Ra’isal wasaarihi hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa dhawaan safar ku tagay magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, safarkiisa ayaa ku so beegmaya xili dhawaan laga filayo in Puntland ay gasho is badal siyaasadeed.
Waxaana ka soo if baxayo gudaha maamul goboleedka Puntland xubno iyagu saameyn ku leh bulshadaas oo mucarad ah.
Booqashada Dr Gaas ee uu dhawaantay ku tagay gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo ayaa waxay hor dhac u tahay ololihiisa siyaasadeed ee ku aadan hanaanka Puntland ee cusub, Gaas ayaa la sheegay in uu hada ku jiro hami ah in uu la wareego hogaana maamulka puntland dorashda soo socoto.
Ilo wareedyo ka ag dhow socdaalka raysal wasarihi hore Cabdiwali Gaas ayaa la sheegayaa in uu hada Gaas arko fursad siyaasadeed oo ka banaan gayiga puntland waxaana uu hada ku haminaya in uu heesto fursad uu kula wareego karo hogaaminta maamul goboleedkaas.
Sidoo kalle waxaa gaas sidiiran ugu soo dhaweyay Galkacyo siyaasiyiin caan ah kuwaas oo mucarad ku ah maamulka haatan ka jiro puntland raga lagu wado in ay isku garab noqdaan gaas uuna ka mid noqdo mucaradka ka soo hor jeedo farole waxaa kamida Cabdullahi saciid samatar oo hore u soo noqday wasiirki amniga maamulka puntland xukuumadii cadde muuse wana ninka kalya ee waayadan looga cabsi qabay in uu noqdo musharaxa kalya ee u tagaan qabashada xilka maamulka puntland.
Waloow uu yahay nin horey xilalkas kaga soo qabtay Puntland hadan waxaa bulshada Puntaland tibaaxeysa in uu yahay nin ka soo hor jeedo hananka hada jiro ee uu madaxda ka yahay Farole, waloow uu uu si bareer ah u sheegay in uu ka soo hor jeedo mudo kordhisashada madaxwaynaha maamula puntad uu shegay taas oo uu isna faroel ku andaconayo in uu dastuurka u yaal puntland qorayo mudo ku darshasadaas.
Sidoo kale raga tartanka farole kula jiro ee la safan Gaas waxaa ka mid ah Maxamed Cali yuusuf oo ku magac dheer “Gaa-Gaab”, mudo kooban ayuu Gaa Gaab madaxweyne ku xugeen ka noqday maamulka Puntaland markii uu cadde muuse ku guuleystay madaxtinimda maamulkaas waxaa uu ahaa gaa gaab wasiirkii maalyada ee maamulkaas puntland hadase waa xubin fir fircoon oo ah mucaradka ugu cad cad ee ka soo horjeedo hanaanka uu wax u wado forale.
arintani ku soo korortay maamulka puntland iyo deeganada puntland ayaa noqtay mid ahdal heynteeda laysla dhex maro magaloyinka waa weyn ee uu mamulkasi ka arimiyo waxayna dadka sheegeen hadii raga ku heybta ah farole ee haatan uu ka mid yahay Gaag Gaab iyo maxamed saciid samatar ay dhalan karto qilaaf ka yimado beelhaa kale ee dagan maamulkas degamadooda.
Maamulka puntland waxaa uu iminka ku jiraa xaaldasiyaasadeed ooo adag ayado aad moodo in madaxweynaha talada hada hayo uu ku kacsan yahay mucarad faro badan oo dhinacyo walbo leh. dhanka kalle beelaha kale ee daga maamulkaas ayaa iyaguna sheegayo in hadii beel qura ay isku koobto madax ahan shiyaha maamulkas ay dhalan karto mucaradad kale iyo gooni u goosad ay sameeyaan beelaha kalle ee daga maamulkaaas.
Waxayna rag siyaasiyiin ah ku cel celiyeen hadii aan la tix galin wixii lagu dhisay puntland in ay imaan karto qilaaf iyo kala guur weyn oo ku yimado beelihii halkaas ku midoobay oo awalba ku heshiiyay in ay awood qeybsi wax ku dhisaan.
Guntii iyo gaba gabadii gaas waxa uu tagay puntland waxana hal mar isla kactay dagmoyinka iyo magaaloyinka maamulkaas waxayn noqotay hadal heynta u badan ee la is weydinayo sababta kenta socdalka xiligan uu ku tagay gaas magada uu ka soo jeedo beel ahaan ee galkacyo waxana taas is weydinayo bulshoyinka kala gadisan ee ku nool puntland.
Madaxweynaha maamulka puntaland cabdiraxman forole ayeey bulshada reer puntland ku amaneen hir galinta mashruucyo badan iyo dhisida dhismoyin badna bilicda magalyinka weyn waloow ay ku dhaliileeyn sugida amniga waana mida keentay in mucaarad fara badan uu yeesho maamulka haatan talada hayo.
W/Q Axmed Maxamuud Jaamac (Shiine)
Baadidoon1@hotmail.com
Warqaad.com, Muqdisho Ofiice
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
Isku dhaca oburbura alaan idinbaryaye
ahmed hooyadaa iyo ay ku dhashay was demeer dameeru dhashay hadaan runta kuu sheego puntland waa dad alle caqli iyo figrad dheeraada alle ku manestay waxaa habeer kaagu kadhimayo majiraan waa qaran jira jirina doona insha allahu
ahmed doqon doqoni dhasha tahey oo xasid ah inta adokale kujiro umada somaliyedna sharaf wakadhertahey puntlnd na adi afkaga iskugu dhicimeyso ee kaliya waxad mujisey naceybkaga iyo doqonimadada illaheyna sharkada kugu celi adiyo waxikula safanba oo naxdin udhinta
ilko jiir ayaan taagersanahay in uu madax ka noqdo puntland hadi eysan dhicin waxaa dhacaayo wax kale oo gadisan