Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dawladda Sucuudiga oo Dhisaysa Masaajid Qaadaya 1.6 Milyan oo Qof

Dawladda Sucuudiga ayaa ku tala jirta inay dhisto masaajid aad u weyn oo qaadaya dad gaaraya 1.6 miylan sida ay sheegtay saxaafada dalkaas, iyagoo ku beddeli doona goobo taarikhi ah oo halkaas ka dhisan.

Dawladda Sucuudig si ay masaajidkan u dhisto waxay dumin doonta saddexda masaajid ee adduunka ugu qadiimisan, waxaanay mashruucan cusub ku bixin doonaan malaayiin lacag ah si ay magaalada barakaysan ee Mecca uga hirgelyaan masjid aad u baaxad weyn.

Masaajidka ayaa noqon doona masjidka adduunka ugu weyn, marka la eego dadka uu qadaayo ee gaadhaya 1.6 milyan oo qofk, balse arrintan ayaa laga yaaba in dadka taariikhda ururiya ka soo horjeestaan, sababtoo ah waxa masaajidkan dartii loo burburiyana qaar taariikhda islamka ku xardhan.

Dhanka kale, dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inaanay qorshaynayn inay burburiso saddexaas masaajid ee qadiimiga ah, kuwaasoo jiray ilaa qarnigii toddobaad, dhismahoodana ay hirgelisay boqortooyadii Cusmaaniyiinta.

Ibraahim Kharad Saciid

6 Responses to Dawladda Sucuudiga oo Dhisaysa Masaajid Qaadaya 1.6 Milyan oo Qof

  1. Talamaal says:

    SIXITAAN
    Makka ma aha sxb waa Madiina meesha laga dhisaayo, Masaajidda ay saameynayso waxaa ku jira Majid al Nabawi.

  2. Mahamed-63 says:

    Man sha alah dhisa waa khayree

  3. aala sucuud waa koox xukunta sucuudiga oo xukun adag magaranayo ujeedeyinka ay damacsanyihiin mar ay reergalbeed oogaalo ah ooga hiiliyaan islamka mar ay amraan in ay gabdhuhu ciyaaraha kaqaybgalaan iyo inay mantana dudumiyaan taariikhaha qadiimiga ah ee islamka sida masjidkii rasuulka iyo kuwa kale

  4. وَلاَ يَحْسَبَنَّ الَّذِينَ كَفَرُواْ سَبَقُواْ إِنَّهُمْ لاَ يُعْجِزُونَ

    وَأَعِدُّواْ لَهُم مَّا اسْتَطَعْتُم مِّن قُوَّةٍ وَمِن رِّبَاطِ الْخَيْلِ تُرْهِبُونَ بِهِ عَدُوَّ اللَّهِ وَعَدُوَّكُمْ وَآخَرِينَ مِن دُونِهِمْ لاَ تَعْلَمُونَهُمُ اللَّهُ يَعْلَمُهُمْ وَمَا تُنفِقُواْ مِن شَيْءٍ فِي سَبِيلِ اللَّهِ يُوَفَّ إِلَيْكُمْ وَأَنتُمْ لاَ تُظْلَمُونَ

    وَإِن جَنَحُواْ لِلسَّلْمِ فَاجْنَحْ لَهَا وَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ

    وَإِن يُرِيدُواْ أَن يَخْدَعُوكَ فَإِنَّ حَسْبَكَ اللَّهُ هُوَ الَّذِيَ أَيَّدَكَ بِنَصْرِهِ وَبِالْمُؤْمِنِينَ

    وَأَلَّفَ بَيْنَ قُلُوبِهِمْ لَوْ أَنفَقْتَ مَا فِي الأَرْضِ جَمِيعًا مَّا أَلَّفْتْ بَيْنَ قُلُوبِهِمْ وَلَكِنَّ اللَّهَ أَلَّفَ بَيْنَهُمْ إِنَّهُ عَزِيزٌ حَكِيمٌ

    يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَسْبُكَ اللَّهُ وَمَنِ اتَّبَعَكَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ

    يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ حَرِّضِ الْمُؤْمِنِينَ عَلَى الْقِتَالِ إِن يَكُن مِّنكُمْ عِشْرُونَ صَابِرُونَ يَغْلِبُواْ مِئَتَيْنِ وَإِن يَكُن مِّنكُم مِّائَةٌ يَغْلِبُواْ أَلْفًا مِّنَ الَّذِينَ كَفَرُواْ بِأَنَّهُمْ قَوْمٌ لاَّ يَفْقَهُونَ

    الآنَ خَفَّفَ اللَّهُ عَنكُمْ وَعَلِمَ أَنَّ فِيكُمْ ضَعْفًا فَإِن يَكُن مِّنكُم مِّائَةٌ صَابِرَةٌ يَغْلِبُواْ مِئَتَيْنِ وَإِن يَكُن مِّنكُمْ أَلْفٌ يَغْلِبُواْ أَلْفَيْنِ بِإِذْنِ اللَّهِ وَاللَّهُ مَعَ الصَّابِرِينَ

  5. Todobaad Kadib Warbixintii Jamaal, Waa Sidee Shacuurta Wariyaasha?. (Qore C/fitaax Filibiin)
    Saturday, 20 October 2012 16:35 Caanogeel Hits: 976
    Wargeyska The Guardian ayaa todobaadkii lasoo dhaafay baahiyay warbixin uu qoray wariye Jamaal Cusmaan oo ka tirsan TV-ga Channel4 ee dalka Ingiriiska, taasoo uu kaga hadlayay marxaladda ay ku shaqeeyaan wariyaasha Muqdisho.

    Jamaal oo muddo dhowr jeer ah yimid dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa war bixintiisa ku sheegay in wariyaashu isugu jiraan kuwa milatari ah oo dagaalama, kuwa laaluush ku shaqeeya (Sharuur) iyo kuwa kale.

    Hab dhaqanka noocaas ah ee wariyaasha ayuu Jamaal ku tilmaamay inuu yahay midka mar walba sababa dilkooda.

    Haddaba waxaan qoraalkrygan uga hadli doonaa, waxa ka jira war bixinta wariye Jamaal iyo saameynta ay yeelatay.

    Marka hore waxaan leeyahay, dhinac ayuu ku saxanyahay wariyuhu, dhanna wuu ku khaldanyahay.

    Waa midda kowaade, waxa uu wariyuhu ku saxanyahay tilmaamaha uu saxafiyiinta ka bixiyay.

    Sababta aan sidaa u leeyahay ayaa waxay tahay in aan dalka jooga, lana socdo duruufaha ay saxaafaddu ku shaqeyso, haba kala duwanaadeene.

    Anigu ma oranayo dhammaan wariyaashu waa ciidamo, laakin waxaan xaqiijinayaa in ay jiraan kuwa ciidamo ah oo u shaqeeya Amisom iyo labada idaacadood ee dowladda maqaar saarka.

    Qaar kamid ah wariyaashaasi ayaaba ku faana malleyshiyonimadooda, iyagoo waqtiyada qaar isku soo sawira labiska ciidamada shisheeye iyo kan ciidanka dowladda.

    Maxaa ka jira xogta kale ee uu wariye Jamaal Cusmaan ku sheegay in qeybaha kale ee wariyaashu yihiin laaluush qaatayaal (sharuur)?.

    Erayga Sharuur waa eray bixin reer magaalnimo oo ay wariyaasha Muqdisho soo hindiseen, kaasoo micnihiisu yahay laaluush, wuxuuna xilligan caan ka yahay xarumaha dowladda, xafiisyada hey’adaha, ururada bulshada rayidka iyo meelaha lamidka ah ee magaalada Muqdisho.

    Laaluushakan ayaa keena in si fudud loo isticmaalo wariyaha, khatarna la galiyo nafsaddiisa, maadaama milkiilayaasha warbaahinada lagu eedeeyo in ay ku tuntaan xuquuqda wariyaha.

    Sharuurka ayaa wuxuu aad u shaqeeyaa waqtiyada uu khilaafka ka dhex jiro madaxda dowladda iyo xilliyada ay ciidamada shisheeye doonayaan in ay duulaan qaadaan.

    Idaacad aan dhageysanayay baa maalin warkeeda duhurnimo ku sheegtay in ay is khilaafeen labada Shariif, la iskuna heysto lacag uu lunsaday Shariif Xassan, arinta aan la yaabay ayaa waxay ahayd in isla idaacaddaasi warkeedii habeenimo ay ku sheegtay in uu khilaafku sii kordhay, kuna saleysanyahay ku takri fal awoodeed oo uu madaxweynuhu sameeyay.

    Warkii ayaa waxaa lagu amaanay Shariif Xassan Sheekh Aadan oo mar walba magaciisa la raacinayay mudane iyo erayo kale oo aanan warkii duhurnimo lagu oran.

    Muxuu Ku Dhaliilanyahay Jamaal

    Maadaama uu warbixintiisa ka run sheegay wariyuhu, haddana ma ahayn in uu waqti isaga lumiyo dad uu mar hore damiirkoodu dhintay.

    Saameynta warbixintiisa

    Si kastaba ha ahaatee war bixinta wariye Jamaal ayaa si khaas ah u saameysay wariyaasha Amisom, kuwa u shaqeeya dowladda maqaar saarka iyo kuwa cilaaqadada la leh.

    Qaar kamid ah wariyaashaasi iyo madaxdooda oo isticmaalaya idaacadda dowladda shisheeyuhu dhisay ayaa sheegay in Jamaal ay dacweynayaan.

    Ninka ku caan baxay sameynta geeraarada, masuulkana ka ah idaacadda labaad ee dowladda maqaar saarka iyo wariye ka tirsan wakaaladda wararka Mareykanka ayaa hadalkooda ku gaabsaday in Jamaal uu meel kaga dhacay ummada Soomaaliyeed.

    Gunaanad

    Waxaan qormadeydan kusoo gunaanadayaa, dardaaran guud iyo mid gaar ahaaneed oo ku socda saxafiyiinta Soomaaliyeed.

    Nabigeena CSW wuxuu qof walboo inaga mid ah ku leeyahay:- من كان يؤمن بالله واليوم ألاخر فليقل خيرا أوليصمت”
    “Kheyr ku hadal ama iska aamus” sidaa darteed waxaan nafteyda iyo tiinaba u dardaarmayaa in aan ka fiirsano hadalkeena.

    Miyuusigga oo dadka dhagahooda lagu sii daayo iyo dhaqamada gaalada oo dadka la baro ma ahan kheyr ee aan is xisaabino dhammaanteen.

    Si khaas ah waxaan u dardaarmayaa in aan iska ilaalino u iilashada gaalada dalka kusoo duushay ee calaamadda saliibka xiran in yarba ha ahaate’e, Allaah subxaanahu wataa wuxuu leeyahay “ولا تركنو الي الذين ظلمو” .

    Sidoo kale wuxuu Allaah SW inooga digayaa in aan ku garab noqono Yahuud iyo Kiristan, isagoo qur’aanka kariimka inoogu cadeeyay ciddii gaalada walaheeda siisa in ay gaalowday . “ومن يتولهم منكم فانه منهم”.

    MAQAALLADA
    LATEST NEWS
    MOST READ
    Ma Guddi Madax Banaan Mase Mooriyaantii Faroole (Maqaal Is-dul taag ah).
    29.10.12
    Shabakadaha Ictisaam ma Dambi-baarista Puntland bey isu Beddeleen? Maxayse Shahiid Cawlaqi iyo Shabaabka ugu Diganayaan?
    28.10.12
    Todobaad Kadib Warbixintii Jamaal, Waa Sidee Shacuurta Wariyaasha?. (Qore C/fitaax Filibiin)
    20.10.12

    Shariif Sakiin ooy Shahaado La’aani Ciishay

    Filimkii Umal Jilbaha dhulka ugu dhuftay (Ha Noqan Mid u Dooda Khaa’iniinta)

    Filim cusub “Harsashada Hooska Shareecada Islaamka”

  6. Cabdulqaadir says:

    waxaan si weyn ugu raacsanahay sida uu u xusay meesha masjidka weyn laga dhisayo iyo kuwa la bur-burinayo mid ka mid ah sxb ka qaaliga ah ee Talamaal…., waayo qoraha xogtan ma uusan xusin sadexda masjid iyo halka ay ku yaalaan midkoodna….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII