Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Goordhaw Sirasmi ah Ugalay Magaalada Kismaayo “Dhagayso”

wararkii uu danbeeyay ee naga sogaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay goordhaw gaareen Cidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa kasocda Dalka Kenya.

qaarkamid ah dadka degaan oo lahaday Warqaad.com ayaa waxa ay u xaqiijiyeen in Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay si rasmi ah guda ugu galeen Gordhaw Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

“wax dagaal ah ma uusan kadhicin halkaasi oo ay Ciidamadaan Huwantaa ay si nabadgaliyaa kula wareegeen halkaasi iyadoo aysan wax xabad ah ay san halkaasi ka dhicin” sidaasi waxaa yiri mid kamid ah dadka deaanka oo lahadlay Warqaad.com.

Riix Halkan si aad udhagaysato Faah Faahinta qabashada Kismaayo

wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in la arkaayay Ciidamadaan oo watay gaadiid badan oo dagaalka ah iyo hub badan wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ay jireen diyaarado dagaal kuwaas oo kor ka iulaa linaayay Cidankaan marka ay galaayeen Magaalada Kismaayo.

Dhamaan Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo ayaa sirasmi ah isku ballaariyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ay halkaasiba kasameeseen Saldhigyo.

daka degaanka ayaa waxaa lagu soowaramayaa in ay hakaasi ku soodhaweeyeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya kuwaas oo isugu sobaxay hareeraha wadooyiunka soogala Magaalada.

Shalay ahee aheed markii Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay galeen Xaafado kamid ah Magaalada Kismaayo inkastoo ay markii danbe ay dib kaga soo laabteen halkaasi.

Warqaad.com— Muqdisho Office

One Response to Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Goordhaw Sirasmi ah Ugalay Magaalada Kismaayo “Dhagayso”

  1. abdirashid abdi farah [ qoorjabiye ] says:

    waraabo daalay Dirirtiisa ayaa lootagaa, Ogaden waa uu soo jedsaday hadda. Ee raali noqda darodow doomihii iyo gawaaridii idiin qaadi lahay waa diyaa
    Gedo iyo Putland ayaan xaryo Qoxooti idiinkaga furnay. xuduuda Ogaden waxaay maraysaa Jilib kakore waa xaramka .hadaad soo gaarto waa inaa kibaandhe kenya ama aqoonsi kenya inaad wadatid.Garissa iyo Kismaayu. Iyo Nawaaxigeeda qashinka iyo kaneecada waan ka saareynaa
    ( Putland iyo Gado)<——<– JUBALAND IYO OGADENIA IYO GARISSA KENYA OGADEN AYAA ISKALE
    car yaa diidikaro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII