Madaxweynaha Somaliya Dad ku dhaw dhaw ayaa usheegay Warqaad.com in Xasan Gur-Guurte uu sheegay inuu jecel yahay hormar wanaagsan inay gaaraan deegaan ahaan meelaha uu kasoo jeedo inta xilka uu hayo.
Markii la doortay 10-kii September Xasan Shiikh Maxamuud meelaha ugu badan ee looga damaashaday xilka loo magacaabay waxay ahaayeen Baladweyne iyo Suuq bacaad.
Baladweyne waxaa deggan reer Abtiyaashiis waxaana tusaale ku filan in si niyad wanaag ah iyo deeq lacageed oo aan la cayimin inuu gaarsiiyey seddex labo todobaad ka hor makuu gaaray magaalada baladweyne.
Dad ka qeyb galay kulankii Baladweyne ka dhacay markii Madaxweynaha gaaray ayaa usheegay warqaad.com in Xasan sheikh uu uballan qaaday dadkii ka qeyb galay kulankaasi in la dhisi doono baladweyne ciidamada joogana laga saari doono.
Waxa sidoo kale xog aan helnay sheegaysaa in lacag madaxweynuhu gaarsiyey maamulka Gobolka Hiiraan taasi oo la sheegay inuu ugu talo galay dib udhiska baladweyne iyo in lagu caawiyo dadkii ay fatahaadu saameysay.
Maxaa Keenay In Madaxweynuhu ka hadli waayo Qabsashadii Kismaayo?
Hadii uu ku hormari lahaa safarka magaalada baladweyne dad badan ayaa qabyaalad ahaan ku nici lahaa xasan sheikh maxamuud hase-ahaatee waxa uu ku hormaray isagoo siyaasad adeegsanaya si aan loo dareemin magaalada Baydhaba.
Baydhaba waxa ku dhaqan dad badan oo isku heyb yihiin Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh.Cusmaan (Jawaari) kaasi oo Xasan Gur-Guurte ku yiri iska joog aniga ayaa ku filan inan baydhabo tago.
Ilaa hadda waxaa la yaab leh in Xasan Gur-Guurte uu ka hadli waayo qabsashadii Kismaayo oo ah caasimada Seddexaad ee Somaliya taa oo afar sano maleeshiyaadka Shabaab ay maamuli jireen.
Waxa warar hoose ay sheegayaan in madaxweynaha dhawaan uu tagi doono kismaayo si aan loo dareemi siyaasadiisa ku aadan hormarka uu la rabo meelo ucayiman in dib udhis weyn lagu sameyo.
Suuq Bacaad waa Suuqa labaad ee ugu ganacsiga wanaagsan Magaalada Muqdisho
Madaxweynuhu lafta uu kasoo jeedo waxay ganacsi iyo xarumo farabadan ku leeyihiin Xarunta ganacsiga labaad muqdisho ugu weyn ee Suuq Bacaad waxaana uu sheegay in bakaaro sida uu yahay mid kaballaaran uu ka dhigi doono.
Waxa uu tibaaxay madaxweynaha Somaliya in Suuq bacaad uu il gaar ah ku eegi doono isagoo sheegay in kulamo arimahaasi ku aadan dhawaan la yeelan doono ganacsatada suuqaasi xarumaha kuleh sida xog hoose aan ku helnay.
Xafiiska Wararka
Muqdisho-Somalia
E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk
Warqaad wixii niila dhahay ayaa qabtaa idinka dadka wax fiican oo niyada u dhisaa soo tabiya wax niyada naka sii jabaayo intaa nooku soo wadaan balaayo
Wa madaxweynihi ugu liitey e somalia somaro wa madaxweyne jufo
Asc warqaad waxa dhahesin ufirsada madax wenaha qabiil mahan wa qaran madax wenaha besha o kadhashatay wax qabad ma ubahno
Mahaduu bilaaway afaaro qabiil abgaal awalbo faaiido maleh duli duli dhalay
walaal waxaan aniga dhihi lahaa malaha halawanaajiyo oo yaan 1990 la ina ku celin
qabyaaladdu walaal wayna dilootay waanan wax aan wanaagsaneen 1990 dabkii aan ku gubannay inaan weli dhuxushiisii ku taagannay hadda oon joogno 2012, madaxweynahan wuu cusubyahay ilaa iyo hadda wanaag ayaan ka aragnaa yaan xumaantiisa la raad raadin weliba walaalaha WARQAAD waa walaalo aan aad u akhrisano webkooda kamaanan filayn warkaan
ay maanta meesha kusoo qoreen aniga reerkismaayo ayaan ahay waanan jeclahay horumarka kismaayo laakiin walaal kismaayo wax kaween ayaa nagawada maqan wadankii oo dhan ayaa maqan waxaa la inaga filayay hadda inaan dadka isu raadinno oon u dulqaadanno kuwa khaldan
waad mahadsantihiin
Kkkkkkkkk wa runtisa kismayo maxa ka galey mid hasameyo kismayo uma bahno ee faraha hakala baxo shacabkada aya u tashani
ALLA WARQAAD BEEN BADANAAN
WARYAAYA ADINKA WAXIINA
WAA KADAREY
HADDANA MADAXWEYNAHA SOMALIYA MYA USEEJESADEEN
WARQAAD WAA RUUFIYAN
AAN LA,OOGEM
WXA RABTIIN IN AAT SOMAILYA
SDEE HRE KUSOCELISIIN
MADAXWEYNAHA AYAA KHABIIL
U ADEEGAYO MYA
KEENTE
Walee wariyihi warkaan qoray kuska kibaaki ayaa kugu biya baxay, waan dareemi karaa inaad fikirka sheydaan madoobe aaminsantahay oo soomaali diidka ah iyo hawiye naceybka ah ee naceybkaaga la dhimo
abgaal boy warka qurunkiisa qabiilada abgaal kulma wadaagto xaqiiqdii ee fadlan xishood boy matihide mature baad tahaye hadalkaaga samaha u badi.
Kkkkkkkkk madax.weynaha caasimada.juboland wa xaaji yuusuf wazirka kenya next year nfd bey kubireysa madax.weynaha kismanyo ragi udhashtay inay utashten bu arkay lolz xawadle asaybo qaline maxu kahormarin b.weyne D abgalkisa ha hormarsado kismanyo halgame ahmed madobe bey utala waxu kuhormarin iyo lataliye xaaji yuusufe wadhlo waxasa igu socda
aqli xume NFD baa lagu darine cawaan waaxid dhul Soomaaliyeed baad Kenyaan ula ordaysaa intaa kaagii hore siisay ALLA dadka Ogadenka ihi gumeysi jecelaa….Jubooyinka hal degmo ayaad ku leedahay waana AFMADOOW lafteedana kuma dari kartid Kenya goofyohow..
Warqaad shababne weycayda madax weyne isku shegane sidan ayey ujaa ifeyneysa ma saasa dhex dhexadnima ah warkan ma war suxufi ah afkodo ayey isku gow racayan mar kan sas leyahay ma jecli madax weyne isku shega warqaad waa in la laya wa wariyal cadowga ushaqeyo
Abdulrizaq doqon xuno ogaadeena aya tahay koley. kismayo way u bahantahay madaxweynaha iyo dowladisuba kismayo miyaysan somaliya aheyn doqon ba tahaye ka leexo dadka ha marin habaabine
Warqaad umada soomaliyed ayad niyajab kurideen war maxaad marwalbo kismaayo ooga hadashaan mad meelaha kale oo horumarka ubaahan ka hadashaan war umada unaxariista sifa uu ilaahay idinku naxariisto
Waa madaxweyne miskiin ah wax tiaabo ahna ma qaadi karo muxuu baladweyne wax u qabtaa hadalkii ayaaba dhibayee calank9iina waa tuuray markii uu madaxda lakumayo
sorry Somalia kan way ku qaldantay
Adulrasak daanyerba tahay stupid fuck your mother madaxweynaha wa madaxweynaha umada somaliyed dhan teeda waxad moogtahay madaxweynaha kismaya wa ka hadlay waane dhisi doona mamul dadka dagan madaxweynaha waxba ka galay kismaya wa magaale hawiye waxane iska gaaljecel ogow taa
sxb magaalada waa magaalo daarood magaalada wax hawiye kagalayne majiraan hadana daarood ayaa utalin doono
qalbi saafi matihid sheydaan qabiileyysi ayaad tahay
Adeer Ninki aan tashan karin ha loo taaliyo , Sheeko hawiye socon meeyso ,labatan saano ayad somaaliya adunka ka maqneysiseen eegana ma dagaal kalaad rabtan inaad soo cusbeyniisan.
Kismaaayo tashtay ninki xininyo leh futadisa kobtaas hala yimaad ,hadanan baas anan ka marin anagaba wax kale ah.
Walaala yaal uma baahno taaguleen beesha uu ka soo jeedo ee aflagaa dada joojia warqaad
Yaabwaaye somaliyey bal yaa fican qofkasto wax baad ka shegtene duli kubexe wax suga haka hordhicine
waxaan ayaa saxafada cebeeyay jaahil aan wax baran oo eska sameystay Wibsite. Sababta loo laynaya saxafiyiinta somaliyeed waa sidan sababtoo ah war uusan hubsan oo been abuur ah ayuu iska qorayaa mana dareemi karo macnaha ama wax ka dhalan kara .war qabyaalad gormaa laga tagay ninka hada u sacab tumaya qabyaalada miyaaanan jaahil aheen. waa dadka ha iska hor keenina ee masaalixda shacabkaan dhiban ka shaqeeya intii aad colaad u sacab tumi laheedeen. midkii yimaadaba hadii Stamp qabiil ah lagu dhufto maxaan aduunka ula shire tegi doonaa. allow saxafadan fidno wada yaasha ah naga qabo.
waryaada madaxweynahha kadaaya aflagaadada madaxweynaha ma ahan jufo ama qabiil waa nin qaran aqoon buuxdana leh waxa uu tagay baydhabo ma aha inuu kasooo jeedo iska fiiriYA waxa aaad qoraysaan runtana doorta iyadaa wanaagsane somali qabyaaladda inaad ka fogeysaan ayaa larabaa ma ahan inaad buun buunisaan
Af caytamay ninkisu kuyalaa.wax yar an ku tuso zanawi r.sulwazare ayuu ahaa dalkisana asaga aya xukumay waxan ola jeeda hasan sheik ha imado kismayo wan so dhaweynena lkn dhismaheda iyo amankeda iyo hormarkeda waxay u talaa dal xoreye ahmed madobi dalxoreye guul
waxaana xusid mudan in aanan isku qabiil ahayn madaxwaynaha sharafta badan allaha koir kadhigee cadawgiisana hoose hagaliyee ee waxaad aqrisaan waxa ay sooqartay http://www.dayniile.com oo ah kulan ay isku mariwaayeen labada maxawayne iyo waxaa aad soo qortay allaha xaqa kutusee.
wlh cajiiib waxa na wariye ka ah wlh waxa loo dilaa ayey qabaan nuucan oo kale oo website furto an anaga na aqrisaneeena anagaaba kaliiidana subxanalaaah manta igu dambeysa website kan umada isku diraa subxanalaaah
waxaadna keentaan cadey cad oo ah in uu maxaxwaynahu yiri hadalkaas hadii kale is katira warkaan waxaadna noo soo tabisaan wax qalbiga noo dhisaayo ee naga daaya waxa dadka is kudiraa ama niyada kajabaa anigoon rabin in aan idin caayo sabab too ah waa igu danbi mar adinka iyo aqrisayaasha aqriya farqiga u dhaxeeyo waxa aad qorteen iyo waxa ay qorta http://www.dayniile.com. waana mahadsantahiin
Warqaad shacabka ha isku dirin rascasayr iyo raskamboni inta u dhaxaysa waa dhul soomali madaxwayne waa mid dhalinta joojiy qabilada la aflagaadayn hayo somaali waa mid
waLAALAYAAL ALLANA KABAQA EE ISKA HUBIYA WAXA AAD QOREYSIINNNNNNNNNNNNNNN
http://WWW.DAYNIILE.COM IYO WARQAAD WAXA AY QORTAY BAL ILA FIIRIYA
Asc aqyaarta sxp yaal ma dhicikarto inuu madaxweynaha dhaho arintaas haduu dhahana waa mid aan suragal ahayn wayo somaliya waxay mareysaa xiligii ay hormari lahayd midakale kismayana malahan qabil gaar ah waxay ka dhexeysa umada somaliyed qore ugaska
K,kk,k,k,k,k,k,k,k,k waaqad warun tada
WAXAAD KALOO FIIRISAAN SIDA SHARAF TA LEH EE LOO SOO WADA DHAWAAYAY MAXAWAYNAHA SHARAFTA LEH IYO WAXA AY KAQORTAY KALADHEER OO KALA FOG EE BAL ILA FIIRIYA
WARQAAD WAXAAD MUTEYSATEEN IN LADILO WARIYAHA SOOQORAY WARKAASI HASE AHAATEE WAXAA NASIIB DARO AH INAAD MEEL UGADHACDEEN SAXAAFAD AIYO ISLAAM NIMAD AIYOWALIBA QARANIMADASOMALI WAXAAN LAIDI HORKEENAYAA MAXKAMAD DADKA JAAHILIINTA AH EE ADBEENTA USHEEGEYSANA HADANA UQAADANAYA SI INDHO LA AAN AH WAXAAD KUDHIMATIIN CIILKIIN MADAXWEYNAHA SOMALIYA WAXAA TAAGEERSAN UMADA SOMALIYA WIIL QABYAALADU QAADAYNA WAXBA KAMA DHIBI DOONO HORMARKA SOMALIA WALLAHUL MUSTACAAN
WAXAAN SOO QORAY AAWAY? EE DHINACYADA BADAN TAABANAYAY
warqaad marka warkii dhan been ayoo noqday.madaxweynaa hadu dadkisa wax u qaban yoo wax u qabadana sibaaa qarawadisaa.waxan idhiin dihii lahaa beenta badan jojiya
aniga ayaaba joogo caawo tani waan kasaari dameer madoobe
waxaan aaduga xumahay dadka aan lahayna damiirka wadani nimo iyo mid diineet oo maamula ama waxky qora websites ka nuucaane waxaan gaarsinayaa shacabka somaliyeed inaysan booqan mardanbe websites lugu magacabo (wararka) oo hada udharsiibtay caynata iyo aflagaadada madaxda somaliyeed
kismaayo waxaa utalinaayo dadka hada gacanta kuhayo
Wale ninka weriyaha oo warkan so shagayow naftadu mel maleh qabiil iyo qurun iyo qabyaladne waku dilatay ee ka shaqey ee ka shaqey walalaha somaliyed isku xirkoda oy san ahayn iska amus somali uma bahna colad huriyee
Warqaad waa saxaafada ugu liidada saxaafadaha somalida…waana saxaafad aan mudneyn in warkeeda laqaado gabi ahaanba.warkeeda matafatirno,waana saxaafad ku dhissan qabyaalad iyo wax soomali kasoo gudubtay.waan idiinka digayaa fadlan soomaaliyeey yaan warlaga qaadan…mahadsanidiin…
warqaad dadka hesku dirin hadad adiga qabiil tahay dadka qaranka qabiil ma aha e eraya ad ledahay u ufirso war ad sooqado lama aminayo mardanbo sababto aha waxa tahay qabiil dadkana isku diraayo
Warqaad waa saxaafada ugu liidada saxaafadaha somalida…waana saxaafad aan mudneyn in warkeeda laqaado gabi ahaanba.warkeeda matafatirno,waana saxaafad ku dhissan qabyaalad iyo wax soomali kasoo gudubtay.waan idiinka digayaa fadlan soomaaliyeey yaan warlaga qaadan…mahadsanidiin…….
Waa iga suaale madaxweynaha abtiyaashiis yaa waaye
Galgaduud ayaan kaasoo jeedaa xumaana uma qabno madaxweynaha halaga soo sheego ama yaan laga sheegin waa nin wanaagsan wax qabad na wadanka ayaa uga baahan meeshuu somaliya ka dhisana waa meesheeda kale anagu dalka kala saari meyno meeshuu isaga jecel yahay ha dhisto ha dhisio waa good news waa in lagu farxaa .
warqaad ilahey kabaqo dadka hada u ifeeysa dowladnimada haku celinina cudurki aay ka soo gudbeen ee qabiilka wararka been abuurka ahna iska daya nijaaso ayaad tahiine
Hada shariif halasoo baryo hadow yee laayo inteyna midi du nagu dhaqaaqin
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.l.k.k.k.k.k.k.k.k madaxweynaha afka haku so labin ya waye kan yiri abgal faido ma laha war hedhe iska joji qabileysiga wa waxad wadankeyna ku gubtene
Warqaad awalbo ciyaal xumoo laga keenay meel aan moos laga cunin ayaa sooqoray waana cadaado
Warqaad iskudirka dhafa o karebtoma qabyalada iyo qarunka maxayeley qabyalad wa wixi wadankena burburiyey o warka ad gudbinesan iskafiriya umada somalina ha iska horkenina madax weynuhu waa qarame qabiil ma aha
Sxb yaal wariyahan waxan qoray waa lagaranayan lkn wax wanagsan ma aha inu qabyaalad kashaqeyo waxa wanagsan inu kashaqeyo wanaga waxan umalayn inay udhamatay wariyahan maxaa loodilaa maalin walba waa nocan oo kale qabyalad iyo wax jini ayay kashaqeyan
warqaad.co isku xishooda somali waa ka kortaz qaliil waxaas aad soo qortaana wanaag ku gaarimezsan somalia somalibaa leh madaxweynahana waa somaliyeed lakin adinka xumaanta joojija xumaanta oo dadka loo sheego horumar laguma gaaaro ok bz
Waxaan kaxumahay madaxweynahaaa hada qabyalad laga ilbaxay soo celinaayo,, waxaana kuleeyahay madaxweyne qabyaalad waxaa wax ku keeni waayay adeerkey MAXAMED QANYARE AFRAX ee ku tushaalo qaado>>> ewelbo abgaal oo aqliga ka haaran baad eheedeee,,nacas bar ehhhh
asc dhamantin waan akhariyaya afkaartina, sidaas darteed wax dambi ah malahan dhamaan dadka afkaarta dhiibtay, lakin waxaan aad uga xumahay in warbaahin laga sugayay in ay iyadu umada huray u wado ay ku laabato ama ayadu ay dhib kashaqayso,
iminkana cadsi dhamaan walaalaha sharafta mudan ee dhiibtay afkaartooda in ay ka fogadaan waxyaabaha ay ku hadlayso warqaad oo awal aan umalayn jiray in ay ka midtahay saxaafada wanagsan.
cadsi kale waxaan ka codsanayaa maamulka warqaad ama tafatiraha wararka warqaad in shaqada laga joojo saxafiyinta noocasa ama tababar loo ffidiyo lanabaro anshaxa saxafanimo iyo sida wax loo diyariyo
waana mahadsantihin dhaman
Warqaad Waa in Laga Qabtaa Wadanka Ayaga iyo inta jaaajuusiin ey leeyihiinba, Waayo Waxaa Wacan In kheyr la tabiyo lakin In been cad la buufiyo ma wacna, Waxaan kaloo Walaal kaa Laga rajeyaa Wanaag iyo kheyr,
Hadii aad aragtaan Qof umada un xumaan ka sheegaayo, Saga Ayaa Ah qof Xun oo liita.
Ugaada Soomaaliyeey midaa, Warqaadna Waxaan Leeyahay Allah ka baqa oo Wixii run ah, Haqarinina, Lakin Beentana Iska Daayo, oo Waa la is xisaabin maalin aan maanta aheyn oo ka shalaayi doontaan. Jazakumullah kheyran
k k k dadkan males zanawi madaxa oga is tagna hadana san miyey kenen. Hala ogada cidamada ethopia aya losowada ayaka aya magacabi raba mamulka kismayo horba waxa loyiri madax libax lo malefto
Warqad illah kabaqa oo beenta dhaafa war firi bentada beledweyne xawadlaa dagee abgaalna waligod wey isleyn jireen marka waxa dadka iskudiraa waa wariyehee ilaahoow wax ugaarsado ukeen oo nagka dhig.
Fuck qabyaalad, fuck qofki ka hadlaayo qabyaalad, fuck qofki qabyalad aaminsan. kurtigiin dad dabeeyaa tihiiin buska idinka tag ee qabyaalda iska dhaafa.
warqad wixii dambi oo ka imaado iyo wixii isku aflagaadeeyay warkii aad soo qorteen waa lainku xisaabin doona…hadday soomali digaal uu ka curdanna koley qof wiil ugu dhalanayo majiro….. marka wargeeyska fitna hauisticmaalina….berito waad dhiman rerna meel kuma geeynaayo ogow
warqaad wa in la dacweeyaa fitnad ayay abuurayan
aqriskoodana hala dhaafo
Asc mahad sanid mohamed
sida wacan oo aad u abaarte in aan lagu laaban 1990
warqaad waxa aan idinka digayaa
beenta aad meelaha la wareegaysan rabi ma jeclo beenta
Gaalo aya wadanka haysato waa maxay wadanka gacanta idinkugu jiro od maamulaysan wadanka waxa xog ku qaatay 5dal ayagana iskaleh wax somali ladhoho majiro taa halagu baraarugo
Illahey amarki bdna war waxan ya naga qabto hedhe wad fashilantihn warqad qabyalad iyo dhib wa naga bes fdlan hanagu celinina.mida kale wariyaha qoray warkan riyo ayad ku jirta kismayo wa magalo somaliyed. Wa magaalo u bahan madaxweynaha hada ushaqesan kenya o ad rbtan sidi dhul hore gcnta ugu galisen ilah muf iyo baabah idinka dhigo. Awalba ogaden aqli iyo karti wadaninimo malahyn.ilah waxan ka barya inu xaqa macnaha wadanka u leyahay idin fahansiyo.
warqaad ciil aya idin dilay marexan ayad aheden marka horaba kismayo aya lina diday madaxweynaha ayad ku qareresin xolo aya tahin mesha ka carar qabyalad aya idin dilesa
Sory axmd madobe waxkagalay male kismanyo waxay utala marexan tankale madax waynaha yan la aflagdayn
Warqaad waxad tihiin duli and all i can say to u fuc u umada hakaldilina hana ugasowaramina qaaibka u r worest journalist creators of haters idinka buuxa.
warqaad ma jeerten maa leh
asc d, whamaan umada somaliyeed, waxaan idiin shegayaaarqaad.com.inaad ku jirtiin khalad, ee isa saxa, maxaa yeelay, qofkii warkaan so qoray wa shaqaalihiina,hadalkaana waa mid xaqiiqada ka fog, xitaa ubadka yar yar kama gadmaayo, marka walaalayaal ilaah ka cabsada gacantiina haku soo qorina been,umada somaliyeedna ha iska horkeenina,ileen waxaa naga dhax buuxo dad qabyaalad soo dilatay,oo hada ka bogsanaaya,marka boogtaas ha sii qodina,warqaad, mahadsanidiin
Waxan ka xumahay in wargeys somali ku hadlo la,igu aflagadeyo. Wali sharaf dhac ku ah umada somaliya. Arinta wad ka shalaneysan!