Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Cali Ameriko oo kahadlay Mamul usamaynta Jubooyinka iyo dagaalka Shabaab

Safiirka dowlada Soomaaliya ujooga dalka Kenya Abm. Maxamed Cali AMeeriko ayaa faah faahiyay qorshaha dowlada Soomaaliya ee ku aadan maamul usamaynta goboladda dalka.

Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Magaaladda Nairobi ayaa Mudane Cali Ameeriko waxaa uu ku sheegay in IGAD ama Amisom aysan wax lug ah ku lahaan karaian maamul usamaynta goboladda dalka howshaasna ay utaal madaxda dowlada Soomaaliya.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalkiisa.

Amb. Cali Ameeriko ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dowlada Soomaaliya sii wadida dagaalka kadhanka ah Shabaab iyagoo kaashanaya Amisom iyo dowladaha dariska ah, hase ahaatee aysan marnaba qaadan doonin in maamul loo samaynayo Jubooyinka ay ku lugyeeshaan IGAD.

Hadalka kasoo baxay dowlada Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xili dhawaan lasheegay in IGAD ay qorshaynayso maamul loo sameeyo Jubooyinka.

Warqaad.com, Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

9 Responses to DHAGAYSO: Cali Ameriko oo kahadlay Mamul usamaynta Jubooyinka iyo dagaalka Shabaab

  1. Gaaldiid says:

    Sax weeye muwaadinimadu sidaa weeye ee ma’aha daba dhilifnimo IGAD maxaa ka galay mamulkena iyagu sow ma’aha peacekeepers runti waxay donayan mamulo iyaga hoos taga inay sameyaan qabiilo iyaga u dhego nugulna hogaan uga dhigaan

  2. Carab.yarow says:

    Walagu.was ben le ayd haysaa 24hous

  3. axmed mohamed says:

    ascw. Idinka warqaad waxaad kuwaalateen kismaayo. Dadkeediibaana utashadey. wardantiina garta, somalidana beenta kadaaya, dhibnna waxaa noogu filan kan xamar yaala shugran.

  4. Muqdisho boy says:

    Wa sax arinta xaq umalaha igad iyo wax la mid ah mamul usameynta gobolada dalk o ay juboyinka ugu horeyso dowlad aya wadanka ka jirto marka shaqsi iyo shaqsiyaad ama beel kaliya wa dad rawo in ay sid aysanlaheyn qaatan

  5. Dayax says:

    Waa arin sax ah aragtadeyda maxayelay wadanka malaha igad e waxuleyahay dowlad

  6. Wadan malaha qabil waxaa iskaleh qaran

  7. Ahmed says:

    Waxaa ayan ah in qofkii hadlaaba fadhikudirir noqdo jawaabtiisuna ay fadhikudirir kudirir noqoto Ina Cali muxuu ka qaadan karaa maamulka kismayo max abase ka galay dowladuse am jubooyinka Kaliyah ayay xukuntaa aaway maamul goboleedyadii kale nin katana magac buy sheegtay jubooyinka max aa khaas ugadhigay muranka iyo waardiyaynta
    Waxaan Oran lahaa nin kata wuu yaqaanaa meeshuu maamul usamayn karayo ee yuusan hadalku idinka qasaarin.
    IGAD Iyo amisom maxayku kala duwanyihiin

  8. [...] Safiirka dowlada Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa si adag usheegay in arimaha Jubooyinka ay tahay howl utaal dowlada Soomaaliya. [...]

  9. Enrique says:

    A: Televising it on every Tv station in LA might not be hefplul. Let’s use our heads out there for something other than keeping our hat from falling down our throats.br /B: This point went on for above an hour?? Whatever happened to roadblocks and stop-sticks? If one among these people working in front of the speeding cop car would’ve gotten hit, I suppose it would have triggered three nights of riots, burning of the neighborhood’s very own businesses, and a handful of extra deaths.br /C: Humanity is really starting to disgust me.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII