Kadib Cabasho badan oo naga soo gaartay Akhrsitaasha ku tixan Warqaad.com, kadib markii Fikradaha Akhristayaasha ay noqdeen kuwa la isku weeraro ayaa maamulka Warqaad.com waxaa uu soo saaray Bayaan Cad.
Maamulka Warqaad.com waxaa uu ku wargeliyay dhamaan Shaqaalihiisa inaysan fasixin ama aysan siideyn Fikrado muujinaya Aflagaado, ama lagu weerarayo dad gaar ah, sidoo kale ma siideyn doonaan fikrado qaab qabiil ku wajahan.
Hadaba Hadii aad tahay Akhrsite Warqaad.com fikirkiisa kusoo gudbiya Fadlan adigana ha inoo soo dirin Fikir ama Commit wax udhibaya Diinteena, Shacabkeena, beel ama gobol ama xitaa shaqsi gaar ah.
Hadii ayse dhacdo waxaan idiin sheegaynaa inuu mari doono Tifaftir, kadibna inta wanaagsan laga qaadan doono, hadii laga heli waayana la tiri doono.
Waxaa Hubaal ah inaad nagala shaqeyn doontaan ilaalinta Anshaxa Fikradaha.
Mahadsanidiin
By A/lahi Ahmed Nur
Maamulka Warqaad.com
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
wan tagersanahay fikirkaas good
WAA ARIN AAD UFIICAN LAKIN WAXAAN HABOON INAAD IDINKU BILOWDANA ILALINTA ANSHAXA HADIISA LAAKIN AAD BEEN KASHEEGTAN AMA AAD AFLAGAADO UGEYSATAAN MADAXDA QARANKA WAXAA IMAANAAYO ARIMO KALAGEDISAN MARKA WAXAAN UGU HOREYN MAAMULKA ARQAAD IYO TAFATIRAH KACODSANAYAA INAAD ILAALISIIN ANSHAXA MADAMA WARQAAD UUYAHAY WEBKA LOOGU AKHRISBADANYAHAY ISLAMARKAAAN LOOGU JECELYHAY WAXAAD MARKALE IDIN XUSUUSINAYAA INAADNAAN WAXBA KA QORIN XUMAANTA MADAXDA HADA XILKA HAYSA TAASINA WAA WAAJIB MAHADSANIDIIN
ok arinkas waa sax waana wax lagama marman u ah saxafada thanks
Waa arin aad u wanaagsan in la jojiyo aflagadad kumana haboono in hawada la isu mariyo dacaayado ku salaysan shaqsi ama qabil wad mahadsantihhn.
Ok mhdsndn wa sax in la ilalsha anshaxa
Marka hore idinka anshaxa ilaliya
idinkana ahada kuwa dhexdhaxad ah oo runta kahadla
Baahda warqaad aad ayaad umahadsantihiin waxayba aheed goor hore inaad abayaan kasoosaartaan waxaana rajaynayaa maadaama webkan uyahay webka looga jeclayahay dalkeena in aqristayaasha qiimaha mudan ay ixtiraamaan codsiga baahda warqaad mahadsanidiin
Hadiidina in dadka dalka iyo dinta kuwanagsaneyn wax laga sheego
Mashalah wan tagersanahay wayo waxanba kudhowaney inan nacno prezkan anaga o u aaneyno qaababka qaldan o ay wax ugu socdan halkan.tnx great job.
Wan so dhaweyheyna arintaas
Taasi waa arin fiican maxaa yele badanaa akhritiyaasha waxay isticmaalan hadallo kicinaya dadka that is agood idea i have say cheerio
Wa sax arintas wa in la jojiya aflagado &qawil.&bel.,hala jojiyo ka hadalka qawilka.wa waxa naga rewey dunida.plz
Waa soo dhawaynayaa waa muhiim in la joojiya fikirka xun in loo isticmaalo idaacad ummad badan ay ku xiran yihiin
ok waa arin wanaagsan waana in lajoojiyaa aflagaadada
waceeb in qof iyo qabiil meesha lakena warqaad marka qar watararxtaktaan eeyareya
WARQAAD wad mahad san tihiin lkn su.aal somali qabyalad madeyn kartaa inta qabilada somaliyeed SHISHEEYE WATAN QARKOOD?!!!!! runti maya alle wadan kena galada ha nogo saro gaal fa.ido yan laga sugin garabna yaan la sinin walee inusan dan ku wadin eee dan ayuu ka leyahay!!! Ninks ta hanoq dee somalia ajaniibta ka buxda yaan garan lasiin ee layska dhiciyo
Mashalh wa farxad paxad weyn una ah dhalanyarta smaliyd e anka faideysano ana iska ilowna qabil qbl iyo waxa danbi kukenayo waxad kalo xasusata malinta qabriga lagu geyo wa adiga iyo camal kagaga wlh qawil ayan waxku taridonin dhalanyarey war isfahma adinka aya dalka hagajinkartan midakale wey mahadsanyhn dhaman mamulka shabakadan iyo shaqalahd ahada kuwa sotawiya warar tayadoda ay sareyso pye ambsodar sharif@gmail.com
I really apreciate
Waa war fiican lkn saxaafada waa xor wayna madax benaantahay waxii saxafada dhaawaca waa in la joojiya mida kale warqaadna waa inay noqoto dhaxdhaxaad ayna cidna la safanin wararka tibinaayan waa inay noqdaan warar luga kalsoonyahay
run ahanti hada ayad runta tabaten e mida kale warqaad somali dhan ayad u dhaxeysan mesha mel qabil ayey ahed marka hore e hada hadad fahanten wa diyar wan idin tagersanhy qabil qabil waxa mesha na dhigay waye
waa sax lkn hadii aad adiku si qaldan wax uga qortan shaqsi ama gobol ama beel ama shirkad ganacsi waa laga jawaaba sida dhacda markasta, marka wa inad shaqo nadiifa la timadan ilaalisana anshaxa saxaafada .
Mansha allah waxan aminsanahay inay arin mar hore lo bahna wadna kumahadsantihin midaynta somalida.
maasha’allaah waa sida loo baahan yahay bahda warqaad waa mahadsantihiin
somali wa somali maxa lo kala sara wa inan iska dayna qabil qabilka an wadno warqaad waxad iska ilalisan in qabil wax ka shegtan wa iga talo
It’s allright!!!
kartidaas iyo caqli badnaanta waa waxa aan ku naqaanno maamulka warqaad waadna ku mhdsntihiin
Aadbaad umahad santihiin
intaa kadib
waxaa aad usoobadanayay fikradaha ama aaraada ay soogudbinayaan akhriste yaasha
kubaasoo abuuri karo caro ama iskudhac
salkuhaya beelo,ururdiimeed,aflagaado shakhsi waxaa aaminsanahay
bayaan kan aad soo saartee inuu
wax kabadeli doono hanaan socodka website ka
asc
Marhore aya la rabey inad wax ka qabatan lkn cano daatay dabadood laqabay aya la yiri fikyado aad so gudbin jirten dad ayay u qoran yihin marka malin aya laydin la xisbtamaya lkn jojinta fikirka qaldan wan so dhaweyneyna
Marlabad waxan layabaneh sababta hori ugu arki weyden qabilada lacaynayo o hada u darenten o fagir ka qaldan aad qadatan
Runti wa arin muhim ah thanks
asc aad ayaad uga mahadsantihin maamulka iyo shaqaalaha warqaad shaqada wanaagsan aad bulshada uxeysan ilaheyna ha idinja ajar siyo ha la reebo wax yaabaha aan haboneyn anaga qoxotiga kenya jogo hadanahay idaacada kali bulshada refugee ga si fican ay wadankoda ugala socdan thanks all of u
Absolutely excellent post. It’s eemtxrely gratifying to see so much interest in async/coroutine network servers. Since I started using Twisted in 2000 there has been little understanding or acceptance of this technique, so it’s eemtxrely gratifying to see all the interest it has been getting lately.I agree that benching medusa and kamaelia would be excellent.One little nit, you did not specify the listen backlog parameter in either the gevent or eventlet cases. Specifying a large backlog might help reduce the error rate.
Waad mahadsantihiin waa sharci ah in fikrad kasto latafatiro.
Yes thats good
Kakakaka gud wa arin ficn cmal
Waxan slamaya dhaman bahda warqaad. Waxan leyahay wad kumahadsantihin in bayan nocan so sartan.il biriqsi kasta wan akhrina warbixinadina. Adinkana anshaxa saxafada dhowra wararkinana tafatira. Fadlan
Waad mahadsantihiin ee ku dadaala waad mahadsantihiin
Good point madaxda warqaad mesha waxaybo ahayd xero qabil qabil la iskugu hanjabo la isku aflagdeyo lkn hada waxay umaqanaysa mel saxafaded aadbad umahadsantahin brothars
Wasax sxb bayal warqaad adbad umahadsantihin hadi inan jojin lahen waxa bilaban lahaa dagal sokeye oo aadsababten mahad sanidin
Waxan codsanayaa aqristaha soo gudbiya qoraal lagu aflagaadeynayo diinta, shaqsi caan ama mas’uul sare , qabiil ama goba. Msg kaas waa in dib loogu soo celiyaa Email kii soo diray
Anigu fikradaasi waantagerayaa sababtoo warqaad waxey noqotay fadhi kudirir iyo in laisqabil caay anigu waan soodhawey fikradaas fadlan halailaliyo anshaxa
Ascww walaal waad ku mahadsantihiin khaladaadka iyo aflagaadada aad ka joojiseen websitka waaba la yaabanaa sida ay beryahaan ay wax u socdeen
Waxan codsanayaa aqristaha soo gudbiya qoraal lagu aflagaadeynayo diinta, shaqsi caan ah ama mas’uul sare , qabiil ama gobal. Fariimaha noocaas ah waa in dib loogu soo celiyaa Email kii soo diray
waadba ladahdeen. Lakiinse idinka iska bilaaba oo dhaxdhaxaad ahada kadib akhristayasha wa idan racayan. Waxase xaqiiqa ah inay adkan ama muda qadan inad kasbatan kalsonida akhristayaal farabadan oon aniga kamid ahay. Wayo dhaliilo badan ya laidiin hayaa. Sharafta iyo xushmada web ka idinka hagajin kara ama halayn kara. Waxanse kabaqi arintan cusub inay noqoto uun mid aad kuxanibaysan figradaha dad qaar kuwa kalana ad kufasaxaysaan. Anyway waa eegayna hadii ad keentaan isbadal wanagsan oo dhaxdhaxaad ah.
That is a good idea n i’m realy welcoming it, thank u all.
wa sax fikridas lkn waxan filaya inan marnaba ladidenin waxi sax ah
Asc.aad iyo aad ban idinku tagerney,hadalkas,insha alla fikradi wanagsan wan idinku racney howshina umada wax weyn bad u haysan garabkina alla subxana ha galo.
waan soo dhawaynaynaa arintan aad ka dhawaajiseen waayo qabiil oo lagu faano ama la’isku caayo waa xaaran marka loo eego diinteene islaamka.
Waa bayaan aad u wanaagsan
Asc wa sax fikirkina lakiin idinku no balan qada inad dhex dhexad unoqonaysan somalida oo dhan
Waa arin fican in fikir fican ladhiibta oo laga fagado waxyaa baha aan haboo neen .
acw waad dadaasheen madaama aad taas garateen garta in aad dhax dhaxaad noqotaan waayo dagaalka idaacada wuu kadaranyahay midka kale beentana ninka aad ugu hiiliso maalita qiyaamaha wuukaaga baxayaa mark alaah haloo noqdo siiba warqaad
Runti way fcntahay in la is saxo, lkn warqad somalida waxay dhahda wixi casarki lagu arko aya cishihi lagu caya, plz ani webkina ad ban ogu xiranahay,
Waa war fican lkn somali mayeli doonaan
Warqaad waxaan ku faraxsanahay qodobada aad soo saarteen qodob kamid ah oo ah in diinta hadal wax u dhibaaya anloo dulqadan karin waxan maamulka warqaad kacodsanayaa inay iskadayaan u janjeerida hal dhinac hadalkodana uu ahaada dhexdhexaad wadaniyad ay muujiyaan dadka si ay u kasbadan taarikhdana u qorta warqaad madama ay yihiin dhalinyarada soomaaliyeed
Anshaxa waalagamarman weye walalyal hadii aanahay somalia ayantan dacayadaha wabaten
Sax waaye in lailalsho sumcada webka iyo maamulka sharafta badan waad mahadsantihin…..
Kkkkkk wan ku farax sanahay wana tagersanhy by dhusa mareeb ayaan jokaa
That,s very good point and it,s all about what you have said Ireally appreciated thanks all
Asc marka hore marka 2 waxan leeyahay laftiinu iska dhafaa wararka ataaga ah warqaadey
xaqiqdi waa warfican lakin idinkana QABYAALADA SARBEBKA AH AM TEDI QAYAXAN JOOJIYA THANKS ALL.
Waan so dhaweyneyna hadi aan nahay akhristayasha b/s adinga inta adan warka so dirin idit gareya mahadsanidin
Waan yelle idinkuna nobillaaba 1-dhex dhexaad nimo 2- warxaqiiqa ah 3-qoraal an ceblahayn manta waxaan layyabay maqal aad kaqorteen hargaysa erayada qarkod sida losoocelceliyay waa lagu wareeri runtii ) waad mahadsanti hiin %
asc wan salaamayaa bahda warqaad dhamaan midka kale waxaas waa iska caadi commentiga doodaha iyo is xifaalayta waa iska caadi barnaamijyada in sidoodii loo daayo ayaan qabaa rayi ahaan mahad sanidiin
Wad ku mahadsan tihin codsiga aad noso jeddisen wana waa wax ficn wana idinka aqbalnay lakin waxan dhalil u jedinayna madxda iyo shaqalaha cidaacada warqaad wararka beenta aad so qadanaysan iska dhaafa aad bad u dadashan o 1 sac ka dib waad noo kentan warka somalia o waxad tihin cidacada ugu so horaysa o wararka no so gudb,iso wali runta ayad u badantihin lakin hal hal aya ben ah fadlan wad ku mahadsantihin rali naga ahada cnanta waxa kawada socod ku dara orod
Asc waxan u,arkaa in lala soodaahay barnaamijkan oo mar hore loo baah naaba balse hadaad hada garateen waa arin loo muhíìm ah waana soo dhaweyneynaa
21sano!!! Somaliban ahay qabil ayan ka si ahay walalki neceb ayan ahay isku dire ayan ahay kala dile ayan ahay danta diide ayan ahay dawarsade dowladaha shisheyiyo damadhilif udoondan ahay dalkisa naceb ayan ahay dal shisheye jacelban ahay!!!! Wa somali hadal keed honest-222@hotmail.com dalka habedisa iyo gudihisa xug ogaal
Acw.war Aaway ( coments) keegii ? warqaad .?
wad ficantihin balse wax aflagado kenikara hasodabicina mahadsanidin
G8t!
waa arin wanaagsam wana so dhaqeynena hadaam nahay ciyaaalka xafada
waxaan halkaan kasalaamaah maamulka iyo shaqaalaha waraqaad waana ugu hambalyeeyhaa tilaabta wadaniyadeed eey qaadeen waxaan ahaay mid aan fikradah ka dhiiban wabseedyadah badankood oo eey warqaad kamid tahay waxaana kudiidayay qof walba wexeey fikirkeera sal uga dhigtay qabiil iyo shakhsi caayoow aan ganbasha leheen marka waxaan leeyahay waad mahadsantihiin,,,,,,,,,,,;;
maasha allah waa arin loobahna waayo anshaxa waalagama marman nice thanks alot because ma rabna in meesha aynoqota fadhiku diri
Warqaad anshaxa iyada ayaa laga rabaa iney ilaaliso
Asc wa farxad wlh ad ayan ogu farxay saka markan arkay warkan wanagsan somali wa mid balse warqad waxan leyahay talo ahan hada ka hor qabil ayad duri jirten gaar aha waxad isku diri jirten belaha walaha aha e wada dega juboyinka fadlan somalinimo u hadla o dadka isku so duma
waxa oran lahay waxa kahadlay akhayarta sharafta leh xaqiq iyo war sugan nokena fikir nadif ah iyo boqoshada wbs wa naga diyar
Sida aad bayaanka uga soo saarteen aqlaaq darida waan soo dhawaynaynaa mamulkuna kaw haka ahaado wanaa jinta webkan maxaa yeelay hadaad idinku qortaan xasan gurgurte sakinka cusub iyo halmilyan ayaa jeebka lagu shubta aqristeyashuna way ku kacayan waxkasto xun xayndabka si an loga gudbin aan wada dhawrno aqlaqda aadna waad umahadsantihiin warqaad xamasaduna waa waxa webkan kadhigay no 1 thanks
Waynu taageersanahay fikradaas waadna mahadsantahay maamule
Warqad.com waan ku faraxsanahay in la joojiyo fikradaha aan akhlaaqda kamuuqan lkn waxaan ka digayaa in laqariyo qaar kamid aha firadaha dhegeystayaasha oo hufan
Ratiga hore Ratigadanbe saan qaadkiisa ayuu leeyahay marka adinka wax wanaagsan qora xaga dowlada & xaga islaamiyiintaba war wanaagsan kaqora wararkiina dhexdhexad hanoqdan Mahadsanidiin
sidan mar hore aa la idinka rabay markii la laayay wariyayaashii maa cabsi idin soo gashay waxaan og nahay dhib kasta inaad ka talisaan marka hore idinka waxaana idinka daba qaata aqristayaasha oo ka xanaaqa ama ku farxa waxaad u soo gudbisaan laakiin waxaa haboon warkaad sheegeysid inuu noqdo mid aan fidno u keeneynin ama niyad jab aqristayaasha isku daya inaad xaqa ka hadashaan e ha isku dayina rag lacag aad ka qaadateen ra.yiigood inaad soo gudbisaan si la iskaga hor imaado
Asc aad baan u soo dhawenaa waxkabdalintanka samaysen waa kumahada saotihin waa waxaa dhicijirtay in nin walba wuxudono comments ka dhigjirey xitaa lagu xadakubijira wariyayasha soo qoray ama waarqaadba
Mashaa allah wan so dhoweynayaa wana arin wanaagsan
maashaa alaah , ilaahay haidin barakeeyo in badan ayaan sugaynay tilaabo noocan oo kala ah
waad mahad santihiin
waa c/aadir
nairobi kenya