Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wax Badan Ka Baro Maalinta Carafo “Kororso Aqoontaada Ku Aadan Maalinta Carafo”

Maanta oo ah maalintii 9aad ee bisha Dil-Xijja (carafo) ayaa ah maalin aad u weyn fadligeeda. Maanta waa maalinta ay Xujeeyda ay u diyaar garoobayaan inay istaagaan buurta Carafa, tanoo ka mid ah tiirarka uu Xajka ka kooban yahay kan ugu weyn, oo la’aantiisu uusan ansax noqonaynin xajka, sida uu Xabiibka Suubbanaha Muxammad (scw) uu u yiriba: ”Xajku waa Carafa”, taasoo loola jeedo istaagga buurta Carafa.

Hadaba Si Aad waxbadan uga barato Maalintan

Riix Halkan si aad u Akhriso

5 Responses to Wax Badan Ka Baro Maalinta Carafo “Kororso Aqoontaada Ku Aadan Maalinta Carafo”

  1. axmed nuur ibrahin cel cali says:

    Mashaa alaaah alaaahu akbar alaaahu akbar inshaa alaah marbaaan imaandoonaaa haduu ilaaahey idmo idinkana ilaaaah ha idiiinka aqbalo aaaamiiiiiiiin aaaaamiiiiiiiiin aaaaaamiiiiiiin

  2. carab says:

    maasha allah illaah ha inookaso in mar un anu tagno

  3. Arwaax xasan says:

    Asc dhaman musliminta calamka gaar ahaan somaliyey mar labad asc tan xigata waxan ilahey ka baryeyna in ilahey qulubta umada somaliyed isku dumo wadankana ilaah nabad iyo barwaqo nooga dhigo ilaaheyna danbigena cafaiyo somaliyey adinkana ilahey danbi dhaf weydista aamin amin wa arwaax xasan oo idin leh somaliyey nabad ciid wngsan

  4. Kimuvich says:

    Asc dhaman walalyal manata o kale ada ayan ufaraxa sanahay manasha allaha

  5. Kuluu says:

    Mansha alaah ILAAHOOW nagee nana garsii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII