Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waa Yaabee Kismaayo ma Magaalo Soomaliyed baa? mise waa dal cusub oo hada kusoo- kordhay Urur Goboleedka IGAD?

Waxaa maalmahan soocusboonaaday arinta kismaayo oo ah mid sadex geesood ah,balse waxaan lagaranayn sida ay arintaas kusoogaleen ururka Igad oo lasheegay inay shir Looga hadlayo arimaha gobolada Jubooyinka kabilaabeen magaalada Nayroobi.

Waxaana dadka soomaaliyeed isweydiinayaan kismaayo magaalo soomaliyed miyaa? mise waa dal kusoo- kordhay dalalkii laysku dhihi jiray IGAD,waxaana filayaa Kismaayo waxay bedeshay Dalka Ereteriya oo kabaxay dalalka Igad laysku dhihi jiray.

Waxaana tooshka uqaadanay sidii aan dadka soomaliyeed uga iftiimin lahayn, arinta kismaayo waxaana hada muuqata in difaac layskugu jiro oo koox waliba ay sugayso sidii ay tan kale uga guulaysan lahayd, magaaladan waxay soomartay gacmo badan balse kuma aysan qancin sida loo maamulayey iyo weliba cida maamulaysaba.

Waxaana ugu xukun dheeraa Maamulkii ladhihi jiray Dooxada Jubba, Dadka qaarna ay ugu yeeri jireen Walaalaha Galgaduud.

Kooxaha hada doonaya inay gacanta u gasho magaaladani waxay kakoobanyihiin dhowr qaybood, Kooxda Raaskaamboni(Beesha Absame) Kuwa sita Magaca Dawladda Federaalka ah(Sade-Mariixan) Amisom(keenya keliya) iyo kooxa kale oo dhaqaale doon ah, sida U.S.A,Norwey,France, iyo kuwa kale oo laga yaabo inay kusoo biiraan, waxaana jira inay xulufo yihiin Amisom & Raaskaamboni, ayna iska ilaalinayaan Maamul ay Dawladu lug kuleedahay uu yimaado Gobolka J/hoose, balse waxay ku faraxsan yihiin Maamul laga keeno Magaalada Nayrobi oo uu horseed kayahay Ruux kasoojeeda besha Absame,taasina waa midaan dhacayn oo Keenya Dhulka ay hada haysato(N.F.D) ayaa in laga doono ay munaasab tahay ee mid kale looguma deri karo.

Waxaase xaqiiqdu tahay inay Beesha Absame xaq uleedahay inay kaqaybqaadato xukunka Gobolada Jubooyinka oo ay mudo dheer kutaamaysay, balse wadada ay u marayso waa inaysan noqon mida Hadda jirta oo keenya kushukaaminayso inay beelaha kale uga xaqleeyihiin, ayna kugacan siindoonaan.

Ugu danbayntiina waxaan beelaha kale ee arintan kulugta leh usheegaynaa inay arinta dhulka dhigaan xukunkana laga dhigo mid dadka Soomaliyeed wadaagayaan balse aan laga dhigin mid gacan

Kurimis ah,waxaana xaqiiq ah in dadka iyo degaanada jubooyinka aysan colaad danbe u baahnayn ayna xiligaan tahay markii ay kabogsan lahaayeen colaadaha sokeeye, damaca beelaha.

Degaanada jubooyinka ee xiligan aad ayuu ukala duwan yahay waxaana jira, beelo kuqanacsan in maamul loo dhiso gobolka dadkuna ay si nabad ah ugu wada noolaadan waxayna aaminsanyihiin

in Kismaayo tahay Magaalo katirsan geyiga Soomaliyed Khayraadkana ilaahay ayaa u hibeeyey, waxayna kulan satay Bad, Webi,& Dhulbeered.

Inay dhulkeena damaaciyaan dadka shisheeye ,

Inay dheemankeena gurtaan dadka shisheeye,

Dhoohnaanta dadkeena ayaa dhibaatada abuurtay

Suldaan Ali Abdulahi Hassan
Sweden Västerås
004673489654

68 Responses to Waa Yaabee Kismaayo ma Magaalo Soomaliyed baa? mise waa dal cusub oo hada kusoo- kordhay Urur Goboleedka IGAD?

  1. Maxamadyare says:

    A.s.c dowladda soomaaliya gaar ahaan madaxweyne xasan shiikh waxaa looga baahanyahay in uu arintaan soo fara galin maxaa yeelay arintaan waxay qaranimada soomaaliya wuxuuna udhaartay inuu difaaco qaranimada soomaaliya marka muxuu la aamusanyahay madaxweyn dadka soomaalida ah arintaan way dhibtay hadaadan raali ka ehey ka qanci dadka soomaaliyeed

  2. jirde says:

    waxayila taha soomaliya waa loo tashadey waxayna u shidantahay reer galbeed iyo cawaan tooda soomaalina waxba gacan uguma jiraan ee soomaaliyu ha hanganto

  3. Mohamud says:

    Asc wa maxamud aregsame kismayo ma waxay kaduntahay gobalada ay ka baxeyn allshabab kismayo waxay gacanta ugashay didki iskalah ishii buktay kubikaxsa

  4. Moha says:

    Afara qaabilk iyo besha Absame ad afka kudagi jooji sxb dadka dulka alshabaab kaxoreyey waay beesha Absame benale Jeneralka cidamada TfG JUBOYINGA iyo Sheikh Ahmed Madoobe hadayna aheen manta juboyinka xormaahaden marka mamulka 80% waa inuu Absame lahada 20% waxaa lasinaya qaabailada kale oo kismayo ladagan

  5. wiil afmadow says:

    sabunke ku dhalay cun maxad ka waad ina beesh absame leedahay waa iska cadahay kismayo waa dhul absame guuuul

  6. cade says:

    kismaayo yaa leh kkkk ma is waydiisay aan kuu sheego ninyahoow KABLALAX IYO HARTI hadaadan maqal baro hadeer kkkk wax kaa yaabiya baad arkaysaa bal mareexaan uu dabada ka riixaayo ceer haku yiraahdo kismaayaan deegaan ahaan u leeyahay ma gedaa mise gobolada dhexe meeshu kk yaab magacay la bexeen ma taqaan walaalaha galguduud seeraar goobaale bare hiirale iyo mooryaan kale

    • wiil waamo says:

      cade xoshood sxb kablalaxaga ma aqaane meesha nimankii kaa suliyey ee marexan. yaa muran kujirro ee bosaaso aad ileen gurmad laagama sokeyee

  7. C/laahi cabdi says:

    Asc maxweynah xasan waxaan ku dhih lahaa ka daa sidaa xaq uma llaho puntland jadan had ayaa bilabday qaska

  8. somali boy says:

    silka hodaa iyo ilkayarti ku dhashay ku yaal kismayu maxa kaa galay. dagal baad ku dhamateyn oo badankina curyamon bad tahin aqoon ma lahidin. absame waa awooda geeska africa ethopia iyo kenyana way wataan. is ilaali sidii bare huraale yaa lagu wasin.hawiyo futo madoobe wax ba kuma shegayo

  9. Xasan says:

    Suldaan been boode in aa tahay way iska cadahay.waxada website kan ku sooqortana waxna kudarimayo waxna ka jari mayo beesha absame iyo jubooyinka iyo hawlahooda.meesha cayrta ad ku qaado aya kaga dartay danlaan ka dhigtay marka in qashankan ad meshan ku soo qorto a gartaa.

  10. Yusuf says:

    Sxb somaali waxba yaynan indhaha istirin kismaayo absame ayaadaga isagaana maamuli raaskanbooni waa wiilashii absame taasi waa midaas takale kenya waa ciidamo amisoon oo lamid ah kuwa muqdisho jooga ee ugaandha iyo burindi maxay qabtaan kuwaasi wa ayo iyaguse ma hawiyaaaa sxb indhaha ha istirin qoraalkan oo kalana masooqori kartid maalindanbe

  11. muumin says:

    warqaad waad mahadsantihiin intaa kadib waa sax Absame walaahi xaq ayey u leeyihiin in ay hogaanka u qabtaan jubooyinka maxaa yeelay ayaga ayaa ugu horeeyay wax jubooyinka dega dadka kale 2000 sanadku markuu ahaa ayaa ugu horeysay in ay guryo kadhistaan kismayo hadee guri laga dhiso meel aadan deganeyn aaqir waad ka qixi hadii la isku dhaco tusaale xamar yaa ugu badnaa deegaan ahaan guryaha iyo wax waliba waagii nabada hadana yaa ugu badan waa tusale wacan qofki caqli leh fadlan Absame yaan looga soo meerin xamar jubalandstate kama duwana ximin iyo xeeb galmudug hiiranstate kuwas oo iyagu is magacabay marka madaxweynuhu yuu ku ceeboobin arimaha juboyinka waxna ha iskula haro fulayow guuli kuu dhaweydaa

  12. Nabadone says:

    Bahda warqaad waad kumahadsantihin sida inoga iftimisen barnamijkan wadaniyadnimada ah. Waxana tihin runti muwadanin dhab ah.waligin u shaqeya qaranimo kana fogada kala qeybeynta somalida.

  13. Qalqalii says:

    Warqaad hoyada was iyo tii ilka jarta oo kudhashay, kismaayana Beesha ABSAME AYA ISKALEH ninki hor istaagana aaqara ayuu ugalbanaya

  14. Dhashane wiil wgrdhced says:

    Waaawarey warya ogaden ama majerten naga qabta

  15. Ibra_Aato says:

    Lax miyaa libaax ka adag misa somalidu aqli xumaa suu kenyan xun ugu hawooday dhulkooda carab waynayaalku aqli Xumaa caku nail

  16. Duuliye says:

    Reer warqaad cawa le kahadashen wax muhim ah in dadka latusiyo larabey

  17. Wadani says:

    Cajiib war webkan maxa kakhaldan ogsoönow ninki godob galow wa midkutala sumacadada iyo sharaftadana halaynaysa somalidu cidba meel ayay ledahay mamulkedana ayada aya iskaleh oo ay qusaysa somalida waxa kadhaxeya watanta qaranka kaliya iyo wada shaqaynta iyo midnimada guud takale khayradku dhulka somaliya oo dhan ayu kujiraa cidamada shesheyana way wada jogan dhaman wadanka suldan ma ahay shaydankan waxan soqoray maxuu ulajedaa war nin walawba meshada iyo dagmadada mamul oo ku ekow daya beenta aad wadan daaya iyo dhalecaynta muqadisho kasara dhibatada iyo dulka iyo boobka iyo dhaca

  18. Dalmar yare says:

    sax waad ku saxsantahay fikrada aad naga sisey hamiga shisheyaha nolow Suldaan looool

  19. kismaayo says:

    jubooyinka waa gobol somaliyeed qabiilo badan ayaana daga lakin waa lagu kala xoogan yahay. marka dowlada somaliya waxaan kula talinayaa inay cadaalada ahaato lakin haday qabiil gooniya raacdo igad iyo wadamada dariska ah faraha wey lasoo gali waayo meel aan cadaalada ka jirin waa meel bugta nin bukana boqol u talisay waaye sheekada. teeda kale dad waxaa jira shabaab gobolkan kula dagaalamayaay last 3 years e xaqa hala ilaaliyo.

  20. fidma dide says:

    isada an wada aragno qof weliba o saxibul caqli ah webka warqaad wuxu kashaqeya fidmo laiskaga horkenayo umada somaliyed. Waxan dhaman umada somaliyed kacodsan inay katanasulan colad iyo webka warqaad. Insha Alah xukta kusabsan warqaad wan shacindona haday umada xumanta kadayn wayan.

  21. M.D.H says:

    Warqaad waxaad wadiin joojiya kismaayo kama duwano putland iyo somalilad hada kismaayo reerki u dhashy ayaaa gacanta ku hayaaan.

  22. calidoy says:

    Allahu akbar allahu akbar dhamaan inta muslamiinta ah waan salamayaa kismayana gacanta galada way ka baxaysaa insha allaahu

  23. Mohamed says:

    Hooyada was kaaley adi kareeb ogaden kismaya hada xoog majira history repeat itself wada dadki laha aya hada imade ninki kaxun adey kutala aniga waxan ahey marna kenyan marna ethiopian ya i hor istagi kara.

  24. Wiil sade says:

    War ogadeen iyo majeerteenow somali wey istaqaanaaye mad xaarka joojisaan wale meel aad ku dhigtan baad waayeysaan ogaadena iyo majeertena hada ma dhalan e inte tabarta dheeriga ah iyo xoogu ini kaso galay mise waxa hadlaayo idinka mahane wa kenya fajacaye somali weyney ogaaden ma 2012 ku dhashey

  25. calidoy says:

    Dadkinaan somaliyed idinkoo raali ah diintiina xagee oga carareysaa war iskadaya mamul iyo qabiil iyo beel kaliya ilahay casa wajala kitaabkiisa qaata oo isku xukuma markaas ayaa dhibka ka baxaysaan inta aad ka carareysaan alle kitabkisa halaag uqubo musiibo kama baxeysaan war mahiiga ayaa ilahay diintiisa ka dorateen jahiliin war xishooda oo imaan yeesha oo ku adkaada diintiina alle ina cadaabyee

  26. Wiil sade says:

    Walee wiilashii dhamacda ku so koray way jogaan e mad hoy jogtan xabadi ogaaden ban ahay e ha igu dhicin ma yeeleysee wn arkeynaa waxaad la fadhiladi hiin meshay ku danbeyso

  27. wadani says:

    kismaayo waxa iskaleh mareexaan ogaada ninki sodhar dhigtow kk maara kutaqaan bushkax bul bac kk marka adeerayal kenyana lololz tanku dhacda ogaada waxan oran leta kibandha hakuna udhihi doona kenyanki sanka dhudhiga laha asagana maaraa taqan afkana kagalina xaraamiga kenya ana shaqo kaqabana wajana naayo

  28. abdi ogaden says:

    somalia waxi bur buriyey kan aya ka mid ah xolo xun aya tahay dadkan dhib wa ka so dalay . Kismayo absame aya iska leh hoyada hata ma hor istagi karto e calacalka mesha la fadhi dheh sidi nagahi aya u warantaye

  29. Diig.diid says:

    Suxufiyinta wa dadka jcl isku dirka somali waayo mar walbo waxey nagu wadan qawil&qabyaalad.oo manta naga dhigey dad lo kal meeyo sida tuugsatada

  30. Araxeey says:

    Acw soomaaliyeey ceel waa ma wi intajoogtana waa marqaati afka beesha sade waa kismaayo waa dhul soomaaliyeed qofkii lagu danaysanayo iyo kii dalkale kayimidba way iska tagi insha alaah wayna waareeban tahay soomaaliya guul

  31. Dhagaxtuur says:

    War adoomey sowadata mise doqonki indin dhalay oo cagta dheera kismayo aad xukuntaan k/bare adan shire (bare hiirale)the legender¡ Iyo libaax yadisa o qarbi galaan aya kahoreso una maleen maayo iney dhicidoonto taas axmad madowbana spermki chirchir ayan kadadinena waxana balan ah inu gaariso xita ama kalinka shanaad uu kumasanwayo cagdheerta wehlineesa and you will see what the war is fucker

  32. wadani says:

    kk ardaya absame kuyeh afku urbadan muxu kayahay absame ama ogaaden somaaliya iskabadaaye kismaayo wala yaqana ogaaden rufiyaanimo idin ku ogahay caqliga luguhu idin kagalay carwakasa kenya urufiyantana kaligin istaga meel hadeysan gadaal la idin kamarin rageedi hadi nan ku walan agah jaa ega kk ana idin kuqosla lololz

  33. ina barre says:

    war marexanoow markad sagarada iska dabanayseen ragbad xabada ridayey oo shabab meesha kasaray. Magalda wa magalo somaliyed cida nala dagtana wa layaqana. Wa sida cawra mare gal jecel tuni shekhal mamulkana waxba laga siinayamarka ordaya garba hareey oon ha idinku layee midgad marka horaba ahaysdene. Tan kale somalia imis mamuba kajira. Dowlada ma qayba ka ahayd ama so dhistay. Meshan markay shabab dadka kudhibayeen oo lama hadlayn marki la xoreyay ya ninwalba isa so dhigay.

  34. Xog-ogaal says:

    War nacasiinta caytamaya xoolayahaw qabiilka aad ku faanaysaan ma jannada ayuu idingaynayaa annaga ayaa Absame ah iskumana quurno in lalabadaas aan ku hadalno eega waxaad cadayseen in aad tihiin nacasiinta iyo juhalada absame war isku xishooda xoolayahow fahmana in lagu kala fiicanyahay kaliya cabsida Allaah (قال الله تعالى
    إن أكرمكم عنداالله أتقاكم)

  35. Singalayr says:

    Hakafiir sado madaxwaynaha fadarada ah jubaland absame baa leh

  36. Dhagaxtuur says:

    Ogadeenow hadana caqli xumadiina ma kimayo cadey miyaa hawo idinkagashay awal caqli badan mina lahayne lakin waxad kadaremidontan korkina marki meedkina sidi laamiga logusocdo ayuu caqligina taam sonoqoni

  37. irhaabi09 says:

    Asc All muslimiinta waxan weydin lahaa qoraha websetdka yey ahaayen kuwa qab saday bay iyo bakol markii laga reebo gaalada yey ahaayen kuwii qabsaday hiiran iyo galgadud yey ahaayen kuwa qabsaday balad xawo iyo luq jwbtada hadey tahay dowlad tana waxaa qabsadey dowlad hadad ledahay kuwas waxaa qabsaday qabil tana waxa qabsaday waa qabiil hadad leedahay gaalo kenya ayaa qabsaden wuwaasina waxaa qabsaday gaalo tan somali oogu xun ee itoobiya waxase kuu dantay in aad ku ekaato galo ayaa wadankenan maamulaneyso ee somalay kaca an garab istagno waliilasha difaaco diinta ee Al.shaab

  38. will absame says:

    Aduun waaba la daali ilka yar oo ilka yar ah ayaaba hadli waryaa hadal waxba tari mahayo ee kismaayo ogaden ayaa leh ee ilka yar hub soo qaado hee waxaana igu balan ah in aan kismaayo kaa ugaarsadee siddii jeer oo kale waa igu balan ileen dameer walba wuu iska hadlaa ilka yar waad ilowday bare huraale iyo kismaayo 2009 waa malin aad iyo aad loo wada yaqaano oo taariikh leh

  39. Suleymaan mohamed adow says:

    asc kismaayo aniga aya iska leh ee dowlad kasto iyo qawiil kasto ha isku daa lanin all bye bye k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

  40. will absame says:

    warqaaad news.com aydii ina dhashay was kismaayo adiga sii ilka yar hee ina gumeed kismaayo waa dhul absame kismaayo waa dhul ogaden hawiye oo ueg doofar iyo ilka yar oo is wadato waxba qaadi mahayaan ahmed islaam ayaan u haynaaa ilka yar iyo waxii wato sidda loo gali jiray ayaa loo gali 2009 miyaad la iloobay bbc ayaa laga heli huraale oo laga waraysanayo kismaayo walibane waxaa ka qaaday catoosh huraale kismaayo ma ahan balad xaawo indhaha fur adiga iyo ilka yarta aad wadato dhulka hadda calanka waxaa u siddo sh ahmed islaaam ilka yar iyo hawiye black raaaskaboni ayaa lo hayaaaaa dameer iyo dooc kayeerba daanka ayaa looga dhuftaaa xabad

  41. Sade side says:

    Asc dhamaan marka xigta qabyaalada mawacna Daarood waa wada dhashay Kismayana way kufilan tahay hadi lahelayo anu waxan qabaa in ay maamul Dowlada usodhisto mxa yelay cidamada wa cidan dowladee marka Abtisame & Harti & Sade yan dib loogu laaban
    Hdiise qabyaaladii xumeyd dib logu laabto dad wuu isyaqaanaa Kismayo iska daaye Gedo ayan casri jahiligi kaso diray waaba hadoo lahormaray
    Kismayo maha NFD ama Kalinka shanaad
    Faafaxdhuun oo afka heysa ayad afmadow kacabtaan
    Lolz

  42. Abduba says:

    I hop its akwad 2 say Kismayo belong 2 rer hebel.it belongs 2 ol somali’s.lets nt waste our tym 2 useles tings.tnx

  43. Ama ama iskadaya says:

    Ogaaden waa asaga ku haya kismayn anaa leh marguri lashegta buu kuleyahay sarta madhamaato baranwa guryaha xareed yarow aanla sookobi karin cascasay baar qandal tawakal waxa leh ma ugaadeen bey umaleyen aada afmadow waxaa lala socdaa dad reer mayi in ciidama kenya aydilen waxay ahaayen marexan taa waxay tusaala utahay deegaanka mi yiga sidu udaga sada marexan ogaadenow maad baqbaqda jojisan xabad marexan waa caan hada maydan dhalan hadaan nahay marexan waxaan ladagalannay maxkamadaha buaala sadax maalmood ayaan alshabaad waxaan awood ku dhaxmaray adigoo birta dher ilaa banka jiira iigalay maalinti alshabaad dagashen adinko ah ogaden waxaad dagaalami wayday 4 saac xasuusta ku darsa gobolka gada itobiya majoogta waxa alshabaab ajaanibtoda kuladirira waa marexan gobolka jubooyinka anaa kadagalama waa wax ay wada ogtah jilec jarer walaalkey baatahay wada noolashaha diyaar hadii aad diididna mareexan qabiil kismaya kama sarikaran waxaa kasaari kara baddoo soo baxsata waxayna dagayaan hadi badda takta afmado ama dhobley ay noqda xeeb ayaa kismaya nøono qaneysa markii aad qoxootiga aheed waad ilowsan tih kuwii luuqajewlow caana böoraha bariska idinku qaybinaya xukunki 21 siyad bara tala aankusiya dagaal rees kismaya weyka daalen nabada aan wadaqadan intii aan soo sheegay faankaga umbaan ka jabaabayay

  44. C/raxman bulsho says:

    K.k.k ogaaden sidu u padanyahay ayu u aqli yaryahay.kenya aye dad cml uso kaxesten wale 10 wiil o qabilada kale ah aya magalada kasari doonana ila arka mardhow dantoda waxay ku jirta iney qaatan mamulka waxa laga siyo war absame wa xolo dhul padan aye farahena ka baxshen hadana dhici meso insha alah

  45. Gabadh somali says:

    Kk

  46. Aqonyahanka da'da yar says:

    Asc war wan yabaye ogaden gormu dad noqday so ti la xukumijiray waligi gormuse j/boyinka sheganjiray? Wale cagdher wa kibirtay kismanyo ragba lehe isaga carara hadi kale waliginba wa la idin wasi jiraye wa la idin wasi marexan iyaga kismanyo idinkaga badan waligin bayna idin xukumijiren wa na idin xukumayna tugadiyaw? Horta wa suale kablalax maxa qa’inul wadan ka wada dhigay war cagdherey inad cada qatayal aha tan ya idin qoray tiro badana o tayo yara dufku baxa kenya waxay waqoyi bari idinkugu qaban wayday wlhi kismanyo uga helaynin marexanow kismanyo cadawga ka qabta o axmed doqon iyo inta cadaqatayasha ah ka qabta dhulka

  47. Garoowe boy says:

    Marexaanow Ogaden intuu wax baranaye idinku sagaaro ayaad ugaarsan jirteen, Ogaden waa kii jaahilnimada idinka bixiye o diinta idinsoo gaarsiye iyo culumta Maadiga ah. Bal soo sheeg Somali idil Ogadeen beel ka cilmi badan. Mataqana Ogadeen dadka ka dhashe sida Sayid Maxamed Cabdulle, Qaman Bulxan iyo Raage Ugaas. Marexaan dad noocas o kale malaga heela

  48. Kismaayo says:

    K.k.k kismayo weynagu filantahay e an mamulka qebsano jojiya baq baqda 2009marexan shabab ba ka saray magalada lkn nabsi wa maguran su.asha wa maka danbesen adinka hadad ka sarten maxad u jogi weyden marexan konfur o dhan cid manta oga awod badan mlhan iyo bartamaha waliba marexan midgamimo alla ka dhereyay wa cido leh hil iyo ho manta an wax wada qebsano wey ogalyihin lkn ogeden markad aragtan cidkale o idin garab tagan wa la yaqan faq faq ad hadana mel ku gari weydan jogo wa wax idin roone

  49. wardheer says:

    Kkkkkkk thnks all my best friends the one who defence in kismayo walalayaal hadal lama saarnaado maah maah ayaa ah hasha labada geel jecel laba gabi dhex dood ayaa waraabuhu ku gowracaaa waxaan dhihi lahaa ninkii u soo hanqal taagaya kismaayo yaanan gobolkaaga laaga hoos marin intii aad ka dhur sugu kismaayo ninkii lahaa ayey dhaxal u tahay asaga ayaana maamulaaya haduu rabana wuuba goosan. Kismaayo tankale ilaa hada ma iswaydiiseen. Ciidamada ka howl gala muqdisho•baladwayne•baydhabo iyo meela kale oo badan xageesa ka yimaadeen ma ciidamadii muuse yalaxow iyo momed dheeraa misa dowladdii burburtay ayey ka so hareen misa jwb waa maya jwb waa uganda iyo burinta ayey ka yimaadeen maxaa kenya ka dhigay tuke can baar leh. Marka haa las tajiyo kismaayo ni nkee dii ayaa haystee ninkii dhUxul ku dubi jirayna shaqo ka wacan ayaan siinaynaa $ like a watch man

  50. Dekow says:

    Warqaad dhexdhexaad ma ahan. Maxa kismayo ooga dhex lumay. Marexan midgaanow dawaco meshi macal uga baratay macalul ugu dhimata. Kismayo markad ku dhaman lahayd aya lagaaray. Bare hurale iyo gedo ka so duulki way isku dhamaatay

  51. Wiil absame says:

    Warqaad dhexdhexaad ma ahan. Maxa kismayo ooga dhex lumay. Marexan midgaanow dawaco meshi macal uga baratay macalul ugu dhimata

  52. Guul-wade says:

    kkkkkkkkkkkkk waa riwaayaddii iigu qosolka badneud aan daawado maxey dheheen Absame baa kismayo iska leh kkikikikikikikikikikik

    ma le’deen wiilashii mareexaan waraaryahaye iyo qaar kaloo badan war ragaasi kismaayo waa ku xaadir
    ogow markii hore xabbada wiilashaareexaan ee shababka ah baa
    lagaaga gabbanayay
    illayn xabbad mareexaan cidna dhawaqeeda uma adkeysatee bal xanuunkeeda iska daaye
    horta waxaan idin dhihi lahaa wiilashiinan jidbeysan ee ku haya absamaa wadanka leh waad riyooneysaane hurdada ka kaca
    ciddaan Sade ahayn oo loo daba fariisanayana majirto

    ogaadana hadda waa la inku meel gaaraye iska raali ahaada baxa wlhy
    absame magaalada kismaayo ka taliya inaanay dhici doonan oo taas waxaaba uga dhow sheekhaal in maamulka aan udhiibno
    lkn askar waad ahaaneysaan taas waa la idiin ogolyahay
    haddaad intaas diidaan duurka gala oo jabhad noqda sidiinii BEebee ha la idinku baabi’iyee

    wabillaahi towfiiq

    Guul-wade

  53. cade says:

    kkkkkkkkk guulwadoow hadaad kismaayo leedahay mooryaanta habargidir sooma aadn kaxaysateen la soco bal hadeerba hakuu yimaadaan ceer mooryaantii indha cade

  54. cade says:

    guul wade dhaadhaan inaad tahay waxaad tiri xabada mareexaan waa kulushahay waxaad rabtaa inaad mooryaantii indha cade iyo goobaale iyo seeraar aad wax ku noqoto ala ku dhaan dhaan ducuf ducuf dhalay hadaad kismaayo sheeganayso maxaad adoon mooryaan soo hogaamin u imaan wayday shisheeye waxba laguma noqdee ha ceebeen mareexaan doofaaryahaoow

  55. Sahal kismayo says:

    Asc mamulka warqad & aqristayasha mar hore aniga waxan kaso jeda bari lkn waxan ku dhashay kismayo marka waxan dhihi laha hadi mamul lo sameynayo holo magacabo belaha \bajun) jareer) wardey) tuni)adiga belaha laga tirada badan yahay besha sade marbey ahayen hada hadi kismayo la tira kobo elay ayaba ka badan absame sedax calanlena hadi ay ka baxsanweso hala siyo mel ma genayo

  56. haashim says:

    marka hore waxan slmaya dadka musliminta ah ee webka la socda (as.wr.wb) sln kdb waxan aman u jedinayaa webka warqaad & dadka ra’ayigoda ku cabirey daren islami ah kuwa kale waxan leyahay waxaa tihiin eeyihii absame & doofaradii marexan ee gumeystaha u sacbiniyey ma waxaa daremi weysen inaa adoomo u tihn kenya & israil ilahey ha lacnado inta qabilka caabuda codowgisana ha idin ku salido‏ ‏‎ farintan waxaa qorey dr. haashim‏ ‏‎ kula soo xirir cabdulaahi1660@hotmail.com

  57. haashim says:

    ma waxaa isu fiirisen gaal & muslim dabadedna gaalbaa doorateen. ma waxaa isu fiirisen xuriyad & gumeysi dbdena gumeysi baa dooraten. ma waxaa isu fiirisen nuur(mujahidinta) & mugdi(murtad madobe) lacnatulahi caleyhi kdbna mugdi ayaa dooraten lacnatulahi cala dhalimin. ma waxaa isu fiirisen absame & ilahey kdbna absamaa dooraten ‎والله ما أقول لكم إلا كما قال بن حزم(والله لو علمتم أن عبادة السلبان تمشية أموركم لبادرتم إليها فنحن نراكم تستمدون النصارى والمجوس فتمكنونهم من حرم المسلمين ومقدساتهم وربما أعطيتم المذن والموارد الغالية طوعا لعن الله جميعكم ‏‎

  58. Caqil yare says:

    K.k.k.k.k waa la yaab dunidan manta ogaaden ayaa hurdada ka kacay xage ku aragnay ogaden dadnimo sheganayo ama dhul kismayo u doodayo waxan ku ogaa rufiyan iyo damer xumi absame kulaha o arad o kenya fudada u dhigo dowladan aya 11 xildhiban idin sisay marka waxad iska dhigtin dad ku fantamo kismayo

  59. xaajiga says:

    @Sahal kismayo
    sxb waad yarehe dheeraysaye bal xamarta ay hawiyuhu sheegaan xilligan tag dadka ugu badan oo deggani waa dadkii baay bakool iyo shabeelaha hoose,, dadka jooga waxay ka yihiin 60% lixdan boqolkiiba, laakiin kama dhex muuqdaan sababtaas mays weydiisey??? maa maamulka wax laga siiyo?/ jawaabahaas adigaa lagaa sugayaa??? oday dalkan waa kismaayo e waa dal soomaaliyeed laakiin qabiilka iska leh waa la yaqaan reer hebel baa ku badan waa dhammaatay meeshani waa goof la mida goofka xamatr!! kii diidaya kii ogolaanaya kii jecel iyo kii neceboow..

  60. kkkkkkkkjk
    qosol badanaah ogaden iyo majeerten Mohaa maanta hadlayo wiil Sade mareexan sharaftooda sumcadooda soomali idilkeed halawaydiyo cadmium save siyaad NA Oran jiray. PO an islaheen save daarood ayaadhalay shaahid maanta dagma xun San uguul caytamaayo mareexaan ayagaa utalin unatalin jiray waligood Italian maanka ku haystack urayaalki qanisin tahaayo lo layqanay in etopian iyo somaliland wasijireern. Wale majeerteen iyo ogaden hadst yimaadan kismanyo Kilauea wanoo sigaynaysan elen ragmatahiineh dhankay kaajirtaabay dhaxani kaadishaye doqonay dabkaa BA midakale habargigdir waa laandheere hanoolaadeen waa walalaha galgaduud doxada juba majeertena ragmaahan meeshydagan yahiin ilamaa Bosaso. anagay Nagy dhisantahay naago dabawaynayaal wax aygalaan maleh waruufiyaano ogaaden absame dhaantada tints Utah’s keenya marmalade ha in fuushee Olsen mareexan man xabdood naarta Tabatha’s Islamabad celinkartaaneh dhaantada nootuna an kuqayilneeh ilen wacalaad Rankin eipian Fiyore Kenya’s iskadhalay walaahi somalisax ah maahan Gaab la in cubic Midas kale Kenya haybaxdo waad baxaysaan ogo
    BA caayayan

  61. baarqab sade says:

    BAARQAB SOMALIYEED IYO WIIL WAGARDHACEED KACABSO
    SAMAAN BADAN KISMAANYOY
    GADOON SAARKA LAGATUMI
    GALGADUDNA SAHAN TAGIN
    SEEXAN MAYNO WALIGEEN
    SADE SOOROGAAL CELIH
    YAA UBAAHAN IN LAWASO
    AWAYE DADKA HADLAYO
    DADKAAN RARANJIRAY SOOW MAAHAN
    MIDAKALE MAJEERTEN KAAN NAAGAHAA
    AWALBA NAF MALAHENEH
    OGDENKA IYO MAJEERTENK
    KISMABYO NAGA HOODA HANOO KEENEEN ALLAH MAXAAN
    XOG KUWASAY ILLEN BAARQAB BAA
    KISMAANYO KA AHAAYE ANOO MARQAN SAN AYAAN. EBAR KADHIGAY NAGAHA MAJEERTEENJA IYO OGDENKA QURUN BADANAAH MARKAAD KUBIYBAXDO UF RAGOODA XITAA KISMAN YO AYAA LAGU WASAAH
    WA WAX EITOPIA IYO JENYA UWASAAYEEN URAYEE UF
    KISMANYI MAREXAN AYAA UTALIN WALALAYAAL ISKADHAFA DODA HABRGIDIR WA AY UTALIN AQALKA CAD AYAA LOGATANIN EE MUQDISHU. MAREEXAAN HANOOLAADO ILLAH IDANKI KENYA EIPIA OGADENKA DHUXUSH KEENO ABAA BA EEN HABQTIYEN HABAXEEN SHACBKA SOMALIYED HANOOLADO
    WIL SHA SADE HAGUULAYSTEEN MAJEERTEEN RUFIYAANKA HADHACO HALWASO SXBAYAL MAMULKA ANAGAALEH SODHAWADA TARIQDA KAWEEN WAXA LOO WAKISHAAH MIDKA WAYO ARAGEEH KISMAANO UYAQAN MAREXAN SADE DAROID CAAN SUMCADODU WA CAAN SADE LAGUYAQAAN SANDULAYSI MA OGALA
    SAQIIR IYO KABIIRKUBA OGADEEN IYO MAHEERTEEN MAAD SARE UKACDAANO SURKA UBAX UGALISAAN SABKA UGARACDAAN SADE SOO ROGAALCELIH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKK
    KKKKKKKKLKLKKKKKKO
    KKKKKKKKK
    KKKKKKK
    KKLK

    KKK

  62. ali abu says:

    as/c waxaan rabaa in aan o gaado 21 sano kahor yaa lahaa kismayo.waxaan ka wada dadka asalka u leh marabi in aan o gaado dadka gaajada keentay iyo dadka beec mushtarka u imaaday

  63. Walal mcne absame wanu ku cisayna walale wanu kasi jedna walalken naga wayn bad thy ha isku kaya so jedin hasogudbin xadkaga hadi kale wad eedi wad ogthy marexan in dagaalka lugu yaqano k.k.k.k. Dagal bes ah ma ahane tas waxa no dheer in madaxweynihi somalia ogu fcna u marexan yhy r/w rihi somalia ogu fcnana u marexan yhy k.k.k. Waxa xususin mudan barhirle inu so socdo dignin

  64. Asc ani markan firisho fikradaha dhaxyala iyo damaca qalafsan galada siba kenya iyo gtobiya waxan dhaman tacsi hawada umara muwadininta somali waxana leyahay qabil maxow uqabta mayd wax asala somaliya iyo dadka wax garadka wa mayd an wax asaa la arag dugaa duurka ku cuna inta wax magaratada qabilku dulaystay jajusayan waxanse jeclahay inan idin waydiyo su.al weliba kuwa difacaya kenya miyadna arkeyn waxa ka dhacaya islii iyo garisa miya laga jecelyahay dadka somaliya e dega isli iyo garisa wayab miyey dadku hurdayaan mise itobiyan ahayn taan naqiin gowmay naladhalatay o an walalaha noqonay

  65. aga aga aga aga warhedhe kismayo maxaamuranka galiyay ogaadeen talada haloodaayo cidkale ee wax xun raadinaysana sidii alshaabaab haloola dhaqmo ayaan leeeyahay…saaxiibayaa..

  66. dalcada boy says:

    dhamaantiin waxaa idin haayo cudur kismaayo waana layaab dadka geltada ah oo ku murmaayo lahaanshada kismaayo. wilkan mareexan riiyo ayuu ku jiraaa abdidore iyo beerxane dadki lahaay ayaa joga waana cormale iyo gaaljecel riyada iska daaf inaad ku qanacdo buula waawo melaha la midka ah.
    ogaaden waa layaqana mesha asaga deganyahay afmadow iyo xaduda kenya iyo somalia kismaaya iyo mel u dow madagana.
    kismaayo waxaa iska leh reerka keeno caanaha iyo hilibka oo muhiim u ah nolasha dadka degan magalada waana reerka cormale.

  67. hiiraan says:

    waxa soo joog laga la’yahay sow ogaadeen ma ahan waa reer hunguri badan xoogaa lacag ah ayaan siineynaa waxii ay gacantooda ku dhisaan iyaga ayaa ku dumin doona ciyaartana banaanka ayaa ka eegeysaan wax yar aan sugno

    mariixaane waxaan leeyahay adiga gob ayaad tahay laakin dhulkaasi wax kuma lihid ee ka joog ayay maradu kaaga furan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII