Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Denis Alex Oo kujira Gacanta ururka Alshabaab Ayaa Mar kale Codsi u direy madaxweynaha Faransiiska.(Daawo)

Denis Alex oo ah muwaadin u dhashay dalka Faransiiska oo ay haystaan ururka Alshabaab ayaa mar kale codsi u direy madaxweynaha Faransiiska Hollande.

Alex oo ku jirey gacanta ururka Alshabaab illaa iyo sanadkii 2009kii isagoo la qafaashay Hotalka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa codsigiisa waxaa lagu soo bandhigey mid ka mid ah baraha taageera ururka Alshabaab.

Alex oo cajalad muuqaal ah ka soo muuqday ayaa muddo afar daqiiqo ah waxa uu ka hadlayay codsi uu u jeedinayo madaxweynaha iyo shacabka Faransiiska isagoo sheegay in noloshiisu ay ku xiran tahay iyaga uuna aqoon inta uu sii noolaanayo.

“Waxaan soo duubayaa cajalkaan aan idiin soo dirayo bishan July 2012 oo ah 3 sano kadib markii la I afduubay, islamarkaana aan ka fogahay qoyskeyga, xaaskeyga iyo caruurteyda” ayuu sidoo kale yiri Dennis Alex.

Ururka Alshabaab  ayaa sii deynta ninkaas horay ugu xirtay shuruudo ay ka mid ahaayeen in Faransiisku joojiyo taageerada uu siiyo AMISOM iyo dowladda Soomaaliya, lamana garanayo halka ay ku hayaan ninkan iyadoo la ogyahay in ururka Alshabaab magaaloyinkii ay xarumaha ku lahayd sida Marka iyo Kismaayo ay gacanteeda ka baxeen.

W/D:Abdirahmaan Muumin(Codeey)
South Africa-Cepe Town

Daawo Muqaalka
 

 

22 Responses to Denis Alex Oo kujira Gacanta ururka Alshabaab Ayaa Mar kale Codsi u direy madaxweynaha Faransiiska.(Daawo)

  1. Hirre@hotmail.com says:

    Iska siidaya quraankana bara wuu islaamidoonaa inshaalah

  2. xaqsoore says:

    maxaad ku haysatiin iska dhaafa maxuu idinka qabaa ee ilaaheey u noqda dinka haddii walaalahiina dibada joogaan haddii oo gumeysi niila giliyo sidee noqoneesiin kufaar ayaad tihiin ee cadaab ayaa idin sugooyaa

  3. Sucdi sagal says:

    Ha sidaynina ila u dinta slamka ka qadanayo alahu akbar

    • Dalmar says:

      Walaali diinta Islaamka qaadashadeeda ma qasab bey noqotey? oo ka waran haduu yiraahdo waan qaatey dabdeedna isaga baxo maxaad dhihi laheyd?

  4. Hanad says:

    Mujaa hidinta waxan leyahay dila galka galka dhalay markaan sidaa leyahay waxad ogsontihin in faran sis dagaal kula jira mujahidinta sidaa darted qaarajiya

  5. Aan toosnaano says:

    Hadaad tihiin dad wanaagsan oo muslin ah waxaa laga arki doonaa sida uu yahay marka uu soo baxo ileyn diinteena waa NASTEEXO cidii heshaa nasab lagu daydo waa la raacayaa ku dadaala in BARTAAN DIINTA .

  6. Mukhtaq says:

    Hadii muslimo waa wanag hadii kale wax walbo ayaad kufurankartan allah idin barakeyo

  7. Mohiyadiin faarax (g/kacyo) says:

    Naagta sucdi labaxday dhilo shaydan ah ayad tahay nasabna kumadan dhalan walaga tiro badanyahay gaboyadii ku dhashay was

  8. somali boy says:

    alshabab waa burcad badeed lacag yar sii way sii deyni oo alshabab lacg laan ama weerar cirka ku qaada

  9. farmajo says:

    waxaan idinkugu baaqaya inad ninkas iska siidaysan lakin bara diinta islamka waxaa laga yaaba inuu diinta islamka qaato yaanan loo geysan jirdil iyo dhibato, hadad tihin dad fahamsan diinta islam waxay idin fareyso sameya,

  10. Gumaysi diid says:

    Waxan leyahay mujahidinta islamiya ninkas kadibna sidaya shurudna uga dhiga in uu islamo wayo n.b.g s.cw wuxu yir bur dahab ah in laysiyo waxa idhantn rux gal ah oo islamo marka madax furasho uga dhiga in u islamo waxa lagayaba in uu ilahay idinkugu gar garo asc

  11. Gumaysi diid says:

    Hadan talo kale raac sado waxad ogatan in ladilo iyo in uu islamo in ay qarbadan tahay islamida mujahidintana waxay udagalamayan wa in dadka wada islamo shicarka nagu wa inta fidno lawaynayo in u jihaadku socdo ilahow mujahdinta ugar gar oo ku tosi dintada

  12. Qundhi says:

    Diinta bara lakiin hadilina france awgii ha u dilina.waliba waxan idin dhihi lahaa iska daya il muraxle weeye.

  13. Maxamed cali says:

    Asc waxan urkaa inala dilo galka kuwa kanaxa yana wa inlaraciya iyakana wa munafaqin kaxun galada cadoga islamka gacanta laguma hayo Dhafiya adunka gaalka

  14. Baladweyn jecel says:

    Alshabab waa shayaadiin maxeey diin baraan ayaga ayaaba diinta islaamka rabitaankooda kufasirtay diin mahayan khawarijta dadka taageerayane waa qawaarijkale godane miyaa diinwado maxoww isku xijaabay oo uu niqaamka u xirtay duliga haduu ninraga yahay shababab iyo kenya kenyaa wado fiican kusocoto fack alshababul shayadiin

  15. Murtad beeg sade says:

    Ku maxamed cali walal in ladilo waxa ka wanagsan in u islamo midakale dadka ad xukumayso joji waxadna ogaata dhaaif marku jogay n.b.gena s.w.c.w oo galada dhibtay rasulka oo burta lagu dul qabtay wuxu ku jwbay

  16. Caynanshe says:

    Hala dilo gaalka gaalku dhalay waayo gaalada iyagaba waxaa u xirxiran rag badan oo muslimina oo aykamid yihiin hogamiyaasha alqaacida haloogu aaro gaalkan dhusuqlaha ah

  17. Salmaan says:

    Asc, ugu horeyn ALLAH Ayaa ku mahad san in gaalada laga guuleestay mida kale waxaa iga talo ah inaad ula dhaqantaan sida loola dhaqmay kufaarti u nabiga duullaanada kusoo qbn jiray, ALLAH wuxuu leyahay asaga o kahadlaayo cadowtinimada ay gaalada inoo qabaan, ‎ياءيها الذين آمنوا لا تتخذوا بطانة من دونكم لا يألونكم خبالا ودوا ما عنتم قد بدت البغضاء من أفواههم وما تخفي صدورهم أكبر. ‏‎ Kuwa gaalada jecel waxaan leyahay iimaankiina ilaashada, lasoco adoon walbo maalinta qiyaamo qofka u jecel yhy ayaa lala soo saarayaa.‎‏ ‏

  18. AMirul =calen says:

    Asc ol walalayl waxa layiri masafur maskin walow kana kufar e waxan dhihilaha nin kas hala iska sidayo ayan leyahay

  19. Canod says:

    Iska sidaya isaga inadhame iniga kaxun o ka galsane

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII