reebi karo hadalka kasoo baxay taliska ciidamada xooga dalka somaliyeed ee ahaa in raaskambooni wax la yiraahdo joogin kismaayo.

Ciidamada la wareegay magaalada kismaayo ayaa waxay iskugu jireen ciidamada waddanka kenya,ciidamada dawlada iyo kuwa Raaskambooni.

Xafiiska Wararka
Www.Warqaad.com
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk

52 Responses to Dhagayso: Janeral Diini “Amisom iyo Dawlada kaliya ayaa kismaayo jooga, Raaskambooni ma jiraan”

  1. wiil waamo says:

    sxb anagaa kismaayo joogna axmed madoobena wuu taageray arintaas wayna isku ogaayeen in lamideeyo ciidamada mesha qabsaday inta somalida ah ee joojiya propagandada aad wadaan general diini iyo axmed madoobe waa wiil iyo adeerkii sxb waxaysan isku ogeyna kamadhicin meesha

  2. jubaland boys says:

    wu qaldanyahay generalka hadalkana wainu kabixiyo rali gelin buxda hadi kale dhibki kaimado wainu dusha uritaa generalka.

  3. Layaabka says:

    Fuck you stupid. The real army is Raaskambooni

  4. Needaago xal says:

    General diini waa wadani warkuu sheegayna waa sax maxaa mareexaanka kawada dhigay muwaadiniin aan qabyaalad aqoon kii wax laga dhigana si daacad ah ayuu u shaqeeyaa waa yaab

  5. Arab~cade4@nimbuzz.com says:

    General kulaha khanisadi kudhashay was mesha xamar miyad umaleynesa markad hadaladas ledahay ader mesha raaskamboni aya xoraysatay wana kaxunaha ineysan inusan jawab kulul kala kulmin khaniskan sarakisha raskamboni ee kusugan magalada kismayo sida Axmed madobe iyo A/nasir serar hadalkasna hadi loga haro waa mar uu darood/ogaaden dhamaday

  6. Xaadow says:

    Talow axmad madowe waa mujaahid daacad ah ee maxey uxaqirayaan dowlada ,haduu ciidankiisa labaxa yaa kismayo alshabaab ka celinaayo.arin xun waye. Dowlada kismayo maxaa gagalay. Axmad madowe cidankisa waa degaanka guud walow lagu kalabadan yahay magaca raaskamboni wuxuu cadeynayaa in ay yihin cidan deegen madama eedaynta laleyahay cidan beeled uu wataa ay beenineyso raaskamböni oo ah degmo gaaljecel uu dago.away dad leh wb qabil? Muxu ula bixi wayay afmadow ama dhobley? War muwadinka daacada ah ayaad utaqaanaan qabil kan raba inuu idin dhaca,dilo.dowlad reer juba qabil iska dhafa axmad taagere.wale wax idin dhama oo dadkana kalyaqaana heli meysaan

  7. samatar says:

    nacalaa hooyadaa kuyaal ciidamada aaad sheegayso makuwa hablaha yaryhar kufsadaa mise mooryaanta xamar joogta maxaad alshabaab uga xoreyn weydey kismayo,

  8. Abdullahi says:

    Asc dhamantiina waada salanmatihii waa arin layaab leh nin gab gable ah in uu dhaho waxaan ahay urur maxaa yale wadankii dowlada ayaa ka jirta thanks all

  9. Mahamed-63 says:

    Diini jini wuxu ka hadlay fudada xikana biribaa lagaqadi oo lo dhibi mid cusub raskanboni nina kama baryayan aqonsi wayo igadh baa wadata dini waxad tahay majiran damer ciyay

  10. somali says:

    warqaad warkaan beenta ah xageed ka keenteen xaguuse ka yiri? beenta dadka ka daaya A madoobe waa ninka la fadhiya sawirada ka fiiriya waana ninka soo dhaweeyay.

  11. Midnimo says:

    Asc waa runtisa janaaral diini,sxb ku farax ama ka nax raaskambooni hada ma jiraano wayo cidamo urur qabil leyahey iyo cidamo dowladed ma wada shaqeyni karaano.sidaas daraaded raaskamboni haku birano dowlada hadii kale daadka ayaa latagayaa.

  12. Xaadow says:

    War isnaceybka iska dhaafa hadii kala dhaman deganadeena waxan ku birineyna kenya .jubada hoosa qabil 3 degma kuleh waxaa ka jira besha Absame.labaadna waa gaaljecel oo laba dagan leh kismayo waa casimad cidkasta ayaana dagi karta.degan waa baadiya waxa kala waa miniorati.isku xishooda ayan leenahay

  13. Qanan doon says:

    Warka kasobaxay taliyaha aad ayan uso dhawaynayna wayo wax jiro ayu shegay

  14. Abkoow says:

    Kkkkkkkkk wale wara ka dhacay horta somalia oo mida iyo amisom waxan ehen inte ka imaden

  15. gedo says:

    waa sax hadalka kasoo baxay mr diini,horta waxaa fiican ogaadeenku in ay wax fahmaan war waa lasoo dhaafay 1991-92-93,waxaa lamarooyaa 2012,jamhad hadaad maqashaan waa meel dowlad kajirto shufto ku kacsan ama nidaam la,aan hada waxaa jirta dawlad saxa ayada wax laqaybsada hadaad rabtaan xataa kismaayo madaxweyne kanoqda laakiin urur ururkaan meesha kasaara

  16. Axmed madoobe way kuwanaagsantahay insaa loogalo islaamkibuu ladagaalamay isagoo axmed islaama ayuu iskubadalay axmed murtad

  17. XAQ UDIRIR says:

    Taliya dini Sas laga raba raskaboni wax ladhaha tir tir

  18. Kkkkkkkk sas baa lagaa rabaa walee wiil marexaaan iga dheh awy qabqable axmad madoobe mxuu uga jawaabi wayay kkkk ma asagaa hadli karo geesi mareexaan baa meesha fadhiye kkk guul marexaan iyo kismaayo

  19. C.qani farjano says:

    Kakak war beenta daaya

  20. Xog waran says:

    Wax sax warkasi jabhada Ubba ha aado jigjiga iyo good cusba not kismayo cadey si ay badda uga daren sokor kkkk. Thanks a lot Gen. Dini

  21. Muqdisho boy says:

    Wa sax arinta axmed madowe hadi u rawo in u ciidan noqda haku so daba feeylo ciidanka xgds ninka gen. Saraxardid ay qarawada yihin haku so daba feylo hana aqoonsada nidamka dowliga ah ciidamadan malishiyadkane hala xareyo

  22. xaqle says:

    danbiyada ayka galeen shacabka rer kismaayo ayuu rabaa inu qariyo laakin ragbaa mel kuqorta dheh

  23. ahlusuna waljameca says:

    waa sax waayo dawlad iyo urur iskumeel inay wada jogaan waxay sharaf dhac ku tahay hanaanka dowladnimada ama qaran nimo waa laga gudbay qabiil

  24. Caqil says:

    Wad mahadsan tahay mudane diini wayo waxad haysaa masuuliyda weyn mana jiri karaan cidna ahayn ciidanka xoog dalka iyo kuwa nabad ilaalinta ah

  25. Darbane says:

    Agah ninku maxay wuxu shegay raskan boni majirto maxow kawada mawaxuraba in an ladagalanno cadeyso dheh

  26. waayeel says:

    adeer kooxaysi waa dhaamaatay iyo waliba diinta oo laga been sheego dadkana lugu laayo waxaa kaliya oo nugu filan dawladnimo taas ayaa ina deeqda
    kooxaysi waxaan kusoojirnay 22 sano
    ciidanka qalabka sida ayaa nugu filan waana in lahabeeyaa ciidanka oo waliba caalamku cunaqabataynta hubka kaqaadaa

  27. cabdiqani sheq says:

    war xawayanka daya ma dadka dhalan buu mooday mase wax aan caqli laheyn kenyada uu shegayo ma aqoonsana ciidamada dowlada uu kufaanyee wexey aqonsantahay kaliyaa cidanka xoga gobolada jubbooyinka waana ciida raaskanbooni wakaase aff ku celi duliyohow

  28. cabdi cali says:

    waxaan u malaaynaayaa in uu hadalkaas ku da jinaayo murankan taagnaa ee ayaamahan laga dhigtay shaqo dad warxumo tashiil ah

  29. Ahmed says:

    Raskambooni ma joogtee hoosta Ka gal dheh , generalkaas uurkiisaa ayaa afkiisa soo xaday cuqdad u dhimo dheh , raskanboni ma jogte amarkaaga ha socdo walaahi gudahaa lagu dhigaa

  30. Mohamed says:

    Wa sax hadalka janaral ka wax raskamboni ladhaho ma jiran cidan dowladed aya jiro okaliya

  31. WIIL DAAROOD says:

    HAWIYE NAJAASO BAL FIRIYA WARKAY MESHA SOOGALIYEN IYOH WAXAAY NALEEYIHIN DHAGESTA KISMAYO AYAD KAHADLEYSAN HADANA WAXAD NADHAGEYSINEYSAN QOF CARUUR LAGAQATAY WAR HAWIYE CAQLI XUME QABYALADA DAAYA UFF WAR WAXA WAA JUUHALA. MAR HORABA ANAGA AYA DAD KADHIGNAY.

  32. wiil yare says:

    I wonder Raskaanbooni is it a goverment we know Armsom and Somali goverment soldiers but we don’t them who are they ?

  33. Aadan/yare says:

    Maxaa dhacay axmed madobihi aaway ma kismaaya lagu soo garaye

  34. Geljire says:

    Beenaalayaal aan Allah kacabsaneyn. Waxaad tiraahdeen Gen Diini dhagesta markaasaad nin Europe jooga oo ciyaal lagaheysto noo daarteen. Tuugo. Diini ma isagaa Ahmed Madobe hortiisa sidaa kadhihi karo.

  35. Siyad says:

    Binale waaye dini

  36. arkaaye says:

    axmadowa ma ogen miyaa arin tan inay qabaneyso waa da mer kii lagu so xamaa shay ee su qa lagu deyay alaahu akbar alaahu akbar

  37. GUURE says:

    Janankan ad shegeysan xagu jirey marki kismayo laxoreynaye o raga dhigoda dadanaye? Wuqaldan yahay

  38. Hamud says:

    Sax waye hadalkasi raskanbooni wa uru qbib kusalesan mana donayno

  39. wamo boy says:

    Waa sax hadalka generalka. Rer raaskamboni maxad sugeysaan ee hubka dhiga ama dowlada kubiira. Usha agtiina ayaa lagu dhuftay ee wax fahma. Waxaad wadaan waa wax lagasoo tagay.

  40. faysal---- says:

    CODSI
    Anigoo ah. Mid kamid ah akhristayaasha aadka ugu xiran websitekan kuna nool dalka koonfur africa waxaan kacodsanayaa maamulka ama qoraaga ama tafatiraha websitekan inuu akhbaarta maqalka ah ama dhagaysiga ah ee aad sogalinaysaan websiteka inaad MP3 nooga dhigtaan taas oo ufududeynaysa akhristayaasha in ay computer& mobile labada kadhagaysan karaan waadna mahadsantihiiiin
    CODSIGANA inaad tixgalin doontaan ayaan rajaynayaa wabilaaahi towfiiiq

  41. SANGAAB MUXUMED XASSAN says:

    Ninkan la dhoho Diini wuxuu hoos imaadaa wasaarada Gaashaan dhiga,gaashaan dhigana waxaa loo magacaabi doonaa Ogaden,marka maalmo yar ayuu haystaa iska naac naaclee dheh.

    • Rafael says:

      ABIRIA JAMES Posted on I have completed hheigr national diploma in electrical power enginnering,diploma in electrical and electronics engineering from Kyambogo university in kampala Uganda.i would like to proceed with my carier growth up to PHD in electronics engineering, so that i can transfer the knowladge by being a lecturerIwill be gratiful for postive responseThank youABIRIA JAMESKAMPLAUGANDAEAST AFRICA

  42. Muqdisho boy says:

    Ninkan kuwashay qawilka daya wiil darod ada nijas ah waxbane garan hawiya wa madaxdada wax walbo iyaga kuxukumi is qawa ama isceeji kismayane nin hawiya ah aya lo magacwi dooni ooy

  43. axmd yasin says:

    asc. Dhaman kolay warkan hadiba ujiro oo jrl dini u sida yiri wa khalad kaliyana wuxu kahadlay cuqdada kujirto caloshisa waxna lenahy caradada udhimo diniyow kanbonina wa malatariga kaliya e lagu halynkaro amanka magalda iyo gud ahan goblka tkle dini ha ogado janaral saxardid iyo shekh axmd madobe inay yìhn labo nin oo ilmo ader ah iskumadiri karo midgan ilkayar ah.

  44. Raskamboni wa cidama ogaden weyna wasayan wixi kismayo ku qabso sida marexanka,majertenka,galjeclka

  45. Burte says:

    Fuck j.dini Ahmad madoobe waa gesi absame wuna kahadli doona hadalkas balse bonti marexan ahady oo shati dowlad soxiratay aya laraba meshi ay galinlahayen bonkas ciyay

  46. Cw says:

    Waxad shegaysan eeega war warxumada mesha kalataga Wamaxay UBO hadalkas markan maqlay aadban uga xanaqay JAMHAD dhan oo kufri ladagalaysad cayaysan sxbayal kamboni caya hadad rabtan lkn yan afka lagu taagin JAMHADA WADANIGA XOREYNTA OGAADENIA arinta JUBOYINKA mahan inad ubadashan arin foolxun ahmed madobe iyo gen.diini wa labo nino walala haday heshiyan iyo hadikale wa mid utala ururka cidanka

  47. ABDIKADIR says:

    codka meesha ku jiro waa nin cunugiisa laga qaaday ee maahin generalka eee soo saxa

  48. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee ogaadeen waaloo soogalay war iskaga carara meesha waxaa yimid dadkii iska lahaaye mida labaad hadii lacala la idiinbo xika magaala kismaanyo maxaad ka badali kadhaanislamaha jooga oo bara shada gada ayaa lacag iidiin qabsanayee iyo kuwa kabaha baalasha

  49. mursal says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  50. [...] Taas waxaa ka daran Markii Taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen C/Qadir Cali Diini uu sheegay in Kismaayo ay qabteen ciidamada dowlada Soomaaliya iyo Amisom oo kaliya isla markaana aysan jirin wax la yiraahro Raaskambooni [...]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII